Home » 3:00 am
Entries posted on “December, 2014”
Hargaysa 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Hoggaamiyaha kooxda la baxay Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in magaalada Taleex ay ka leeyihiin dano badan, isla markaana wuxuu tilmaamay in dhibaatada ugu weyn ee Soomaaliya carqalada ku ah ay tahay maamulka Somaliland, sidaa wuxuu ka sheegay mar uu shalay la hadlayay warbaahinta Somalia. “Ha’yaddo iyo Safaarado badan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda Sony Pictures ayaa bilawday qaybinta filim dood badan dhaliyey oo majaajilo ah oo lagu magcaabo The Interview; maalin uun ka dib markii ay ku dhawaaqeen illaa 200 oo Theatre ama Shaleemo inay baahinayaan filimkan maalinta Christmas-ka, taas oo habeen hore laga daawaday dalkan Maraykanka. Filimkan ayaa sidoo kale xilligan laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargasya 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa Xaaladda Awdal Ku Tilmaamay Mashruuc Muddo-kordhineed oo ay Xukuumaddu Samaysatay, isla markaana wuxuu sheegay in Baarlamaanka Somaliland ay ku fashilmeen shaqadii loo doortay, loona baahan yahay in la badelo. Sidaa wuxuu ka sheegay mar uu taageerayaasha xisbiga UCID kula hadlayay magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gollaha wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa markii u horaysay ka hadlay aragtidiisa ku aadan warbixin Guddida wakiilada u qaabilsan dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranku ku sheegtay in dhibaato badani ka jirto Gobollada dalka islamarkaana Dhaqaalaha loogu tala galay aanu gaadhin, balse lagu isticmaalo Xafiisyada Wasaaraddaha ee Hargeysa. Gudoomiye […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar aanu awood u lahayn inuu hor-yimaado Guddida daba-galka iyo ilaalinta hantidda qaranka ee Golaha Wakiiladda. Xildhibaan Qabile oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa waxa kale oo uu sheegay in Guddida daba-galka iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Raysal-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in uu soo dhisayo Gole Wasiirro oo 25 ka kooban iyo Wasiir ku-xigeennadooda, isaga oo intaas ku daray in Xukuumadda uu soo dhisayo ay xoogga saarayso sugidda amniga, dhismaha ciidamada iyo sidii lagu heli lahaa xasillooni siyaasadeed. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa Dec/27/2014(SDN/QJ)Shirwaynihi 7aad ee ururka dhalinyarada somaliland eenonya ayaa maanta ka furmay hotel anbardor ee magalada hargeisa iyadoo shirawyanahsi ay ku soo dooran doonan hogaanka cusub ee ururkaasi maamuli doona sanadaha soo socda Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Cali (Xaaji-jeeniyare) ayaa Hoggaamiyaha Khaatumo Prof: Cali Khaliid Galaydh ku tilmaamay Shakhsi ka soo hor-jeedda Horumarika iyo Xasilooninadda Somaliland. Guddoomiye Jeeni-yare oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa waxa kale oo uu ka hadlay dhibaatooyin ka qabsadday xiligii uu hayay xilka Maamulka Gobolka Sool iyo caqabadihii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-Xoog) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa soo jeediyay in la kala reebo Siyaasiyiinta ku loolamaya Musharaxnimadda Xisbiga taladda haya ee KULMIYE. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo maanta Xarunta Baarlamaanka kula hadlay Warbaahinta, waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Madaxweynaha waxaan eeyahay Aabuhu wuu Edbiyaa Innamadiisa, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka JSL MD C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu sii sagootinayey dhalinyaradii dhowaan loo xidhxidhay Xiisaddii Suldaan Wabar, kuwaas oo laga soo daayey Xabsiga Mandheera loona gudbiyey Dhanka Gobolka Awdal.
Posted in Uncategorized | Read More »