Home » 11:20 pm Entries posted on “June, 2014”

America on Somalia’s side

Lately, major news headlines on Somalia have diminished the hope for relief of the human suffering in Somalia. Some of the news headlines include the disastrous political, security, and humanitarian consequences of two yearlong planned military offensive of African Union forces (AMISOM) against three Al Shabab stronghold cities (Elbur, Qoryoley, and Huddur), the UN global […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Soomaaliya oo saxiixday heshiiska ciidamada heeganka ee dalalka Bariga Africa

Muqdisho June 26,2014(SDN/QJ)- Madaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea maanta ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay yeelanayaan dalalka ku bohoobay Bariga Afrika ee lagusoo gaabiyo (EASF), waxaa Soomaaliya heshiiskaasi u saxiixay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed. Madaxda Midowga Afrika ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii AU oo lagusoo dhoweeyay horumarrad​a ay dawladda Soomaaliya ku talaabsata​y

Muqdisho June 26,2014(SDN/QJ)- Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wagfdiga uu hogaaminayo oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Wasiirka Gaashaandhiga ayaa ka qaybgalay shirweynaha 23aad ee madaxda Midowga Africa oo maanta ka furmay magaaladda Malabo ee dalka Equatorial Guinea. Waxaa shirka sanadkan diiradda lagu saaray horumarinta beeraha iyo amniga cunnada iyadoo looga dan leeyahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Healing Grail Of The Caged Birds

When I consulted with Sheikh Google, my mentor and a source of reference in the cyberspace.  He told me that a Somaliland girl at the age of seventeen is virgin and never kissed before, like the African Continent.  At the age of twenty, she is spicy and hot market for the diaspora in overseas, like […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalis in Leicester say drugs ban on khat should be celebrated

An addictive plant chewed by members of Leicester’s Somali community became an illegal drug yesterday. People who had campaigned for khat to be made illegal said yesterday – when it became a class C drug – was a “day of celebration”. Critics of the drug, which is already illegal in most of Europe, as well […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Islamist militants raid hotel in central Somalia – witnesses

MOGADISHU, June 26 (Reuters) – Islamist militants hurled grenades at the gate of a hotel in central Somalia on Thursday then opened fire as they burst into the building used by Somali soldiers and Djiboutian African Union peacekeepers, residents said. Al Qaeda-linked group al Shabaab said it killed several guards and soldiers in the attack […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Personal Account information of 26 June 1960 from Author. Politician, historian General Mohamed Ghalib

Please read below witness information of zero hour from our Independence day event on early morning June, 26, as from General Jama Mohamed Ghalib, who was deputy police commander in Somali-land on those days. Quote. In general, the independence of a colonised country or nation begins at 12 o’clock mid-night, which is also quite rightly […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan ka daawo Axasaabta qaranka somaliland iyo madasha wada tashiga somaliland ayaa maanta si wada jira uga hadlay cabudhinta saxaafda madaxa banaan

Hargeisa  june  26/2014(SDN/QJ) Axasaabta qaranka somaliland iyo  madasha wada tashiga somlailnd  ayaa  maanta si wada jira uga hadlay cadhunta saxaafda madaxa banaan  ay  ku hayso xukuumda somaliland iyadoo is  gaara ay  uga sii hadleen  xukunkii maxkada gobalka hargeisa ku riday  gudomihii wargayska haatuf  iyo tafatihii wargayskaasi  iayagoo  xukuumdana ugu baaqay inay  sharciga saxaafada ku qaadan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Halkan ka daawo wasirka waxbarshada somaliland oo maanta shacisay inay imtaxankii sanadkan ay ka qaaden deegano cusuboo oonay hore uga qaadi jiray iyado sheegtay inay isla maanta imtixaank soo gabagaboobay

hargeisa jane 26 2014  (SDN/QJ)Wasiirka b wasaarada waxbarashad somaliand  marwo  samsam cabdi aadan  ayaa  maanta ka shaacisay  in  maanta guud  ahan  maanta la soo gababeeyey  imtixaankii shahadigta ahaa ee dugsiyada  hoose  dhexe iyo  kuwa sare e dugsiyada dawliga ah  ee somaliland  iyadoo sheegtay  in  si  nabada galyo  aha  uu ugun soo dhamaaday   sidoo kale  waxa ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaa Soomaali oo dhan farxad u ahayd markii ay walaalaheenna Waqooyi si sharafi ku dheehan tahay calanka buluugga ah u keeneen magaalada Muqdisho shan maalmood ka dib markii ay xoroobeen, taas oo muujinaysay…”Ra’iisal Wsaaraha Somaliya

Muqdisho;26,June,2014(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan 26-ka June, oo ah maalintii 1960-kii calanka Soomaaliyeed laga taagay ciiddeena, u diray dhammaan ummadda Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoo sheegay inuu dadkiisa la qaybsanayo farxadda maalintan oo lagu xusayo geesiyadii naftooda u huray in dalku noqdo waddan ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »