Home » 4:06 am
Entries posted on “June, 2014”
Nairobi:June,24,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobay ayaa ka warwarsan Ammaanka Xarumaheeda ay ku leedahay Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland, waxana jira warar sheegaya in ciidamo gaar ah oo ilaalo ah la geyn doono Halkaas. Qorshahan Qaramada Midoobay ku doonayso inay ciidamo ilaalo ah geystado Xarumahooda ku Yaalla Puntland ayaan wali si rasmi ah loo shaacin,balse Hadal Hayntooda laga Dareemayaa Xafiisyada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:June,24,2014(SDN/QJ)-Dawladda Maraykanka ayaa si Kal iyo Laab ah u soo dhaweysay Xalka laga Gaadhay Maamulluadii iska soo horjeeday ee ka jirey Deegaanada Baydhabo iyo Jubbooyinka. Ergeyga gaarka ah dowladda Mareykanka u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James P. McAnulty ayaa soo dhaweeyay Saxeexa Heshiiska dhexmaray maamulada Saddexda iyo Lixda gobol ee Koonfur Galbeed, si loo meel mariyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Edna Adan has led a life filled with firsts. The 76-year-old was the first woman from Somaliland to study in the UK and the first qualified-nurse midwife in her country, as well as the first female foreign minister and one of the first in the world to speak out publicly about the horrors of female […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 23jun14 (SDN)Qaybtii Labaad ee Sawiradii soo dhawaynta Lataliyaha Madaxwaynaha Somaliland ee arimaha Bulshada Barkhad Daawasho wacan
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 23 June, 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiish ku dhex dhigtay labadii garab ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Heshiishkan oo ay garwadeen ka ahayd Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhabaha u xaaraya samaynta maamul goboleed ku-meelgaar ah oo ka kooban saddexda gobol […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Debeda ee Ethiopia, Tedros Adhanom Ghebreyesus iyo Wasiirka Arrimaha Debedda ee Jamhuuriyada Somaliland, Mohamed Bihi Yonis, ayaa manta kulan ku yeeshay caasimada Ethiopia ee Addis Ababa. Qoraal Kooban oo uu Soo Saaray Siciid Cali Muuse oo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland u qaabilsan isgaadhsiinta iyo xidhiidhka dadweynaha oo Nuqul ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Ibraahin Cali Rayte oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Ku abtirsada Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in Talaabada Xukuumadu ku Cabudhinayso Xoriyatul Qawlku ay Bar Madow ku tahay Dimuquraadiyada iyo Kala Danbaynta ka Jirta Somaliland . Waxa uu Xildhibaanku ku dooday inaan Garsoorayaashu awood u lahayn kala Xulashada Xeerarka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 23.June 2014 (SDN/QJ)- Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa shaaciyey in inka 80 ka tirsanayd dagaalyahannada kooxda Al-Shabaab ay ku dileen duqeyn dhanka cirka ah oo ay diyaaradaha dagaalka ee Kenya ay ka geysteen deegaannada Kudha iyo Caanoole ee gobolka Jubbada Hoose Axaddii shalay. Qoraal ay AMISOM soo saartay ayey ku sheegtay in duqeymaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 23.June 2014 (SDN/QJ)- Xukumadda Somaliland ayaa la sheegay inay saddex qof ku wareejisay Dawladda Jabuuti. Dadkan ayaa laga qabtay Hargeysa, waxaana lala xidhiidhinayaa inay lug ku lahaaayeen weerar isqarxin ah oo Jabuuti ka dhacay, kaasi oo saddex qof ku dhinteen. Dad goob jog u ahaa xiliga lala kala wareegayay Maxaabiistaasi ayaa sheegay in Saraakiil […]
Posted in Uncategorized | Read More »