Home » 5:00 am
Entries posted on “June, 2014”
Garowe 28.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Ing, Camey ayaa Khudbad uu ka Jeediyay munaasabad lagu maamuusayay maalinta 26-ka ee ay xurnimada qaateen gobolada Waqooyi ayaa sheegay dowladda Puntland inay si rasmi ah ugu bareeridoonto inay soo ceshato dhulkeeda ka maqan. . Madaxweyne ku xigeenka ayaa shacab reer puntland cod dheer ugu sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ukraine 28.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Ukraine Petro Poroshenko ayaa magaalada Brussels ku saxiixey heshiis muhiim ah oo dhinaca ganacsiga iyo dhaqaalaha la xiriira oo waddankiisu la galey Midowga Yurub, waxaana uu sheegay inuu goor dambe go’aan ka gaari doono inuu kordhiyo muddada xabbadjoojinta uu ku dhawaaqey toddobaadkii hore ee hawlgalada milateri ee ka dhanka ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.June 2014 (SDN/QJ)- Oday Siciid Maxamed Gees oo dhalay Prof Maxamud Siciid Gees oo haatan ku Sugan Magaalada Hargaysa Xili uu ka Yimid dalka Maraykanka oo uu degan yahay ayaa Si Xeel dheer uga Waramay qaabkii u u dhici jiray Kulamada ay wada yeelanayeen Maamulkii Ingiriiska ee Haysan jiray dhulka Somaliland iyo Cuqaashii Somaliland. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Johansberg:June,28,2014(SDN/QJ)-Afar Muwaadin oo u dhashay somalia, ayaa lagu gubay Dalka Koonfur afrika oo ay ku haysteen Meherado Ganacsi. Muwadiniintan ayaa la sheegayaa inay lagu Gubay Gudaha Meheradooda, iyadoo arrintaasna la sheegay inay ka dambeeyeen Niman budhcad ah oo u dhalatay dalka Konfurta afrika. Mid ka mid ah mulkiilaha goobta ganacsiga oo ka hadlay dhacdadan ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyad June 28,2014(SDN/QJ)-Sacuudiga ayaa laga yaabaa In ay joojiyaan Geela ay ka soo iibsadaan dalalka Geeska Africa ka dib kolkii laga shakiyay in cudur boqolaal ruux dalkaa ku laayay laga qaaday geela. Scienceyahana dalka Suucdiga ayaa baaritaano ay sameeyay waxay si hour dhaca ugu ogaadeen in Geella dalaa loo ib geeyo ay dhici karto halka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:June,28,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Dalka Kenya ayaa sheegaya inuu jiro khilaaf cakiran oo dhedyaalla dalalka Kenya iyo Britain, kaas oo salka ku haya Digniino dhinaca ammaanka ah oo dhawaan Britain soo saartay. Murankan oo ah mid diblomaasiyadeed, ayaa keenay in in ka badan 1000 askari oo ka tirsan ciidamada dalkaasi britain ay ku xayirmaan magaalada nairobi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:June,28,2014(SDN/QJ)-Magaalada Hargeysa ee Caasimadda dalka Somaliland, ayaa habeenkii xalay lagu qabtay Xus lagu taageerayo 37-Guurada Ka soo wareegtay Maalintii Dalka Djibouti ay xorriyadooda ka qaateen Waddanka Faransiiska. Munaasibaddan lagu qabtay Hargeysa, ayaa waxa soo Abaabulay Jaaliyadda Dalka Djibouti ee Somaliland, iyadoo ay ka qaybgaleen Masuuliyiin sarsare oo ka socda Xisbiyada qaranka Somaliland, xubno ka mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:June,28,2014(SDN/QJ)-Safiirka somaliland u fadhiya Dalka Maraykanka Rashid gaaruf, ayaa si kulul u difaacay xaqa ay Somaliland u leedahay inay Gaadhaan Gudaha Degaanka Taleex oo ay dhawaan Tageen. Mudane Gaaruf oo la Hadlayey Idaacadda Voa-da, isla-markaana u jawaabayey Dad la sheegay inay Mudaharaad ay Maamulka Qaska ka wada Bariga Somaliland ee Khaatumo la hor tageen xarumaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:June,28,2014(SDN/QJ)-Unugga ama Ururka aan xuduudda lahayn ee ay leeyihiin Wariyayaasha Caalamka ee aan Xuduudda lahayn (Reporters Without Borders), ayaa si weyn uga Biyo diiday Tacaddiga iyo xadhigga ay xukuumadda Somaliland kula kacday Hoggaankii iyo wargeyskii Magaalada Hargeysa ka soo bixi jirey ee Haatuf. Urururka Suxufyiinta aan xuduudda lahayn oo si dhaw ugu dooda xuquuqda Saxaafadda, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brazil-28- June-2014-(SDN) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo carigaa Brazil oo lagu kala qaxay wareegii kowaad iyo wareega labaad sida aay u wada ciyaari doonaan. Akhyaartay koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil ayaa wareegii kowaad ee soo gabagaboobey ayaan la filaneyn iney shubaan wadamo ku caan ahaa kubadda cagta ee […]
Posted in Sports | Read More »