Home » 2:31 am
Entries posted on “November, 2014”
Qatar 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Soomaali muddo 20 sano ah ka shaqaynayey qaybta soo dhoweynta ee safaaradda dalka Qatar ku leeyahay Ingiriiska ayaa safaaradda iyo masuuliyiinteeda ku soo oogay dacwad uu ku dalbanaya in magdhow laga siiyo aflagaado cunsuriyadaysan iyo ficillo qallafsan oo lagula kacay muddadii uu shaqadan hayey. Wargeyska Standard oo uu Geeska Afrika warkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Nov 2014 (SDN/QJ)- Dalka Maraykanka ayaa muwaadiniintiisa uga digtay inay u safraan dalka Jabuuti, kaddib markii ay heshay xog ku aaddan weerraro Argagixiso oo laga yaabo in danaha uu Maraykanku ku leeyahay dalka Jabuuti lagu bartilmaameedsado, sida lagu sheegay war kasoo baxay WasaaraddaArrimaha dibadda Maraykanka. Wasaaradda ayaa ugu baaqday Muwaadiniinta Maraykanka ah ee jooga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabay saddex xubnood oo ka mida Ururka JIIDALI, kadib markii ay caawa Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa kaga qeybgaleen Munaasibad lagaga hadlayay xadhiga Guddoomiyihii Ururka JIIDALI Cabdiraxmaan Xasan Aadan oo maalmihii u danbeeyey xidhan. Saddexdan oo kala ahaa Afhayeenkii Ururka Jiidali Faysal Cumar Madar (Qumuj), […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa socdaalkii shaqo ee uu maanta ku tegay Gobolka Saaxil waxa uu dhagax dhigay dhismaha wadada laamida ah ee isku xidhi doonta Degmooyinka Abdaal, Berbera iyo Sheekh, halka sidoo kalena uu xadhiga ka jaray mashaariic kale oo ay ka mid yihiin Ceel Biyood iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Madax kale oo ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Maanta Dhagax dhigay Goobta uu ka bilaabmayo wejiga labaad dhismaha Wadada isku Xidhaysa Hargaysa iyo Berbera gaar ahaan Deegaanka Xamaas. Madaxweynaha iyo Mas’uuliyiinta Wehelinaysay Waxaa si diiran u soo dhaweeyay Mas’uuliyiinta Heer Gobol,iyo Mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Isuduwaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ah ee Gobolka Sool Md Cismaan Saleebaan Bootaan (Faro Tiriye) oo Warbaahinta ugu waramay xafiiskiisa Magaalada Laascaanood ayaa ugu baaqay Ganacsatada Gobolkaasi inay u diyaargaroobaan bixinta liisanada Ganacsiga iyo kala xadaynta baayacmushtarka oo bilaabmi doona dhowaan, waxana uu ugu baaqay inay Xukuumadda kala qayb qaataan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Fergusun Nov 26,2014(SDN/QJ)-Dalka Mareykanka ayaa magaalooyinkiisa uGu waaweyn waxa shalay ilaa xalay ka socday isu soo baxyo looga soo horjeedo gooamo ay soo jeediyeen xeer beegti dhegeysaneysay dil nin Police ahi uu ugeystay wiil madaw oo ku nool magaalada Ferguson. Dibed baxyada oo ka dhacay magaalooyinka New York, Los Angelis Chicago, iyo qaar kale oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Nov 26,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee UCID ayaa dhabaal tacsiya u diray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo walaalkii Jaamac Maxamed Maxamuud dhawaan ku geeriyooday dalka UK. Dhabnabaalka Tacsida oo uu ku sexeexnaa Xogahayaha Warfaafinta ee UCID Md Yusuf Keyse C/laahi ayaa sidan u dhignaa: “Hogaanka sare ee xisbiga cadaalada iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington Nov 26,2014(SDN/QJ)-Dawlada Mareykanka ayaa ku celisay digniin ay u jeedisay muwaadiniintooda ku sugan ama booqanaya dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Qoraal ka soo baxay wasaarada arimaha dibedda ee dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay xogo muujinaya qorsheyaal lagu weerarayo goobaha shicibka iyo kuwa reer Galbeedka ee dalkaas ku yaal. Talooyin lagu xusay qoraalka ayaa wax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapples:Nov,26,2014(SDN/QJ)-Laba kamid ah Soomaalida deggen Gobolka Minnisota ee Dalka Maraykanka, ayaa lagu soo eedeeyey kiisas argagixiso oo la xidhiidha Xidhiidha dhaw oo ay la leeyihiin Kooxda Daacish. Ninka Ugu sarreeya Xee Ilaalinta Gobolkaas oo lagu magacaabo Andrew Luger ayaa labadan qof dacwadda kusoo oogay, waxana uu tilmaamay inay jiraan Tuhun ah inay gacan u fidiyeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »