Home » 3:08 pm
Entries posted on “October, 2014”
Muqdisho 29.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, iyo Madaxweynaha Kooxda Bangiga Adduunka, Jim Yong Kim, maanta ka degay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, Booqashada wadajirka Weftiga uu hoggaaminayo Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ay ku tageen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,ayaa la xidhiidha sidii ay dawladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay uga wada hadli […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)garabka dhalinyarad xisbiga wadani ayaa maanta xukumada uga digay iibinta hantida dhalinyayarada ee gaandi laprery iyago ku baaqay inan la iibin xaruntaasi iyagoo intaasi ku daray inanay abaal marin uga dhigin Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Saxafi C/qani Xassan Cilmi (DAWlAD) Oo Ah Agaasimaha Tvga Ah Ee Kalsan Tv Ee Somaliland Ayaa Maanta Shaaca Ka Qaaday In Uu Yahay Musharax U Taagan Doorashada Golaha Wakiilada Ee Sanadka 2015 Gaar Ahaan Gobolka Maroodi Jeex Wariye C/qani Dawlad Oo Mudo Dheer Kusoo Dhex Jiray saxaafada, isagoo cabdiqani xasan cilimi (Dawlad) inuu waxbadan ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ) MOOYAAN LIBARARY XIDHAN waa su.aal la waydiiyey jawaabtedii oo ahayd sababta loo iibiyey LIBARARYGaandi oo ardyda wax ka dhigta jaamacadaha hargeisa Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidisaporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 29/oc/2014(SDN/QJ)Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul Oo Jawaabo Iyo Hadalyo Aan Haykalka Siyaasadeed Ku Haboonayn Ku Dhaliilay Xildhibaanadii Shalay Dhaillaha U Soo Jeesiyay Axmed Saleebaan Dhuxul Ayaa Saaka Shir Jaraaid Ku Qabtay Aqalka Madaxtooyada Somaliland Afhaynkan Ayaa Jawaabo Culus Iyo Dhaliilo Xoogan U Jeediyay Dhamaan Xildhibaanadii Shalay Dhaleeceeyay Xukuumada Somaliland Dhanka Kalena Waxa Uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Oct 29,2014(SDN/QJ)-Xildhibaanada Gollaha Wakiilada Somaliland ee ku kala qeybsan xeerka diiwaangelinta ayaa isku wejahay dood ay martigaliyeen barnaamijka Dooda tvga Qaranka Somaliland. Xildhibaanada ayaa soo bandhigay doodahooda ku wejahan khilaafka xeerka doorashooyinka Somaliland isla markaana waxa lagu kala calaf qaaday aragtida bulshada ee nuxurka Dooda.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Muddo-xilleedkii Komishanka qaranka somaliland, ayaa ku eg maanta oo ay taariikhdu tahay 29-ka Bisha Tobnaad, waxana wali dalku ku jiraa xaalad komishan la’aan ah, iyadoo Xubnnaha baarlamaanku amar dhinaca madaxtooyada kaga yimi isku hortaagay Ansixina Xubnihii dhawaan la yab yabay. Muddo xileedka Komishanku inkastoo ay maanta ku egtahay, haddana waxa shaqadii ay hayeen iska sii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Montevideo:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Jose Mujica oo loo aqoonsanaa inuu yahay madaxweynaha caalamka ugu faqiirsan oo hoggaaminayey dalka Uruguay, ayaa iskaga degay xilkaas uu dadkiisa u hayey, waxana uu codkiisa ka dhiibtay doorashooyin dalkiisa ka qabsomaya. José Mujica waxaa loo yaqaan madaxweynaha ugu saboolsan dunida. 2010 ayuu qabtay talada dalka Uruguay, Mushaarkiisu waa $12500 ( Labo iyo Toban kun […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Uganda, ayaa gudo gashay inay Beddesho qaar kamid ah ciidankeeda somalia ku sugan, waxana ay taas beddelkeeda soo waddaa ciidamo cusub oo haatan dalka Somalia imanaya. Ciidamad cusub ayaa waxa ay ka howlgalayaan dekeda,madaxtoyada,xarunta baarlamaanka iyo wasaaradaha dowlada Federalka sida uu sheegay taliyaha ciidamada dalka Uganda General Katumba Wamala, said. Afhayeen u hadlay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Oct,29,2014(SDN/QJ)-Midka mid ah Koontiinarrada yaalla Magaalada Muqdisho, ayaa waxa laga dhex helay Agab militeri iyo waliba Qalab kale oo loo adeegsado qaraxyada laga fuliyo Magaalada Muqdisho. Taliyaha saldhigga booliska dekadda Muqdisho Gaashaanle sare Maxamed Cabdi Eeboow ayaa sheegay in xubin ka tirsan ciidanka ilaaalada canshuuraha uu qabtay kunteenarkan xilli ay ku guda jirtay kormeer ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »