Home » 4:17 am Entries posted on “January, 2015”

Qurbejooga Hargeysa oo Canbaareeyay damaca ciidamada ee Dhulka Masalaha iyo isku duubnida shacabka ka soo horjeestay

London Jan 26, 2015(SDN/QJ)-Jaaliyada reer Somaliland ee qurbaha, khaasatan Beelaha Bartamaha,Bariga iyo Konfurta Hargeysa ayaa baaq ay soo saareen waxa ay uga hadleen dhacdadii ciidamada Somaliland ay isugu dayeen in ay ku boobaan dhul kuyaal xaafada Masalaha ee magaalada Hargeysa, Baaqa oo ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Beesha ayaa sidaan u dhignaa: Ka:Muwaadiniinta reer Somaliland ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kooxda Daacish oo sheegtay in ay Qudha ka Jareen mid ka mida labo Weriye oo Japan u dhashay oo ay ku hanjabeen in ay dilayaan

Elapo Jan 26,2015(SDN/QJ)-Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalalka Syria iyo Ciraaq ayaa sheegtay in ay dileen mid ka mida laba suxuufi oo u dhashay dalka Japan oo gacantooda ku jiray. Kooxda Daacish ay   dawlada Japan u qabatay 72 sacadood in ay ku bixiso $200 oo million si loo soo daayo Haruuna Yukuwa iyo Kenji Goto. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hoggaamiyayaasha Dalalka Maraykanka Iyo Hindiya Oo Heshiisyo Cusub Kala Saxeexday

New Delhi:Jan,26,2015(SDN/QJ)-Dalalka Maraykanka iyo India, ayaa la shaaciyey inay wada saxeexdeen Heshiis muhiim ah oo ku saabsan xagga Awoodda Nuclear-ka oo in muddo ah uu muran ka taagnaa. Madaxweyne Obama iyo Ra’isal wasaare Narendra Modi ayaa Heshiiskan ku kala saxeexdan Dalka India, waxana tallaabadan lagu tilmaamay mid Horumar ah oo labada dal ka gaadheen is […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ballanqaadyo Yididiilo Geliyey Shacabka Soomaaliyeed Oo Madaxweyne Erdogan Kaga Dhawaaqay Muqdisho

Muqdisho:Jan,26,2015(SDN/QJ)-Quluubta iyo indhaha dadka Soomaalidu waxa ay si weyn  diiradda u saarayeen Booqashada Madaxweynaha Turkiga ee Muqdisho iyo waxyaabaha uu halkaas ka Ballan qaadi doono, waxana haatan ay heleen Jawaabo soo jiidatay oo ayku qanceen. Jawaabta ballan-qaadka ah ee madaxweyne Erdogan bixiyey, ayaa noqotay mid niyadsami badan ku abuurtay shacabka soomaaliyeed, taas oo noqotay inuu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Akhri Faallo Xiiso Badan Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Qoray Booqashadii Madaxweynaha Turkigu Ku Tegay Muqdisho

Muqdisho:Jan,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa markii ugu  horraysay qalinka u qaatay sidii uu u bayaamin lahaa qiimaha ay booqashada Madaxweynaha Dalka Turkigu ugu fadhido Gebi ahaanba dadka soomaalida, isagoo ku tilmaamay mid aan la hilmaami Karin. Madaxweyne Xasan Sheekh oo aan hore looga Baran inuu qoraallo ka sameeyo booqashooyinka iyo dhacdooyinka kale ee dalka soo maray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shaki ka dhashay Amuusnaanta Gollaha degaanka Hargeysa ee ku wejahan dhul boobkii Shacabku ka hortagay ee Ciidanka

Hargeysa Jan 26,20159SDN/QJ)-Shacabka caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa maalmihii ina dhaafay isweydiinayay halka ay mareen Gollihii Degaanka ee ay u doorteen in ay danahooda ku metelaan. Gollaha degaanka Hargeysa Ayaan ilaa iyo intii ay bilaabatay xiisad ka dhalatay isku daygii dhul boob ee ciidamada dawladu ku damceen dhul dan guud ah oo ku yaal xaafada Masalaha. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Da’du Ceeb maaha inaan shaqaynaayo oo fikiri karaayo way iga muuqata” Waraysi Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 26.Jan 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa  wareysi uu  Siiyay Warbaahinta Xukuumadu maamusho Gaar ahaan Telefishanka Qaranka waxa uu kaga hadlay arimo ay ka mid yihiin natiijada socdaalkiisii Gobolada iyo Degmooyinka Dalka, Doorashooyinka iyo qabsoomidooda xiligii loo qoondeeyey  . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu ugu horayn ka jawaabay Nuxurka Socdaalkii Weftigii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaan u sheegaynaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland in Buuhoodle aan laga xukumin Laascaanood” Maamulka iyo Waxgaradka Buuhoodle DAAWO

Buuhoodle 26.Jan 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah Waxgaradka iyo Bahda Caafimaadka ee Buuhoodle ayaa caddeeyey waxqabadka balaadhan ee ay wasaaradda caafimaadka JSL ka Fulisay Gobolada Buuhoodle iyo Sool, waxana ay taageereen Qorshayasha Wasiirka caafimaadka ee ku aaddan horumarinta xaaladda caafimaad ee dadweynaha Goboladaasi. Xubnahan ka tirsan Waxgaradka Deegaanka Buuhoodle Waxay ka digeen Warar sheegaya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Waxaan ugu Baaqayaa inay amniga dalka Sugto” Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa

Hargaysa 26.Jan 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba, oo ka mid ah Xilidhibaanada Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiyaha Guddida joogta ah ee Golaha Wakiilada iyo Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ka hadlay falalka amni daro ee muddooyinkii ugu dambeeyey ku soo kordhayey Magaalooyinka waaweyn ee dalka, gaar ahaan Caasimadda, Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba, oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sadex eedaysane oo Ciidanka Boolisku u qabteen Nin Maydkiisa laga Helay Dooxa Hargaysa

Hargaysa 26.Jan 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay inay saddex nin u qabteen dilka wiil toddobaadkan goor fiid ah lagu dhex dilay dooxa weyn ee Hargeysa. Taliyaha Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa warkan u xaqiijiyay Wargeyska Geeska Afrika. Taliyaha Booliska ayaa sheegay inay saddex Nin u qabteen dilkaas, isagoo sheegay inay ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »