Home » 6:44 am Entries posted on “June, 2014”

Boko Xaraam oo 91 ruux oo hablo iyo inamo isugu jira afduubtay

Abuja June 25,2014(SDN/QJ)-Dagaalyahanada kooxda Boko Xaraam eek a dagaalama dalka Nigeria ayaa waxa ay mar kale afduub ku kaxeysteen ubad faro badan. Kooxda ayaa weli afduub ku heysata boqolaal hablo ah oo ay xili habeen ah ka kexeysteen dugsi ay wax ku baraneyeen. Sida ay da goobjoog ahaa saxaafada u sheegeen Boko Xaraam ayaa caruurtan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sawirada Madaxweynaha Mareykanka iyo ciyaartooy u ciyaara UK oo la isku qalday(SAWIRO)

London June 25,2014(SDN/QJ)-Taageereyaasha kooxda Manchester united ayaa ku dawakhay isku khaladka sawirada ciyaaryahanka Chris Smalling ee UK iyo madaxweynaha Mareykanka Barak Obama. Taageereyaasha ayaa dawkhaad ka qaaday kolkii ay iibsadeen koobab kuwa wax lagu caba ah oo ahaa Obama oo xiran garanka ama funaanada kooxda qaranka UK. Iibka koobabka ayaa la joojiyay iyada oo qaar […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaa ka Soo Baxay Diiwaangelintii Tijaabada ahayd ee Hargaysa iyo Baki ka Dhacday

Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Guddiga Diiwaan galinta  codbixiyeyaasha ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka  Raabbi Cabdi Xariir,ayaa ka war bixiyay diiwaan gelin tijaabo ah oo ay ka sameeyeen degmadda Baki,waxaanu tilmaamay  in ay sameeyeen diiwaan gelin tijaabo ah oo ay ka qaadeen 300  oo qof taas oo ay laba maalmood wadeen. Raabbi Cabdi Xariir waxaa kale […]

Posted in Uncategorized | Read More »

300+ Somali children separated from detained or deported parents

Nairobi, KENYA, EASTERN AFRICA: As Kenya continues to round up and detain refugees, migrants and asylum-seekers in a controversial anti-terrorism operation, fears are mounting over the fate of around 300 children separated from parents arrested during the sweeps. Some of these children are reported to be held in a Nairobi stadium used as a temporary […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Judge who sentenced Saddam Hussein to death ‘is captured and executed by ISIS

The judge who sentenced former Iraqi leader Saddam Hussein to death has been captured and executed by ISIS militants, it is claimed. Raouf Abdul Rahman, who sentenced the dictator to death by hanging in 2006, was reportedly killed by rebels in retaliation for the execution of the 69-year-old.His death has not been confirmed by the Iraqi government, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mohamed Mogeh liban was a person of multiple quality and talent and captured by our hearts and minds at times

Mohamed Mooge Liban was song writer, singer, composer, musician, teacher and evolutionary, leader and diplomat,hero and died as martyr. It is extremely hard to find single person who takes single role for the careers listed above. A person known as a composer is one who writes for both instrumental and vocal forces. Composers also write vocal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weftigii Tagay Degmada Taleex oo Qarameeyay 300 oo Maleeshiyo ah, Iyo Gaadhi ay Ku wareejiyeen Cuqaasha Degmadaas.

Taleex 25.June 2014 (SDN/QJ)- Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Niskii danbe ee Xalay Gaadhay Degmada Xudun kadib markii ay ka soo Kicitimeen Dhanka Degmada Taleex ee Gobolka Sool. Wasiirka iyo Weftiga balaadhan ee uu hogaaminayo Waxay wada hadal u fureen laba raas oo Shaqaaqo gacan ka hadal ahi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Magaalo-xeebeedda Mombassa Oo Ammaankeeda La Xoojiyey Xilli ay Ka Sugan yihiin in Ka Badan 6000 Oo Macallin

Mombassa:June,25,2014(SDN/QJ)-Magaalo-xeebeedka dalxiiska ku qaniga ah ee Mombassa, ayaa Amaankeeda si weyn loo xoojiyey kadib weerarradii Habbeen hore ka dhacay deegaanada ku dhaw oo dad ku  dhinteen. Magaaladan ayaa Haatan waxa ku sugan in ka badan 6000 oo iskugu jira Maamulayaasha iskuulada kala  duwan ee Dalka oo Kalluumaysi u jooga, kuwaas oo ay weheliyaan Ardayda dalkaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maayarka Magaalo Ku Taalla Maraykanka Oo Diiday In Dadka Somalida ah Dib-u-dejin Looga Sameeyo Magaalada uu Masuulka Ka Yahay

Springfield:June,25,2014(SDN/QJ)-Ninka Maayarka ka ah magaalada Springfield ee gobolka Massachusetts ee dalka Mareykanka ayaa ka  horyimi in dadka somalida ah wax dib-u-dejin ah laga siiyo Magaalada uu masuulka ka yahay.  Ninkan oo Magaciisa la yidhaahdo Domenic Sarno, ayaa wasaarada arrimaha Gudaha ka cosaday inaan somalida laga aqbalin dalabyada ay dib-u-dejinta kaga codsanayaan Magaaladan uu masuulka ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland:Shacabka Oo Ka Nasan La’ Khilaaf Gacan-ku-rimis ah Oo Koox Tiro Yari Ka Istaadho Madaxtooyada iyo Kulmiye Dhexdooda

Hargeysa:June,25,2014(SDN/QJ)-Gebi ahaan shacabka ku dhaqan Somaliland ayaa si weyn uga ashkatoonaya khilaaf Gacan-ku-rimis ah oo Bilihii ugu dambeeyey si joogto ah uga dhex bilaabmayey Madaxtooyada dalka looga arrimiyo iyo Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye. Khilaafkan ayaa ah mid koox tiro yar oo isku dhaca iyo Xiqdiga ku nooli farahooda ku abuurto, kuwaas oo  Sumcadda iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »