Home » 4:09 am Entries posted on “June, 2014”

Cadho Ka Dhalatay Hadalkii Wasiir Goodax Ku Diiday Heshiiskii Saddexda Gobol Oo Keentay Inuu Ra’isal wasaare Cabdiweli Shir Degdeg ah Iskugu Yeedho Golihiisa Wasiirrada

Muqdisho:June,25,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Dawladda Federalka ah ee Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed, ayaa cadho iyo niyad jab ka muujiyey Hadalkii uu shalay wasiirkiisa arrimaha Guduhu kala horyimi Heshiiskii laga gaadhay Saddexda Gobolka  Koonfurta Somalia Xilli uu wasiir Goodax Barre si cad udiiday aqoonsiga Heshiiska Maamulka Saddexda Gobol, ayuu Ra’isal wasaare Cabdiweli Habeenkii Xalay Shir Degdeg ah iskugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Halkani goob colaadeed ma aha xabadina kama dhicin oo la iskuma dilin,waxanu Nimi Inaanu reero isku dhacay oo Tobaneeyo qof ku kal a dhinteen dhex galno”Wasiir Xirsi

Taleex:June,25,2014(SDN/QJ)Wasiirka madaxtooyada Somaliland  Xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan Degmada taariikhiga ah ee Taleex ayaa ka Hadlay markii ugu horraysay ujeeddada ay Halkaas u tageen isaga iyo waftiga culus ee uu Hoggaaminayaa. Wasiir xirsi oo u warramay idaacadda BBC-da, ayaa Meesha ka saaray inay taleex tahay meel Somaliland Xoog ku qabsatay, isagoo ku adkaystay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaniiyadii Suarez,Xulal Ka Shubey Iyo Qaar Jarka Ka Laalaada.(By Jaahuur)

Brazil-24-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil iyo xulal ka shubay, qaar jarka ka laalaada,kuwa dhoola caddeynayaa iyo Suarez oo mar saddexaadkii qaniiyadiisii sii wata. Akhyaartay koobkii kubadda cagta ayaa wareegiisii hore gabagabo ku dhaw oo aay ka soo qeybgaleen 32-ba dawladood,wareegga labbaadna waxaa foodda isla […]

Posted in Sports | Read More »

Golaha Wasiirradd​a Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii ay gaareen Dhinacyadi​i Isku Hayey Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Mogadishu, June 24, 2014(SDN/QJ)–Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, kaasoo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana golaha wasiirradu si wadajir ah u soo dhaweeyeen qodobadii ka soo baxay heshiiskii ay shalay gaareen dhinacyadii khilaafaadku u dhexeeyay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabinet approves agreement reached by opposing sides in South West Somalia

Mogadishu, June 24, 2014 — The Prime Minister of the Federal Government of Somalia His Excellency Abdiweli Sheikh Ahmed chaired an extraordinary session of the Somali Cabinet tonight that led to a unanimous approval of yesterday’s agreement reached by the opposing sides in South West Somalia. Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed described the agreement reached […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka furay Carwada Caafimaadka Somaliland Daawo

Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ka furay Carwadda Caafimaadka Somaliland, taas oo ay Dadka bixiya adeegyadda Caafimaaddka ay ku soo bandhigeen Adeegyadda ay u qabtaan Bulshadda. Hadaba halkan ka daawo weedhihii uu munaasibadda ka jeediyay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici). […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Jaamacada Sanaag oo Kulan la qaatay Jaaliyada Uk Iyo Arrimihii lagaga hadlay Daawo

London 24.June 2014 (SDN/QJ)-  Gudoomiyaha Jaamacada Sanaag Xasan  oo ku Sugan dalka Ingiriiska ayaa Kulan la qaatay Jaaliyada Gobolka Sanaag ee dalka Ingiriiska Kulankaasi oo lagaga hadlayay Sidii ay Qaadhaan Lacageed ugu Ururin lahaayeen Jaamacada Gobolka Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo . Waxaa halkaasi ka hadlay Xubnaha Jaaliyada iyo Hormoodka Kulliyada Sanaag London SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbixin: Waxa aanu Xabsiga Ugu Tagnay Taageerayaashii Muuse Biixi, Carruur iyo Dulmanayaal!

Waxa ay ahayd 10:30 arooryo, maalinnimadii Axadda, sooyaalku waxa uu ahaa 22kii Juun sannadka 2014ka markii uu aanu tagnay Saldhigga Dhexe ee Caasimadda Hargeysa si aanu u booqanno Marwo Xaliimo Cismaan Raage Xoghayaha Garabka Haweenka UCID, oo sharci-darro halkaasi ugu xidhnayd in muddo ah. Masuuliyiinta hawsha mahuraanka ah aanu ku wada jirnay waxa ka mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weli Ma aragtay Madaxweyne Siilaanyo oo Muuse Biixi u Heesaya,Jawaabta uu Muuse Siin lahaa iyo Ku Digashada C.raxmaan Cirro DAAWO.

Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Mar kale dib u istaadhmay Khilaafkii ka dhex jiray Xisbiga Kulmiye ee Hogaaminta Somaliland Gacanta ku hayay, Cida uu Khilaafkan oo marba Weji lihi u dhexeeyo Waa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. Xifaalo Cusub iyo Kaftan Hor leh ayaa Laga Bixiyay Khilaafka labada Oday u […]

Posted in Uncategorized | Read More »