Home » 3:20 am
Entries posted on “October, 2014”
Hargeysa:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ah Suldaanka Guud ee Somaliland, ayaa ka horyimi dareenka shacabka ee la xidhiidha sida ay uga xun yihiin Iibka xukuumaddu ku samaysay Xarunta Wax akhriska ee Gaandi library. Suldaanka ayaa sidoo kale kale difaacay Qoryska Reer Faarax Xarbi ee Makatabadaas Iibsaday, waxana uu tilmaamay inay kusoo noolaayeen caasimadda Hargeysa oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
“Diiwaangeli Naftaada, Diiwaangeli Xaaskaaga,Diiwaangeli Caruurtaada Isla Markaana Qaata Kaadhka Muwaadinka”. “Qofkasta oo u dhashay Somaliland Waa Waajib inuu is Diiwaangeliyo oo Qaato Kaadhka Jinsiyada,Kaas oo Kala Soocaya Muwaadinka iyo Ajaanibka” “Is diiwaangelintu Waxay lagama Maarmaan u tahay Qof kasta oo Somaliland u dhashay kana Isiran dalka Jamhuuriyada Somaliland,Mid Yar iyo Mid Weyn”. “Is diiwaangelintu Waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha amniga golaha guurtida somaliland axmed gacan ayaa maanta ka hadlay xajkii sanadkan ay tagen isagoo shaaca ka qaaday inay sanadkan ku xajen baasaborki somaliya xili ay somaliland samaysatay pospor ugaara Hargeisa SDN/QJ Concat@Sopmalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Oct,28,2014(Himilo)-Dawladda Somaliland, ayaa Ka Hadashay Khilaafka Golaha Wakiillada ka taagan, waxana ay tilmaamtay inaanu khilaafkaasi ahayn wax sii ridan oo cabsi beeri kara. Wasiirka Warfaafinta somaliland Cabdilaahi Cukuse oo maanta saxaafadda la Hadlay, ayaa sheegay in Baahi loo qabo soo afjaridda Khilaafkaas, waxana uu meesha ka saaray inay xukuumaddu ku lug leedahay. Wasiir Cukuse waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Oct,28,2014(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa faahfaahiyey fikirkiisa ku aaddan khilaafka ka dhex aloosan Mudanayaasha Golaha Wakiillada somaliland oo haatan laba garab u kala fadhiya. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Maanta la Hadlay Warbaahinta Madaxa Bannaan,ayaa sheegay in loo Baahan sidii loo dhamayn lahaa khilaafkaas si meesha looga saaro muranka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 28/oc/2014(SDN/QJ)Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo iska-horimaad kooban uu ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo, kaasoo sababay dhaawacyo. Xubno ka tirsan maamulka gobolka, degmada iyo mas’uuliyiin uu guddoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Cismaan Jawaari ka mid yahay ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa kaga hortagay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)Xildhiban rayteo oo ka mida xildhibanda golaha wakilda eexisbiga wadani ayaa maanta si cad u faahfaahiyey halka uu ku sla leeyahay khilaafka sharci eegolaha wakilada ka dhex taagan Hargeisa SDN/QJ Concant@Somalidiasporanews,com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)- Xildhiban cali aareye oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Maanta xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu ku Tilmaamay Tii ugu Xumayd ee Somaliland,Waxa uu Khilaafka Golaha Wakiilada ku sifeeyay Mid u dhexeeya Beesha Madaxweyne Siilaanyo oo doonaysa ayuu yidhi inay Hantiyaan Xilka Gudoomiyaha Golaha Wakiilada. Xildhibaan Cali Aareeye Waxa uu Bulshada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Markii Kowaad ka Hadlay Khilaafka Soo kala dhex galay Golaha Wakiilada iyo Sida ay Waajib u tahay in La qabyo Tiro oo la ansixiyo Xeerka Diiwaangelinta Muwaadinka iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka . Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu sheegay in Afarta Bisha Soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)xildhibann bashiir tukaale ayaa saaka shaaca ka qaadaydhulal ay dawladu si qarsoodiya u iibinayso isago sheegay in ay dawladu ku hawlantahay sidii dadka daba degan faaqa dheer ee dahabshiil e laga taagay badhtamaha suuqa hargeisa inay ka rarayso dadka deba degan oo dabashiil looga dhigi doono baarkin ay baabuurtiisu gasho sidoo kalena […]
Posted in Uncategorized | Read More »