Home » 3:34 am
Entries posted on “June, 2014”
A Toronto man convicted of attempting to join the Somali terrorist group Al Shabab should serve no more than four years in prison, his lawyer argued Wednesday, claiming his client had engaged only in “non-violent terrorism.” But federal prosecutors are seeking the 10-year maximum sentence for Mohamed Hassan Hersi, a 28-year-old former security guard who […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Reporters Without Borders cautions the Somali cabinet against adopting an incomplete and overly restrictive media bill, which it is to examine tomorrow. Reporters Without Borders is also disturbed by the information ministry’s sudden decision to submit the bill to the cabinet before the start of Ramadan. While the government has consulted some civil society figures […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brazil-25-June-2014- (SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku falanqeyneynaa koobka kubadda cagta ee aduunka ee ka socda dalka Brazil oo wareegii hore ilaa bari soo gabagaboobayo,waxaynu ogsoonahay xulal aad loogu kalsoon yahay horeyna ugu guuleystey koobka kubadda cagta ee aduunka iney u haajireen guryahoodii sida Spain,Italy iyo Ingiriiska. Haddaba xulalkaa hadhay ee aaynu soo xusney waxay […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shacbi weynaha Somaliland oo uu ku bogaadiyay 54 guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland xornimadeedii ka qaadatay dawladda Ingiriiska 26-kii June 1960-kii, xiligaas oo ay noqotay meeshii u horeeyay ee calan-soomaaliyeed oo xor ah laga taagay. Muuse Biixi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 25.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaare Dawlada Federaalka Somalia Cabdiwali Sheekh ayaa Shir Jara’id oo galabta ku qabtay Garoonka Diyaaradaha Aden Cade ka hor intii aanu u dhoofin dalka Equatorial Guinea oo uga qayb galayo shirka Madaxda Africa,Waxa uu ka hadlay arrimo door ah oo taabanaya arrimaha bulshada sida Dhibaatada ummada Somaliyeed haysta iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed has this afternoon jetted out the country to attend the 23rd Ordinary African Union Heads of State and Government Summit, which opens in Equatorial Guinea tomorrow. The summit, which will run until Friday, will discuss peace and security as well as a variety of issues concerning the continent […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Gaalkacyo : Booqashadaani uu Sh.Muxamed Macalin Axmed ku booqday Ardayda wax kabarata Dawrada ay Munadamada Beder ee Ardada kabaxday Machadka Al-Faaruuq kawado Magaalada Gaalkacyo laguna Qabtay Jaamacada Bariga Afrika (Gaalkacyo) ayaa waxaa ku weheliyay Maamulaha Machadka Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta Ustaad Muxamed Maxamuud Ciise , iyo Xubno kale oo Mu’asasada katirsan. Ujeedka Booqashada Sh.Muxamed Macalin ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxa aqoon yahanka iyo wax garadka JSL ay isku wada raaceen in waxyaabihii ay xukuumadani ummadda uqabatey in ay ka sii culus yihiin diiftii, dil-dilaacii,riiqdii, hintaaqadii, qeybsanaantii, qabyaaladii,iyo afooyinkii godobta wada ah ee ay kala dhex dhigtey shacabkii iyo dhamaan beelihii iyo bulsho weyntii walaalaha ahaa reer Somaliland iyo cadaalad darada ay ummadu wada aragtey ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 25, June, 2014(SDN/QJ)…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay dalka Equatorial Guinea , halkaas oo ka dhici doono shirweyne ballaaran oo isugu imanayaan dalalka xubnaha ka ah Ururka Midowga Afrika (AU) Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo shir Jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »