Home » 7:33 am Entries posted on “January, 2015”

Xasan Sheekh Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Muqdisho Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Saacadaha Soo Socda La sugayo

Muqdisho:Jan,25,2015(SDN/QJ)-Garoonka Caalamiga ah ee Aadan cadde International waxa goor dhaweyd kasoo degay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo kasoo kicitimay Dalka Sucuudiga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga la socda waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muxaadaro ku saabsan Jacaylka Nabiga oo ka dhacday Gaalkacyo

Gaalkacyo Jan 25,2015(SDN/QJ)- Iyadoo ay waajib ku tahay Qof walba oo Muslim ah in uu jeclaado Nabi Muxamed ayaa waxaa Muxaadaro arintaasi ku saabsan waxaa ay ka dhacday Masjidka Nasrulaah ee Magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Xaafada Garsoor waxaana soo jeedinayay Sh.Cumar C/qaadir. Sh.Cumar waxaa uu Muxaadarada oo kamid ahayd Muxaadarooyin Isbuuc leh ah uu uga hadlay: […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waayeel Qooqay, Qalinkii Garyaqaan Cabdale Dahir Adan

Maalmuhu waa hadhooyinka nolosha nolosha, waxana ay ka mid kastaa kaga gadisan tahay ta kale, waxa malintaas guul ama guul-daro ku qoran bogeeda, se cida wanaagaas ama xumaantaas ku qoraysaa waa bulshada, marka ay timaado doorashada cida hogaanka u qabanaysa, bulshaduna waa cida gudinta daabka haysa, ee maalintaa goosan karta hadho wanaagsan ama hadho xun. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Why Somaliland? Why?

Introduction Summary Why Somaliland still unrecognised by any other state? What is the problem tree? Is it Somaliland politicians, or other UN member state countries? And finally is it legal or political issue what protects Somaliland from its deserved recognition? In this commentary I would like to discover some ripostes to the above mentioned questions. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Islaamiyiinta Daacish Oo Gawracay Midkamid ah Muwaadiniintii Reer Japan ee ay Gacanta ku Hayeen

Mousil:Jan,25,2015(SDN/QJ)-Ururka Daacish, ayaa soo saaray Muqaal ay ku muujinayaan inay Qoorta ka gooyeen midka mid ahaa laba muwaadin reer Japan ahaa oo ay gacanta ku hayeen. Gawraca ninkan ayaa ka dambeeyey markii ay dhamaadeen 72-saacadood oo u qabteen in xukuumadda Japan ku bixiso lacag dhan 200-milyan madax furasho ah siin. Ra’iisul Wasaaraha Japan Shinzo Abe […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Turkish aid agency opens research hospital in Somalia

The Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA) — Turkey’s international development body — will officially open Sunday a training and research hospital in Somalia’s capital. According to the Turkish Health Ministry, President Recep Tayyip Erdogan and Health Minister Mehmet Muezzinoglu will attend the official opening of the 200-bed Mogadishu Somalia-Turkey Training and Research Hospital on Sunday. The two countries signed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: UN, international partners call for resolution of country’s political crisis

New York, Jan 23 (IBNS) The United Nations and its international partners on Thursday voiced concern over delays in the resolution of Somalia’s long-standing political crisis and in the implementation of a stability-building mechanism as they called on the Horn of Africa nation’s President, Prime Minister and Federal Parliament ‘to unite for the greater good […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Review: ‘A Man of Good Hope,’ by Jonny Steinberg

NONFICTION: A searing account of a young Somali man who fled Mogadishu for South Africa, where he encounters opportunity and violence. “Perversely, xenophobia is a product of citizenship, the claiming of a new birthright. Finally, we belong here, and that means that you do not.” This is Jonny Steinberg’s comment on a harrowing episode in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

IMB slams decision to pay pirates

The International Maritime Bureau (IMB) has criticized a December decision by the European Court of Human Rights (ECHR) that France should compensate convicted Somali pirates for trial delays. “These criminals have been responsible for taking hostage thousands of seafarers who were subjected to unprovoked violence and sometimes torture,” a spokesperson for the IMB said in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘Turkish schools are building the future’, expresses Somaliland leader

The leader of Somali’s autonomous Somaliland region, Ahmed Muhammed Silanyo, has hailed Turkish schools for their efforts to bring up a bright, new generation in the Somalia, calling on Turkish entrepreneurs to open more schools in the country. Turkish schools in Somalia have shown great success. Hailing the success of Turkish schools in Somaliland, Silanyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »