Home » 2:57 pm Entries posted on “December, 2014”

Golaha Guurtida oo Meel Mariyay Xeerka Gudida La Dagaalanka AIDS DAAWO

Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii maanta ee Golaha Guurtida JSL  oo uu shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Guurtida ayaa mudanayaashu waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xeerka Gudida La dagaalanka AIDS-ka, Xeer NO.67/2004.

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Oo Maanta Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Qaaar Kamida Culimada Dalka Iyo Xisbyiada Qaranka Oo Lagu Soo Dhawaynayo Maalinta Mawtul Nabiga

Hargeisa Dec/27/2014(SDN/QJ)jimciyada alxabaab ayaa maanta qado sharaf u smaysay  qaar kamida culimada dalka xisbiyada qaranka munaasibad loogu diyargarobayoxuska mawtul nabiga Hargeisa  SDN/QJ Concat@Somalidiasporanewss.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Laamaha Dibada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Gudoomiyahoodu Kulan u sameeyay SAWIRO

Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI isla markaasna ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah Xubnaha Sare e Xisbiga ayaa xaflad casho-Sharaf u sameeyeen qaar ka tirsan Madaxda Laamaha Xisbiga ee Qurbaha.Xafladan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay,ayaa waxa kasoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaabiis Dagaal Oo Xukuumadda Ukrain Iyo Kooxaha Gooni Ugoosadku Isweydaarsadeen

Kiev:Xukuumadda Reer Galbeedku taageero ee Dalka Ukrain iyo Kooxaha Mucaaridka ku ah ee Ruushku taageero, ayaa bilaabay kala beddelashada Maxaabiis dagaal oo ay labada Dhinac hore ugu kala qabsadeen Dagaalo dhexmaray. Kala bedeleshada ayaa ka dhacaya dhul labada dhinac ay dhex dhexaad ka yihiin oo ku yaala Bariga Ukraine. Ilaa sodon maxaabiis oo labada dhinac […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wada-hadalladii Somalia Iyo Somaliland Oo Safka Hore Kasoo Galay Waxqabadka Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Toddobaadkii Tegey

Muqdisho:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Sidii caadadu ahaydba waxa uuSii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, soo saaray Waxqabadka Xukuumada ee Toddobaadkii ina dhaafay, waxana Usbuucan Hadheeyey oo qoddobada lagu faaqadiay kamid ah Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalilia iyo waliba Tallaabadii Qaramada Midoobay Liiska Argagixisada kaga saartay Sheekh Maxamed Siciid Atomo ooh ore Shabaabka uga tirsanaan jirey. Arrimaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cudar Aan La Aqoonsan Oo Faro Baas Ku Haya Shacabka Gobolka Hiiraan iyo Dhimashada Oo Sii Kordhaysa

Jalalaqsi:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Shacabka Deggen Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, ayaa wali u dhimanaya Xanuun aan la aqoonsan, xilli aanay jirin wax caawimaad ah oo ay ka helaan Xukuumadda iyo Hay’adaha caalmiga ah. Maamulka degmada ayaa waxaa uu sheegayaa in degmadda aanay lahayn adeegyo caafimaad iyo dhakhaatiir turxaan bixisa taas oo uu ku sheegay in ay sare usii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wadaad Cambaarayn Waayey Weerar Daalibaanku Arday Ku Laayeen Oo Maxkamadi Amar Qabasho ah usoo jartay

Pashawar:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Maxkamad Ku Taalla Dalka Pakistan, ayaa soo saartay Amar lagu soo qabanayo Wadaad u janjeedha dhinaca ururka Daliban Oo Lagu Magacaabo Abdul Aziz . Wadaadkana ayaa iska diiday inuu cambaareeyo Weerar dhawaan ururka Daliban ku layeen Boqolaal Arday oo Iskuul wax ka baranaysay, waxana taasi keentay in mudaharaadayaa ayaamo hor fadhiistaan Masaajidka Wadaadkani gacanta ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abdi and his Golden Ticket to the US

Abdi Nor Iftin fled Somalia only to land in one of Kenya’s worst slums. When he won the US green card lottery his problems seemed to be solved – but it turned out to be the start of a whole new struggle. In Somali slang, there is a special word for the daydream of starting […]

Posted in Uncategorized | Read More »

New generation of Somali women is on the rise in Minnesota

When Sahra Noor first visited People’s Center Health Services, she was a harried college freshman and the single mom of a toddler. She had arrived in the United States two years earlier after spending most of her teenage years in Kenyan refugee camps. She returned to the center last summer as the chief executive of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Danjire Cawli Oo Ka Hadlay Loollanka Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Beelaha Sacad Muuse Ugu Jiraan Hoggaanka Dalka Ee Aan Muddadiisa La Gaadhin

Hargeysa:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Xuseen Cali Ducaale(Cawil) oo ahaa wasiirkii Maaliyadda ee Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay hirdanka iyo loollanka ka dhex aloosan Guddoomiye Muuse Biixi, Wasiir Samaale iyo Waliba Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo maalmahan saaxadda siyaasadda Dalka si weyn looga Dareemayo. Danjire Cawil oo aan looga Baran inuu arrimaha Siyaasadda Ka Hadlo, ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »