Home » 5:23 pm
Entries posted on “June, 2014”
Hargaysa 27.June 2014 (SDN) Hadii fanaanka Caanka ah ee Maxamed Axmed Kuluc ayaamihii Farxada Gobonimo iyo is raacii Somaliland iyo Somalia uu Hees ku lahaa “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Aan Maalno Hasheena Maandeeq”. Xaqiiqdii Waxay Sax ku ahaan lahayd “Ma Gawdoo Candhadii Golaha Marisee Gujaa Lagu Maalay Maandeeq” Somaliland waxay ahayd dalkii ugu horreeyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhamaanaba Warbaahinta Ka Hawlsha Somaliland Gaar Ahaana Casimada Hargeisa Waxaa Ay Habalyo Aan La Soo Koobi Kareen Hawda U Marinayaan Meherka Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Iyo Hoodo Maxamuud Maxamed Oo Maanta Maherkoodu Ka Dhacay Magaalada Hargeisa Gaar Ahaan Hotel Maansoor Waxaan Tahniyada Diraaya Dadka Kala Ah 1. Axmed Xassan Cawke 2. Cabdisalaan Ibraahim Hereri 3. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 27,June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa maanta 27 June, 2014 kulan qaatey muddo labaatan daqiiqo ah kula yeeshay xafiiskiisa oo ku yalaa Harambee House Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata. Kulankaan ayaa inta badan diirada saarayey is-wareysi arrimaha Somalia iyo xaalada Puntland iyadoo dhinaca kale kulankaan ka hor Madaxweyne Gaas kulamo kula lahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Saldhigga Dhexe ee Hargeysa waxa ku xidhnaa qaar ka mid ah odayaashii la safnaa Mujaahid Muuse Biixi Cabdi xilligii uu muranka siyaasadeed ka aloosnaa cidda noqonaysa murashaxa Xisbiga ugu loollamaysa doorashada qorshaysan sannadka dambe haddii Alle idmo oo aan weli xorriyaddooda helin. Gaar ahaanna waxa aan arkay kuwo loo taxaabay tuhunno ku aroora kala-daadintii shir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa: 27,June,2014(SDN/QJ)- Mudooyinkii ugu danbeeyay,ayaa waxa soo badanayay Shaqaalaha Banaynaya shaqadii ay ka hayeen Tv-ga Afka Somaliga ku hadla ee Horn Cable Tv,waxaana ugu danbeeyay oo ka tagay Shaqadii uu ka hayay Tv-gaas Wariye Axmed Cabdiraxmaan Xirsi (Hello) oo ka mid ah Wariyaasha Magaca Weyn ee ka Hawlga Somaliland. Qoraal Kooban oo uu dhigay Barta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Equatorial Guinea 27.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’isal wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wagfdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb galays shirweynaha 23-aad ee madaxda Midowga Africa oo maanta ka furmay magaaladda Malabo ee dalka Equatorial Guinea. Shirkaan oo ay goob joog ka yihiin madaxda badan oo kala socoto qaaradda Africa, ayaa sanadkan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London: 27,June,2014(SDN/QJ)- Kooxda xasaradaha dunida ee ICG ayaa sheegtay inay adagtahay in laga guulaysto ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya haddi aysan dowladdu baddelin hanaankeeda. Warbixintan oo ah tii ugu horreysay ee caalami ah oo sawir wanaagsan ka bixinaysa Al-Shabaab, ayaa waxay ugu baaqeysa dowladda iyo dhinacyada kale ee ku howlan dagaalka Soomaaliya inay Al-Shabaab uga daydaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuut: 27,June,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Jabuuti ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele. Kulankan oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada dalka Jabuuti, ayaa ugu horeyn Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:June,2014(SDN/QJ)-Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo ah Ra’isal wasaarihii shacabku ugu jeclaa ee Dalka soo mara Tan iyo wixii ka dambeeyey Burburkii Dawladdii Soomaaliyeed, ayaa ka Hadlay Xaaladaha is qabqabsi iyo muranka Deegaanka ku salaysan eek u soo kordhay Somalia. Mudane Farmaajo oo u warramayey mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ka jira, ayaa wax laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Moscow:June,27,2014(SDN/QJ)-Ruusha ayaa sheegay inuu Kenya Ka Gargaari doono dhinaca la dagaallanka kooxaha Al-shabaabka oo faro baas ku haya Muddooyinkii ugu dambeeyey. Dhawaaqan Ruushka ayaa salka ku haya sidii kor loogu qaadi lahaa awoodda iyo kartida ciidamada booliska Kenya u leeyihiin la dagaallanka kooxaha argagixisada ah oo muddooyinkii ugu dambeeyey Ammaanka Kenya hoos udhigay. Isagoo ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »