Home » 5:42 am
Entries posted on “June, 2014”
Ceel-waaq:June,26,2014(SDN/QJ)-kooxaha Shabaabka ayaa la sheegayaa inay Habeenkii xalay Weerar Qorshaysan ku qaadeen Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo ay marayeen Gaadiid ay leeyihiin ciidamada Kenya. Wararka aanu Hayno ayaa intaas ku daraya in Hubkii kooxahaasi ku ganeen Ciidamadaasi uu haleelay Goobihii loo qorsheeyey, isla-markaana uu khasaare gaadhay ciidamadii Halkaas ku sugnaa. Ilo wareedyo lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Abuja June 26,2014(SDN/QJ)-Waxa qarax tiro dad ahi ku dhinteen ayaa ka dhacay goob ku taal caasimada dalka Nigeria oo lagu daawanayay ciyaaraha aduunka ee ka socda Brazil, Nigeria ayaa guud ahaan waxa dhawrkii sano ee u danbeeyay waxa ka socday colaado diimeed oo caalamku si weyn walaac uga muujiyay. Ma cada in qaraxa ay ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washignton June 26,2014(SDN/QJ)-Ciidamada circa ee dalka Syriaa ayaa weeraro duqeyn ah ka fuliyay degaanada Galbeedka dalka Ciraaq oo ay gacanta ku hayaan kooxaha Islaamiyiinta ee ISIS. Hawlgalkan ayay dawlada Syria ku micneysay mid lagu hakinayo fiditaanka kooxda ISIS ee ka dagaalama dagaalka Syria Ciraaq. Dawlada Iran ayaa sidoo kale Mareykanku sheegay in ay duyuuradahooda sirdoonku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Abuja:June,26,2014(SDN/QJ)-Ilaa iyo Haatan inta La ogyahay Ugu 21-qof oo rayid ah, ayaa ku dhimatay qarax bambaano oo xalay ka dhacay magaalada Abuja ee caasimada dalka Nigeriya. Weerarkan bambaano oo xalay makhribkii ka dhacay goob suuq ah oo ay dadku ku badan yihiin ayaan weli cidina sheegan, balse dowlada Nigeria oo weerarkan u tuhunsan Boko Xaram […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:June,26,2014(SDN/QJ)-Kenya, ayaa warbixin ka soo saartay dilalkii dhawaan dalkeeda ka dhacay iyo dadkii shacabka ahaa ee sida joogtada ah loogu laynayey. Warbixinta Dawladda ayaa lagu sheegay Weerraradii Shabaabku dhawaan ka Geysteen Deegaamo ka tirsan Kenya iyo Isku dhacyo Beeleed oo dhawaan dhacay ay ku dhinteen Tiro dad ah oo gaadhaysa ilaa iyo 150-Ruux. Warbixin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:June,26,2014(SDN/QJ)-Dur iyo Daabac ma maqli jirteen. Illeyn da’-yarta maanta dadka ugu badani ma soo gaadhin. Waxay ahaayeen labada dhinac ee shilinka ama ganbadaba. Muqdisho markii la joogayna waxa la odhan jiray Xarash iyo Madax. Hadba shilin ayaa sidii siidhi-walayaasha kor la inoogu tuurayaa, markaasaa durkii daabac la inooga dhigayaa, ama daabicii dur la inooga dhigayaa. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Joornaal aan maalin dhawayto aan akhriyey ayaa waxa ku qornaa war sidan u dhigan . Arday dalka ingiriiska wax ka barta oo dalka sucuudi u dhashay , ayaa dalkiisii waxa uu kula soo guryo noqday GAADHI (baabuur yar) oo isagu iswadaaya (is dareewelinaaya ) , gawaadhida noocan oo kale ahna muddo 5 sano gudahooda ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho. 26 Juun 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey 54 guuradii ka soo wareegatay maalintii ay xurroobeen gobollada waqooyi isl-markaana ciida Soomaaliyeed laga taago calanakeenna Soomaaliya. Munaasabadda oo lagu qabtay Muqdisho ayaaa waxaa goob joog ka ahaa, ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qahira June 26,2014(SDN/QJ)-Safiirka Falastiin ee Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar ahna denjiraha joogtada ah ee waddankaasi u fadhiya Jaamacadda Carabta Mudane Jamaal Al-Shawbaki ayaa Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Qaahira kula kulmay Safiirka Soomaaliya ee Masar ahna hormuudka diblamaasiyiinta ee ku sugan dalka Masar Mudane Cabdalle Xasan Maxamuud. Sida ay sheegtay qaybta warbaahinta ugu qaabildan safaaradda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The head of a messianic Jewish ministry says she is concerned that Somali immigrants in her own state have reportedly left their homes to join a jihadist army currently at war in Syria and Iraq. “Some of them are bragging that they are going to apparently what’s being called the worst and most brutal terrorist […]
Posted in Uncategorized | Read More »