Home » 10:17 am
Entries posted on “June, 2014”
Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdi Cawaale Caynaan,oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa soo dhaweeyay Xil ka Xayuubintii ay Shalay Shaaciyeen Golaha Deegaanka ee Degmada Gabiley inay ku samaynayaan Maayarkooda. Waxa sheegay in Xildhibaanu ay rabaan Horumarka Gobolka iyo ka Degmadda Maayarakana uu noqday mid ku fashilmay Hawlihii loo egmaday. “Waan ku taageersanahay talaabadaa ay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)-Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta galay Fasax, bisha Barakaysan ee Ramadaan ee soo socota awgeed. Hadal Gudoomiyaha Golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan u jeediyey Mudanayaasha Guurtida ayuu ku faahfaahiyey waxyaabaha u qabsoomay intii Goluhu kalfadhigani shaqaynayay iyo waxyaabaha u hadhsan oo uu sheegay in Guddida Joogtada ahi dhamays tiri doonto. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
halkan ka daawo wedhihii wasiir xirsi ka jeediyey xafladii xadhiga laga jarayey shirkad dab-damis oo markii u horaysay la furay somaliland Maxamed Aaadan
Posted in Uncategorized | Read More »
Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed alongside H.E President Hassan Sheikh Mohamud and Honorable Mohamed Sheikh Osman Jawari attended a historical ceremony that led to the formation of the Interim South West Administration, which will include Bay, Bakol and Lower Shabelle. This agreement recognized the need for a political strategy that establishes a legitimate governance structure […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 24,2014(SDN/QJ)-Waxa maanta mudo dheer oo qaadka laga cuni jiray dalka UK dabadeed la mumnuucay cunida iyo ka ganacsigiisa. Qaadka ayaa maanta ah maalintii u horeysay ee UK ruuxa lagu qabto uu ku muteysan karo xarig iyo xabsi dheer. Ciidamada Police-ka ee UK magaalooyinkooda kala duwan ayaa todobaadyadii u danbeeyay wadey olole wacyi geli […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Khat becomes a banned substance from tomorrow (Tuesday June 24) with anyone found in possession of the drug facing up to two years in prison. Khat is a commonly used substance particularly within the Somali community in Bristol over the last 15 years. A police spokesman said: “It’s a mild stimulant but prolonged use can […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London June 24,2014(SDN/QJ)-Waxaa shir ku kulmay beelwaynta Daa,uud Ismaci(Ciidagale) ee deggen dalka Ingiriiska maalintii ay taariikhdu ahayd 21/06/2014 ,waxaana ka soo qayb galay bulshada beeshan qaybaheeda kala duwan kana kala yimi gobollada iyo deegaannada dalkan. waxaana ku kulmay wajiyo isu baahnaa in ay madal sidan oo kale ah ku kulmaan kuwaas oo laga dheehanayey farxad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Edmonton June 24,2014(SDN/QJ)-Ururka Samofalka ee Hayaan mid ka mida kulamadisii isaraga xubnaha ururkaasi ku qabtay magaalada Edmonton ee Gobolka Alberta ee dalka Canada. Ururka oo ay ku bahoobeen waxgarad jiilal kala duwan ah oo ku nool dalka Canada ayaa wax ka qaabta qaar ka mida baahiyaha Bulshada reer Somaliland. Kulanka oo ahaa mid heer sare […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:June,24,2014(SDN/QJ)-Waxa Maanta oo Bishu Tahay 24-ka June Lagu wadaa in la soo gunaadano xukunka lagu ridayo Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo muddo ku jirey Gacanta Ciidamada Ammaanka. Xukunkana yaa lagu wadaa inay riddo maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Toddobaadkii hore soo afmeetay dhegaysiga Dawcwadda Guddoomiyaha loo Hayso oo ay dhibanayaal ka yihiin xubno ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:June,24,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka soo gaadhay Qurbejoog.com, waxa kooxa awoodda Badan ee madaxweyne Siilaanyo ku xeerani ay saluug weyn ka muujiyeen Habkii uu Guddoomiye Muuse Biixi u iclaamiyey Tanaasulkiisii Musharraxnimada madaxweyne-nimada Xisbiga Kulmiye. Kooxdan oo inta badan masuul ka ahaa dagaalkii meesha fog gaadhay ee Guddoomiyaha lagu hayey xilligii uu ku adkaysanayey Mawqifkiisa musharraxnimada, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »