Home » 4:38 pm
Entries posted on “June, 2014”
A Greece Airliner, SKYGREECE started direct flight from Europe to Mogadishu. It will directly fly to and fro Mogadishu and Greece, Britain and Sweden. This is an initiative jointly by Somali business people and other businessmen from Greece in a bid to ease Somali communities’ travels from Somalia to the rest of the world. An […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia’s federal state of Puntland challenged an oil exploration agreement between the federal government and global oil firms ExxonMobil and Shell, contesting the government’s authority to enter such agreements without Puntland’s consent, Africa Review reported Sunday (June 22nd). “Puntland rejects any such agreement entered [by the Federal Government of Somalia] because we were not consulted […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI, Kenya Environmental crime such as the poaching of elephants for ivory and the selling of illegal charcoal is helping to finance criminal, militia and terrorists groups, said a report from the United Nations Environment Program released Tuesday. The Somali terror group al-Shabab makes between $38 million and $56 million per year in illegal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Madax kale oo ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa ka qayb galay Xaflad lagu Daah Furayay Shirkad Cusub oo adeega ay Bixinayso uu yahay Deminta Dabka taas oo aan hore uga jirin dalka. Todobaadkan ayaynu ku soo qaadi doonaa Barnaamijka Ganacsiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mpeketoni 24.June 2014 (SDN/QJ)- 11 ruux ayaa lagu dilay weerar koox hubaysan ay xalay ku qaadday tuulo lagu magacaabo Witu oo aan ka fogeyn deegaanka Mpeketoni ee gobolka xeebta ee dalka Kenya. Guddoomiyaha degmada Lamu Steven Ikua oo warbaahinta u xaqiijiyey weerarka ayaa sheegay in ay ku hawlan yihiin baaritaan ku saabsan weerarka. Toddobaadkii hore […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti 24.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arimaha gudaha ayaa ka soo horjeestay talaabadii dowladu ay ku midaysay maamuladii horay looga dhawaaqay magaalada Baydhabo oo ay ku aqoonsatay maamulka sadaxda gobal ka kooban ee Koofur Galbeed. Cabdulaahi Goodax Bare oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa BBC uu sheegay in heshiiskaasi Muqdisho lagu saxiixay uu yahay mid waxba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Taleex 24.June 2014 (SDN/QJ)- Wefti balaadhan oo ka socda Dawladda Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Taleex ee Gobolka Sool halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyey. Weftigan ayaa ka kooban Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Wasaaradda arimaha Gudaha Md Cali Maxamed warancadde, Wasiirka wasaaradda Kheyraadka biyaha Md Xuseen Axmed Cabdallah, wasiirka wasaaradda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)-Xoh-haya Guud ee Xisbiga taladda Somaliland haya ee Kulmiye,ayaa war qoraal ah oo goor dhawayd soo saaray waxa uu sheegay in dib loo dhigay Shiweynihii Golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye. Waxa sheeegay in kulan ay maanta iskugu yimaadeen Xubno ka tirsan Hogaanka Xisbiga Kulimye lagu go’aamiyay inta lagu gudo jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)- Warar Xog-ogaala oo aanu ka helay Madaxtooyada ayaa sheegaya in Maanta galinkii hore kulan ku dhex maray Madaxweyne Axmed Siilanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, kulanka ayaa la sheegay in ay gudoomiyaha iyo Madaxweynaha oo kaliyi balan ku,lahaayeen kulankaasi oo ahaa in ay labada masuul kulan gaara wada qaataan maadama oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Macruuf (Mohammed Maroof), oo ahaa xildhibaankii mooshinka aqoonsiga Somaliland horgeeyay golaha deegaanka Sheffield, ayaa kursigiisii ku waayey doorashadii deegaanka ee 22 May ka qabsoontay magaaladaas. Xildhibaan Maroof, oo ahaa xildhibaan guul lama ilaawaan ah u soo hooyay shacabka reer Somaliland, ayaa la filayay inuu doorashadan cod laxaad leh ka helo jaaliyadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »