Home » 2:24 pm Entries posted on “June, 2014”

Wasaaradda Warfaafinta: Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 28 June 2014(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow oo maanta Muqdisho kula hadlayey warbaahinta ayaa siiyey warbixinta horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlayey arrimo ay ka mid yihiin, Diyaarad Caalami ah oo duulimaad isku xiraya Yurub iyo Somalia bilowday, Dowladda oo degmada Doolow ka hirgelinaysa garoon diyaaradeed oo caalami […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ramadan Fursad wayn oo mudan in laga faa’idayst​o (Muxaadaro​)

Asalamu Alaikum WW Ramadaantu waa fursad qaaliya oo ay adagtahay sida lagu helaa. Waa fursad uu Ilaahay adoomihiisa siiyo sanadkiiba mar, si intoodii shaydaan duufsaday ay ugu soo laabtaan dariiqiisa, intoodii toosnaydana ay khayrka u sii kordhistaan. Ramadaan waa fursad albaabada NAARTA la xidho, kuwa JANADANA la furo. Ramadaan waa fursada shayaadiinta waawayn la xidh […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxtooyada Somaliland oo ka Jawaabtay in Maamulka Madaxweyne Siilaanyo uu leeyahay Ra’isal Wasaare aan Muuqan {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Maanta Jawaab ka bixiyay Hadalo uu Warbaahinta Siiyay Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi. Dhuxul ayaa soo Qafay hadal Kaftan ah oo wakhti hore dhex maray isaga iyo Maxamed Xaashi Waxaanu u soo Jeediyay Eng in Waxa ay ka hayaan uu yahay qarankii dhibaatada badani ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khudbad ku Saabsan Raxmaadka Bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo Sheekh Shabcaan {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Ramadaan Kariim Waxaa inoo bilaabmaya Bisha Barakaysan ee Ramadaan,Waa inaynu ku soo dhawaynaa Cibaado iyo Alle Bari . Waa Bishii Raxmada,Waa Bishii Denbi Dhaafka Waa Bisha uu alle Kor ahaaye Adoomihiisa ka Xoreeyo Naarta ,Sidaas oo ay tahay  maxaa la inooga baahan yahay inaynu la Nimaadno Bisha Barakaysan ee Ramadaan . […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada Somalia oo ku Hawlan Sidii ay ula Soo Wareegi lahayd Maraakiibta Somalia ee lagu Hayo Yemen

Muqdisho 28.June 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda ee xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Yuusuf Macallin Amiin (Baadiyow) ayaa sheegay in wasaaraddu ku howlan tahay sidii ay ula soo wareegi lahayd maraakiib Soomaalia leedahayoo ku sugan dalka Yemen. Wasiirka  ayaa sheegay in wasaaraddu ay sii ambaqaadeyso dadaallo ay horay u sameeyeen dowladihii KMG ahaa ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan Ka Daawo: Xoghayaha Siyaasada Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Ayaa Maanta Ka Waramy Siyaasda Arimaha Dibada Iyo Arimo Badan Oo kale…………..

Hargeisa June/27 2014(Sdn/Qj) Xoghayaha  Siyaasada  Ee Xisbiga Mucaaridka  Ah  Ee Wadani Ayaa Maanta  Ka Waramy Siyaasda Arimaha Dibada Iyo  Arimo  Badan Oo kale  Ooy  Ka Mid Yihiin Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Oo  Uu Sheegay  In Wasiirka Wasaeada Arimaha Dibada Somaliland  Maxamed  Biixi  Yoonis  Uu Waxba Ka Qaban  Kariwaayey  siyaasdaa Dibada Kana Dhaadhicin kariwaayey gooniisu taaga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Marwada Madaxweynaha Somaliya Oo Deeq Raashin Ah U Qeybisay Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliya,Baaqna U Dirtay Ganacsatada Somaliyeed

Muqdisho: 28,June,2014(SDN/QJ)- Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa maanta deeq raashiin ah guddoonsiisay shaqaalaha ka howlgalla xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya, iyadoo baaq u dirtay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan si ay dhexdooda isu gurmadaan. Marwada Madaxweynaha Dalka oo kormeer ku tegtay baqaar ay ku jiraan raashin ayaa shaacisay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maraykanka Oo Diyaaradaha Dagaalka U Diraya Dalka Ciraaq Iyo Ujeedada Diyaaradahaasi

Washington: 28,June,2014(SDN/QJ)-  Dawladda Maraykanka,ayaa la sheegayaa inay Maanta oo Sabti ah u dirtay Raxan Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn ah Dalka Ciraaq,oo uu haatan ka soconayo Dagaal Xoogan oo u dhaxeeya Kooxaha Islaamiyiinta ah iyo Ciidamadda Dawladda Ciraaq. Xarunta Dhexe  ee Gaashaandhiga ee Batikon-ka,ayaa ku macnaysay Ujeedada Diyaaradahan inay qeyb ka qaadan donaan Ilaalinta Danaha Maraykanku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukuumadda Maanta Jirtaa Ma Leh Tayo Hogaamineed, Waxa Jira Raysal Wasaare Aan Muuqan Oo Shaqadii Raysal Wasaare-nimada Haya” Maxamed Xaashi Cilmi

Hargeysa: 28,June,2014(SDN/QJ)- Maxamed Xaashi Cilmi, oo ka mid ah Madasha Wada tashiga Somaliland, ayaa dhaliil culus u soo jeediyey Xukuumadda taladda dalka haysa, isaga oo xusay in Madaxweynuhu uu ku ciyaaray Sharaftiisi iyo  Sharaftii Ururka SNM, nidaamkii iyo sharcigiina lagu tuntay, waxaanu sidoo kale Wasiirka Madaxtooyada Xirsi ku tilmaamay inuu yahay Raysal Wasaaraha qarsoon, kana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musuq-maasuq hadheeyay waaxda garsoorka.Q.10ad

Waxaynu maalin walba maqalaa dastuurka ayaa kala madax baneeyay saddexda waaxood ee kala ah: 1.Fulinta 2.Sharci-dejinta(Wakiilada & Guurtida) 3.Garsoorka Sidaa waxa caday-naya dastuurka qodobka 37aad,firqadiisa 2aad ee hoos ku xariiqan: QAAB-DHISMEEDKA QARANKA QODOBKA 37AAD AWOODDA IYO KARAAMADA QARANKA 2. Dhismaha Qaranku wuxuu ka kooban yahay saddex waaxood oo kala ah: Xeerdejinta, Fulinta iyo Garsoorka. Kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »