Home » 3:45 am
Entries posted on “November, 2014”
Nairobi:Nov,26,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Kenya, ayaa soo saartay war ay kaga Hadlayso Aragtideeda khilaafka hadheeyey Hoggaanka sare ee Dawadda Somalia. Madaxweyne ku xigeenka Kenya, William Ruto ayaa hadalkan kusoo qaaday kulan uu xafiiskiisa Nairobi kula qaatay Salaasadii shalay ahayd Miroslav Lajcak oo ah ku xigeenka ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Slovakia. Ruto ayaa xusay in khilaafka u dhexeeya madaxweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Nov,26,2014(SDN/QJ)-Warbaahinta Kala duwan ee soomaalida, aya Baahinaysa warar sheegaya in qaar kamid ah Xubnaha Baarlamaanka ee kasoo horjeeda Mooshinka ka dhanka ah Xukuumadda Ra’isal wasaare Saacid loogu Hanjabay in la dili doono. Qaar ka mid ah xildhibaanadan oo la hadley Warbaahinta qaarkeed, ayaa xaqiijiyay in lasoo gaadhsiiyay liis ay ku qoran yihiin magacyo xildhibaano la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Nov,26,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Waddanka Kenya, ayaa shacabka u fasaxay Bannaan bax lagu diiddan yahay xasuuqii loo geystay Dadkii Baska Saarnaa eek u socday Magaalada Mandhera. Boolisku waxay dadka u ogolaadeen inay muujiyaan sida ay uga soo horjeedaan Ammaandarrada kasoo korodhay Deegaanka Mandhera oo ku taalla Gudaha Dalka Kenya. Hase ahaatee Booliska ayaa dhanka kale ka digay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Kal-fadhiga 55-aad ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa wakhtigiisii laga soo qadimay, qadimaada kal-fadhigan ayaana lagu sababeeyey arimo badan oo muhiiim ah, iyada oo Golaha Guurtidu ay ku jiraan fasaxoodii caadiga ahaa. Haddaba Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa lagu sheegay in hore loo soo qaddimay Kalfadhiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Xisaabiyaha Guud ee Qaranka Md Maxamed Cabdi Bede & Gudoomiyaha Hay;adda shaqaalaha Dawladda Md Nuux Sh Muuse Ducaale ayaa Mac-hadka tababarka shaqaalaha Dawlada tababar ugu soo xidhay dhamaan Xisaabiyayaasha Wasaaradaha iyo hay’adaha Madaxa banaan ee dawladda Somaliland. Tababarkan Waxaa Agaasinkiisa leh Ururka ay ku bahoobeen Xisaabiyeyaasha Somaliland.
Posted in Uncategorized | Read More »
Ankara 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inaanay dumarka iyo Raggu sinnayn, isla markaana si weyn u dhaliilay ololeyaal ku saabsan isku dhererinta raga iyo dumarka oo indhaha ka laliya fekerada hooyonimadda. Sida lagu faafiyey waregeyska Tribune, oo ka soo baxa dalka Turkiga, Madaxweyne Erdogan, oo ka hadlayey kulan lagaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.Nov 2014 (SDN/QJ)- Ibraahim Jaamac Rayte, oo ka mid ah xisbiga Waddani, ayaa si adag u dhaliilay Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisa, waxaanu ugu baaqay inuu doorashada wakhtigeeda ku qabto. Xildhibaan Rayte oo dalka Sweden kaga qayb galay munaasibad loo sameeyay xisbiga Waddani, wuxuu ammaanay doorka hoggaamineed ee guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, waxaanu sheegay inay astaamo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kenya has appealed to the International Community to help resolve the rift between the President of Somalia Hassan Sheikh Mahamoud and the Prime Minister Abdweli Ahmed, report said on Tuesday.Deputy President William Ruto made the remarks Tuesday in Nairobi where he held talks with visiting Slovakia Deputy Prime Minister and Minister for Foreign Affairs Mr. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MINNEAPOLIS – Two Minnesota men with connections to the Somali-American community there were charged with conspiracy to provide material support to the Islamic State of Iraq and Syria (ISIS), CBS News reports. One of the men, Abdullah Yusuf, 18, was taken into custody in May after being stopped by authorities at the Minneapolis airport he […]
Posted in Uncategorized | Read More »
WASHINGTON Federal charges lodged Tuesday against two young members of Minnesota’s Somali community offer possible insight into how the Islamic State may be bankrolling recruits’ flights to the Middle East to join in its jihadist war. The criminal conspiracy complaint charges Abdi Nur, 20, and Abdullah Yusuf, 18, with conspiring to provide material support to […]
Posted in Sports | Read More »