Home » 1:20 am Entries posted on “June, 2014”

DAAWO:Raiisul wasaaraha Britain oo fariin Ramadaanka ku saabsan u diray Muslimiinta

London June 28,2014(SDN/QJ)-Raiisul wasaaraha dalka Britain David Cameron ayaa fariin ku wejahan Bisha barakeysan ee Ramadaan u diray shucuubta Muslimka ah ee ku nool dawlweynaha Britain, Raiisul wasaaruhu waxa uu Muslimiinta u rajeeyay in bias Barakeysan ee Ramadaan ay thay mid muhiimad gaar ah u leh Muslimiinta Britain iyo kuwa caalamka.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland:Abolish the Three-Party Political System

Lewis Center, Ohio—-The most important Somaliland presidential election will take place in less than a year. But other political parties or independent candidates will not be able to access the ballot because of Somaliland’s three- party monopoly system. However, according to Somaliland’s Constitution on Article 82, the person wishing to become Somaliland’s President must fulfill […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Todoba Qof oo looga Shaki san yahay falal amni daro oo lagu qabtay Hawl galo

Muqdisho 27.June 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada booliska ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta gacanta ku dhigay toddobo qof oo looga shakisan yahay falal amni-darro, kaddib markii ay howlgallo ka sameeyeen qaar ka tirsan waddooyinka magaalada Muqdisho. Ciidamada ayaa isgoysyada waddooyinka ku baarayay gaadiidka iyo dadka saaran. Afhayeenka booliska, Qaasim Axmed Rooble oo warbaahinta kula hadlay degmada Wardhiigley […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Narcotics ring found in New York with foreign drug called ‘khat’

NEW YORK (AP/PIX11) — Authorities say 17 members of an international drug ring flooded parts of New York, Massachusetts and Ohio with several tons of a narcotic obtained from Yemen, Kenya and Ethiopia. They say the substance, known as khat (AKA gat, jaad, jimma), was shipped to the United States through the United Kingdom, China, Holland […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh, “Walaalaheen reer Jabuuti, waxaan leenahay hambalyo, waana idinla wadaageynaa farxadda”

Muqdisho, 27 Juun 2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Shacabka iyo Dowladda walaalaha aynu nahay ee Jabuuti oo ay ku beegan tahay 37 guuradii ka soo wargeegatay maalintii ay xurriyadda qaateen. Madaxweynaha Soomaaaliya ayaa sheegay in shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed farxadda maalinta xuriyadda walalaha Jabuuti ay la qabsanayaan .Waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Qabile oo waano u jeediyay mucaaridka iyo muxaafidka Somaliland

Hargeysa June 27,2014(SDN/QJ)-Caawa waa habeyn Jimce ah bisha shabcaana ay tahey dhamaad, Rabbi SWTC bishaa dhamaatey kheyrkeeda ha ina siiyo, sharkeedana ha inaga xijaabo, Rasuulkeenii Muxamed ahaa Naxariis & Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee, wuxuu sheegay, mar la su’aaley in ummadiisu geli karto denbiyada ay ka midka yihiin, Sinada, tuugada,& Beenta? Wuxuu sheegay in ummadiisu ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hambalyada maalinta 27 June

Muqdisho June 27, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya, Mudane C/weli Sheikh Axmed Maxmed ayaa waxaa uu diray hambalyo ku aadan xuska maalinta 27-ka Juun oo beegan 37 guuradii ka soo wareegtay markii ay Xornimada qaateen Wadanka aan walaalaha nahay ee Djibouti, isagoona u rajeeyay horumar iyo barwaaqo. Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan Dadka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia signs StandBy Force Agreement

H.E Abdiweli Sheikh Ahmed, Prime Minister of Somalia who is in Malabo for the African Union Summit welcomed the East African Standby Force; this agreement has been signed by 10 nations including Somalia. The East African Standby Force (EASF) is a regional organization whose mandate consists of enhancing peace and security in the East Africa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali community rally around mother whose toddler was taken into care ‘illegally’

A Somali community campaigned today after a toddler was pulled out of his family home by undercover police after a neighbour allegedly told them he was being neglected. Adar Hassan’s two-year-old son was taken into care on Monday (June 23) evening and she was arrested following a dramatic raid by police on her home in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Radio Qubejoog: Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »