Home » 4:39 pm
Entries posted on “June, 2014”
Hargeisa june 26 . 2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha xisbiga cadaalada iyo daryeelka ucid eng faysal cali waraabe ayaa maanta soo dhaweeeyey taageerayal balaadhan oo ka soo digo rogtay xisbil xaakimka kulmiye isagoo gudoomiyuhu ugu hanbalyeeye guud ahaan shacabiga somaliland meel kastoyn joogaan55 guuradii ka soo wareegtay maalintii ay somaliland xoriyada ka qaadatay macmiyadii england oo beegnayd maantay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ragg cadaalad waayay sidii cawsha kala yaac…aadamigu waxa uu ku wada noolaadaa waa cadaalad,hadii cadaalad la waayana waxa ka dhasha rabshado iyo kala guur. Qormadii hore waxaynu tusaale u soo qaadanay ardaydii xaq-darada xukunka loogu riday.Halkaa waxa ku lumay waxbarasha-doodii,waxa isu kaashaday booliska,xeer ilaalinta iyo garsoorka gaar ahaan silsilada isku xidhan ee laaluushka halam-sada ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa;26,June,2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamuuriyada Somliland Md.Axmed Maxamed Maxmuud (Siilaanyo),ayaa Guud ahaanba Shacabka reer Somlailand ku Hanbalyeeyay Munaasibada Sanad guurada 54-aad ee kazoo wareegtay Markii ay Somaliland Xoryadeeda ka heshay Dawladda Britain. Waxa uu Madaxweynhu sheegay in Gobonimadii la hantiyay 1960-kii ay noqotay mid sidii la rabay aan looga Midho-dhalin,ka dib markii Midnimo Dhalanteed ah lala galay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jubba;26,June,2014(SDN/QJ)- Koonfurta Suudaan oo ah wadanka adduunka ugu da’da yar ayaa galay kaalinta koobaad ee wadammada fashilmay. Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin uu sanad walba soo saaro ururka uu fadhigiisu yahay Maraykanka ee loo yeqaano Fund For Peace. Soomaaliya oo lixdii sano ee u dambaysay kaalinta koobaad ku jirtay ayaa sanadkan gashay kaalinta labaad. J. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buulo-burde;26,June,2014(SDN/QJ)- Wararka ka imaanaya magaalada Buulo-burde ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay agagaarka saldhigga ciidammada dowladda. Dadka degaanka waxay sheegayaan in labo nin oo soo xidhay lebiska ciidammada ay weerarka soo qaadeen. Dad Goobjooga-yaal ah,ayaa u sheegaya in dhawr ruux, oo ay ku jiraan labadii nin ee weerarka soo qaadday, ay meesha ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
54 Sano ayaa laga joogaa 26-kii 1960-kii markii ugu horaysay ee calan laga taago dhul somali degto oo xor ah,waxaana halkaasi ay noqotay badhtamaha magalada Hargeysa ee caasimada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu markaasi xornimada gacanta ka saaray dalka Ingiriisku haldoorkii markaasi hor boodayey bulshada somaliland,balse markii ay somaliland xornimada heshay waagaasi,waxa markiiba jiidhay dadkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kigali;26,June,2014(SDN/QJ)-Safiirka Somaliya u fadhiya magaalada Kigali ee wadanka Ruwaanda Mr. Cabdillaahi Sheekh Maxamed, ayaa sheegay inuu Madaxweynaha Ruwanda kaga kalsoonyahay oo uu ka jecelyahay Madaxweynihiisa Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Safiirkan oo u waramay wakaaladda Great Lakes Voice, wuxuu si cad u sheegay inuu aad u jecelyahay Madaxweyne Paul Kagame , “Waxaan jeclaan lahaa inuu noqdo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Afar Sanno ayaa Maanta u Buuxsamay Markii Ummada Somaliland ay Codka Isbedel doonka ah Hogaaminta Qaranka ku saareen Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo 26 bishii June ee Sannadkii 2010kii. Madaxweyne Siilaanyo oo ahaa Hogaamiye Xisbi Mucaarid ayaa si uu u hanto quluubta Shacbi u ooman Isbedel waxa uu dhegahooda ka buuxiyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.June 2014 (SDN/QJ)- Waa Barnaamij ku saabsanyahay taariikhda soo ifbaxii Aragtida Somaliweyn, dhalashadii midnimada labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur, iyo sidii Somalia iyo Somali Galbeed midnimadaas u aaseen, yididiiladii Somaliweyna uga dhigeen raja-gab. Figradda Somaliweyn waxay xooggeedu soo ifbaxday badhtamihii Dagaalkii Labaad ee Adduunka (1939-1945) xilligaas oo ay bilaabmeen halgamadii siyaasiga ahaa ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho June 26,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda 26ka June oo ku beegan caawa oo kale 54sano kadib markii ay gobollada Waqooyi ee Dalkeenna ka xoroobeen gumeystihii Ingiriiska. “Anigoo ku hadlaaya magaca Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed kana wakiil ah dhammaan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed, […]
Posted in Uncategorized | Read More »