Home » 11:03 am
Entries posted on “October, 2014”
Hargeisa 28/oc.2014(SDN/QJ)Qaar kamida xildhibanada golaha wakilada somaliland ee garabka wadani ayaa saaka faahfaahiyey halka uu ku sal leyahay khilaafka sharci ee golaha wakilada somaliand Iyada Oo Khilaaf Xoogan Ka Dhex Dilaacay Golaha Wakiilada Somaliland Isla Markaana Uu Midba Midka Kale Maalmahan Hawada U Marinayay Eeddayn Kulul Ayaa Waxa Manta Magaalada Hargeisa Shir Jaraaid Ku Qabtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lecture to the Somali Youth: The Missing Pieces and the Rising Generation by Mohamoud Geeldoon! Speaker: Mohamoud Geeldoon – a Community Activist, Scientist, and Writer that lives in WI, USA.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Oct,28,2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcadde, ayaa dhaliilay Ciidanka dhawaan la aasaasi doono ee loogu talo galay inay ilaaliyaan shidaalka dalka laga qodayo, waxana uu soo jeediyey in sharcigoodii la diyaariyo. Maxamed Cabdilaahi Uurcadde oo saxaafadda kula Hadlay xafiiskiisa, ayaa tilmaamay in xukuumadda looga baahan yahay inay shidaalka dalka laga qodayo ka dhigto […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Oct,28,2014(SDN/QJ)-Wadanka Kenya ayaa Dhawaan heli doonaa Lacago tiro badan oo loo qorsheeyey in lagu horumariyo dalalka Bariga Afrika. Dalka Kenya waxa la sheegayaa in la siin doono lacag dhan Sh712 bilyan oo shilling-ka Kenya ah oo loogu tala galay in lagu horumariyo Arrimaha Bulshada. Lacagtani ayaa waxa bixinaya Bangiga aduunta ,Bangiga hormarinta Africa iyo iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Oct,28,2014(SDN/QJ)-Dhammaanba Mulkiilayaasha Hutelada kala duwan eek u Yaalla Muqdisho, ayaa la siiyey digniino la xidhiidha in lagu qabto shirar lagaga hadlayo khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’isal wasaarihiisa. Hay’adda Nabad Suggida ee Gobolka Banaadir, ayaa waxay dhammaan mulkiila-yaasha hoteelada u jeedisay, in uu sharciga ka horimanaayo shirarka la xidhiidha khilaafaadka Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha, waxana ay u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Oct,28,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka dashay aragtideeda ku waajahan khilaafka dibadda u soo baxay ee Golaha Wakiillada labada u kala jabiyey, kaas oo lagu eedeeyey inay qayb ka tahay. Xukuumaddu waxa ay iska fogeysay inay saamayn ama talo ah ku leedahay khilaafka Oogan ee saamaynta ku yeelan kara Doorashooyinka soo socda, waxana ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Oct,28,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa ilaa shalay kulamo qarsoodi ah waxa uu xafiiskiisa kula lahaa Saraakiisha ugu sarraysa Ciidanka Xoogga Dalka, isagoo sheegay in kulamadaasi salka ku hayeen Hawlgallada Badweynta Hindiya ee Al-shbaaabak dalka lagaga xoraynayo, balse warar intaas ka duwan ayaa kasoo baxaya Kulamadaas. Wararka kulankaas ka soo baxaya, ayaa sheegaya in madaxweyne Xasan sheikh […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray) ayaa Si adag uga Hadlay Dagaalka ay Xukuumadu ku qaaday Golaha Wakiilada,Isla Markaana soo Bandhigay Siro ku Duugan Xeerka Muranka badani ka taagan yahay ee diiwaangelinta Muwaadinka . Gudoomiye Cali Guray ayaaa Yidhi “Dagaalka halkan ka socda ee Somaliland ka socdaa, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa ka hadlay khilaafka Golaha Wakiilladda labada garab ukala jabiyey, waxana uu sheegay in khaladku ka yimi dhinaca Guddoomiyaha. Guddoomiye Baashe Maxamed Faarax oo saxaafadda la Hadlay, ayaa sheegay in Guddoomiye cirro si gaar ah wax uga Beddelay Wixii Goluhu ansixiyey oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Masuuliyiin ka kala tirsan Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID iyo WADDAI, ayaa si adag uga hadlay Khilaafka ka dhex-taagan Mudanayaasha Muxaafidka iyo Mucaaradka ee Golaha Wakiillada, isla markaana ay waxay masuuliyaddiisa ku eedeeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee talada dalka haysa oo ay sheegeen inay faro-gelin badheedh ah ku hayso […]
Posted in Uncategorized | Read More »