Home » 3:34 pm
Entries posted on “June, 2014”
Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa maanta si adag uga hadlay sadex nin oo dhawaan la sheegay in Xukuumada Somaliland ay u gacan galisay Dawlada Jabuuti ku waasoo ku eedaysan in ay ku lug lahaayeen Qaraxii dhawaan ka dhacay dalka Jabuuti. Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga WADDANI Mustafe Maxamuud Qodax oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, June 25, 2014-The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns in the strongest terms possible to the harsh sentence handed down to two journalists and newspaper license revoking in the Hargeysa regional Court on Wednesday morning, 25 June, 2014, around 7:00am local time, the latest in a string of violence against the journalists and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa june 25 . 2014 (SDN/QJ) Xogyaha guud ee Urur suxufiyiinta somaliland ayaa maanta ka si kulul u canbaareyey xukunkii maxkadu ku riday gudoomihii wargeyska Haatuf iyo tafatarihiisi isgoo Xoghayuhu xukunkasi ku sheegay in lagu raaligalinaayo wiilka uu madaxwaynuhu sodoga u yahay baashe cawil iyo wasiirka macdanta iyo tamarta somaliland isago sidoo kale madaxwaynaha somaliland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)- Waxa Maanta uu kulan ujeedadiisu ahayd dar dar galinta Diyaarinta Miisaanida sanadka 2015-ka ee Soo aadan uu ku dhex maray Wasiiradda Maaliyada Wasiirka Wasaaradaasi iyo Gudiga Golaha Wakiilada u Qaabilsan Dhaqaalaha. Kulanka ayaa lagu korfeeyay sidii si wada-jir ah Gunti-ga loogu Xidhn lahaa ka dhabaynta Higsiga Wasaaradda ee soo Ururinta Dakhliga. War Qoraal ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)- Gudoomiayaha Golaha Wakiialdda Somaliland,ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani,ayaa maanta wax aan Somaliland Dhaqan u ahayn ku tilmaamay Habkii loo maray Maxakamadantii Masuuliyiinta Haatuf.waxa uu sheegay in Xukunkaas lala dhuuntay,oo laga Qariyay Ehelka iyo Daneenayaasha Dacwadda Wargayska,iyada oo Cidii Nasiib u yeelatay inay Wakhtigaa Goobta Joogaana loo diiday inay Maxakadda galaan. Waxa kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)- Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Sollja,ayaa si kulul u Canbaareeyay Xukunka Maanta ay Maxakadamadda Gobolka Hargaysa ay ku riday Masuuliyiinta Wagayska Haatuf.Xog-hayaha UrurkaSaxfiiyiinta Somaliland ee Sollja Maxmed-Rshiid Muxumed Farax,oo warbaahinta la hadlayay ka dib markii uu soo baxay Xukunka lagu riday Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Axmed Cige,ayaa sheegay Inuu yahay Xukunkani mid xataa aan ahayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Sadexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Md. Cali Mamaxed Yuusuf(Cali Guray),ayaa ka hadlay sida uu u arko Xukunka Maanta lagu riday Masuuliyiinta Wargayska Madaxa-banaan ee Haatuf. Waxaa uu sheegay iany Siilaanyo iyo Siisi(Madaxweynaha Masar) ay iska Shabahaan Cabudhinta iyo Caga-juglaynta Saxaafadda. Waxa sheegay in Xukunka Maanta lagu riday Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftirihiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:25,June,2014(SDN/QJ)-Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dibad bax aad u balaadhan ay kasoo qeyb galeen boqolaal dadweyne oo kasoo horjeeday Heshiis la sheegay in lagu mideeyay Maamuladii Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaa oo maalin kahor lagu saxiixay Xarunta Madaxtooyada Somaliya. Dibad baxa maanta ka dhacay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda gobolka hargeysa ayaa ku xukuntay mulkiilaha wargeyska haatuf Yuusuf Cabdi gaboobe saddex sano oo xadhig ah, konton milyan oo ganaax ah iyo wargeyska oo ruqsadii lagala noqday. Xukunkan oo goor dhaweyd dhacay ayuu ku dhawaaqay garsoorihii dacwada hayey, manay jirin cid saxaafadda ah oo ka war haysay in uu xukunku maanta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Waa 54 Guuro,Waa Markii u Horaysay ee Bogcad Dad Somali ahi degaan ay Xoriyad ka qaataan Gumaysi haystay,Waa Hargaysa oo Nasiib u yeelatay in laga taago Calankii ay Gobonimadeeda kaga qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26kii bishii June 1960. Waa Barnaamij ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay in Akhyaarta ku Xidhani kala socdaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »