Home » 5:09 am
Entries posted on “June, 2014”
Sheekh June 29,2014(SDN/QJ)-Gudiga aqoonsi raadinta iyo socdaalkii taariikhiga ahaa ee ay ku tageen Burco iyo shiikh iyo soo dhawayntii ay halkaas kala kulmeen. Halkan hoose ka daawo socdaalka Guddida iyo warbixin balaaran oo muuqaal ah oo laga diyaariyay.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:June,29,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegayaa inay Qalqaalo ugu jirto sidii ay Muwaadin ka soo jeeda Magaalada Hargeysa, isla-markaana Haysta Dhalashada Denmark u Gacan Geliso Dalka Denmark oo si weyn u raadinaya. Muwaadinkan oo Magaciisa la Yidhaahdo Cumar Xasan Cumar, ayaa ay xukuumaddu Toddobaadkii hore xabsiga dhigtay, iyadoo xadhigiisana ay Dalbatay Dawladda Waddanka Denmark. Ma jiro […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.June 2014 (SDN/QJ)- Telefishanka Caalamiga ah ee HCTV Ayaa todobaadkan gudihiisa Joojiyay Baahinta Wararka xisbiyadda Mucaaridka ah Ee UCID Iyo WADDANI . Xisbi Mucaaridka UCID oo warsaxafadeed Soo Saaray ayaa Tvgaasi ka dalbaday in uu soo cadeeyo sababta rasmiga ah ee ka dambaysa xaqiraada iyo joojinta Warkii taageeryaal xisbiga KULMIYE kasoo goostay oo ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 29.June 2014 (SDN/QJ) – Dawladda Somaliland, ayaa meel adag iska taagtay dedaallo dawladda Soomaaliya ku doonayso in qaramada Midoobay ku wareejiso Maamulka Hawada, waxayna Somaliland sheegtay in aanay dhici Karin in hawada Somaliland laga maamulo Magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wefti ay ka mid ahaayeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 28,2014(SDN/QJ)-Jaaliyada Soomaaliyeed ee dagan degmadaHammersmith & Fulham ay guleteen iney so ceshataan wiil Soomaaliyeed oo laga qaatay waalidkiisa iyaga oo aan waxba galabsan kadi markii ay ku banaanbaxeen halka looga arimoyo xaafadii lagu qaatay wiilkaasi. Hadabo hoos ka daawo qab uu u dhacday soo celinta wilkaasi.
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, June 28, 2014(SDN/QJ)-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Cumar Xasan Cusmaan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku martigeliyey kulan ballaaran oo looga hadlayey dib-u-habaynta shaqaalaha rayidka ah iyo dejinta siyaasadda dowladda. Kulankan oo ay soo abaabuleen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiir-ku-xigeeka Wasaaradda Shaqada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
His Excellency Permanent Secretary of the Office of the Prime Minister Omar Hassan Osman today hosted a meeting with Director Generals and Permanent Secretaries of the ministries of the government of Somalia to expedite the civil service reforms and the public policy development initiatives of the Federal Government of Somalia, telling them “it’s important for […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho June 28 2014(SDN/QJ)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dadka muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada bisha barakeysan ee Ramadan. “Dadka Soomaaliyeed ee muslimiinta ah meel kasta ee ay caalamku kaga nool yihiin waxaan leeyahay Ramadaan Kariim, waxaan Ilaahey ka rajeynayaa in cibadadeennu aqbalo, kana dhigo soonkii dambi dhaafka umadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brazil-28-June-2014-(SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu xagaa iyo caasimadda Brazil ee Rio de-janrio oo ciyaari ku dhexmartay xulka Colombia iyo Uruguay kana tirsaneyd koobka kubbadda cagta ee aduunka oo ahaa wareegii labaad ,labadan xul ayaa ka shubaya kii laga badiyo. Xulka Uruguay ayaa waxaa ka maqnaa xiddiga aay ku dhaantaan ee Suarez oo Fifa ganaaxdey markii […]
Posted in Sports | Read More »
london 28Jun14(SDN)Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka Somaliland Ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa socdaal ugu Ambo-baxay caasimadda Wadanka Mexico ee qaaradda Latin America, halkaas oo uu kaga qayb galayo Shirweynaha Axsaabta siyaasadda adduunka ee xubnaha ka ah Dallada Ay ku bahoobeen Xisbiyada Adduunku ee loo yaqaan The Socialist International (SI) […]
Posted in Uncategorized | Read More »