Home » 7:27 pm
Entries posted on “June, 2014”
Brazil-28-June-2014(SDN) Saaxiibayaal faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa wareegii labaad ee kubadda cagta aduunka kana socda dalkaa barazil ayaa waxaa ku aftaxay Brazil oo gurigooda marti loogu yahay iyo Chile,xulkii laga badiyana daaqadda ayuu ka baxayaa . Bal haddaba dib aynu u jaleecno ciyaartii dhexmartey Brazil iyo Chile oo runtii ahayd ciyaar aad u adag […]
Posted in Sports | Read More »
Muqdisho 28.June 2014 (SDN/QJ)- Reysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa caawa hambalyo ku aaddaan dhalashada bisha barakaysan ee Ramadaan u diray muslimiinta oo dhan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Cabdiweli ayaa shacabka Soomaaliyeed u rajeeyay in ay si farxad iyo caafimaad leh ay ku soomaan, kuna cibaadeystaan. War […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Dibediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, waxaanu ugu Bushaaraynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa oo ay taariikhda Miilaadiga ahi tahay 28/06/2014, halka ay taariikhda Hijiriyada Islaamkuna ka tahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa june 28 2014 (SDN/QJ) Waftigan Oo Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Oo Safar Qaatay Muddo Todobaad Ah Ugu Maqanaa Dalka Kenaya Ayaa Kulamo La Yeeshay Wadamaddii Maraykanka, Ingiriiska Iyo Midowga Yurub Ee Hore Somaliland Ugu Baaqay Inay Ciidamadeeda Kala Baxdo Degmadda Taleex. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxmaed Biixi Yoonis Ayaa Sheegay In Wadadamadaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
hargeisa june 28/ 2014 (SDN/QJ ) Wasiirka Duulista Iyo Hawadda Hay’adda Qaramadda Midoobay U Qaabilsan Hawadda ACIO Ay U Gudbiyaan Dalab Ku Aadan In Ay Somaliland Si Toos Ah U Maamulato Hawadeeda. Xukuumadda Somaliland Iyo Dawlada Fadaraalka Somaliya Ayaa Dhawaan Sheegay Inay Ka Baxeen Heshiiskii Hawadad Hore Ay Ugu Wada-Gaadheen Dalka Turkiga. Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aaadan […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada ee Xukuumada Somaliland oo Maalmihii u danbeeyay Socdaal ugu Maqnaa Dalka Kenya ayaa galabta ku laabtay Caasimada hargaysa iyagoo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport. Wasiirada Arrimaha Dibada,Gaashaandhiga,Cadaalada,Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Kulmiye ayaa Magaalada Nairobi kulan kula soo qaatay Waddamo badan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 28.June 2014 (SDN/QJ)- Qoraal kasoo baxay dowladda Maraykanka ayaa looga digay in kooxda Alshabab ay falal argagaxiso ah ka gaysato gudaha Muqdisho inta lagu gudo jira bisha Barakaysan ee Ramadaan. Alshabab ayaa ku goodisay inay weeraro kala duwan magalada Muqdisho ka fulin doonto inta bisha Ramadan lagu jiro taasoo dhaliisay inay walaac ka muujiyaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 28.June 2014 (SDN/QJ)- Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa maanta hambalyo ku aaddan bisha Ramadaan u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed. Mr. Kay ayaa sheegay in bishan ay tahay waqti la yeesho fikir qoto dheer iyo dib u heshiisiin, islamarkaana la xusuusto isku xirnaanshaha nabadda, sinnaanta iyo dib-u-heshiisiinta. Danjiraha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 28 June 2014 – H.E. Mustafa Duhulow today spoke to the media in Mogadishu to provide an update on government progress over the last week. The Minister spoke on various issues: first European direct flight operator (Skygreece Airlines) in decades begins flights between various Europe cities and Mogadishu; Government plans to build new airport […]
Posted in Uncategorized | Read More »