Home » 7:15 pm Entries posted on “May, 2014”

IRGC Confiscates Somali Vessel Smuggling Diesel Fuel

TEHRAN (Tasnim) – The Islamic Revolution Guards Corps (IRGC) patrol ships confiscated a Somali oil tanker near the Strait of Hormuz in the Persian Gulf on Wednesday for smuggling a massive shipment of diesel fuel from Iran. The IRGC naval forces seized the 1000-ton ship, named the Yahya Yahya, for smuggling 500,000 liters of diesel […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali’s Army Chief Escapes Assassination Attempt

TEHRAN (FNA)- Somali’s Army Chief Gen. Dahir Adan Elmi escaped an attempt on his life on Wednesday when a bombing hit his car in south of capital Mogadishu. “Elmi, also known as Indha Qarshe, escaped an assassination attempt when an explosion targeted his car on his way to the Defense Ministry headquarters,” security forces said, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Female Soldiers Join the Army Ranks in Somalia

It’s unusual to see a female in the military in traditionally conservative Somali society where women’s duties are generally at home and limited to family chores. But several determined women are breaking down those barriers and joining the army. Somali army officials report female army recruits have increased following the ouster from the capital in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muse Bixi’s Hijack of the people of Somaliland since 1991 at last over‏

Internationally we aware aircraft hijacking known sometimes aircraft piracy, especially within the special aircraft jurisdiction is unlawful seizure of an aircraft by an individual or a group. In most cases, the pilot is forced to fly according to the orders of the hijackers. the the worst hijacking in history of airline industry was the attach of in September 11, 2001 in united states of america as the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

The Tribal minded minster, Mohamed Omar has defied the party constitution

Tribalism is the state of being organized in, or advocating for,  tribalism is culture exercised by some personalities like the former commerce minster Mohamed Omar that is a way of thinking or behaving in which people are more loyal to their tribe than to their friends, their country, or any other social group.Tribalism has been defined in engaged […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubno Gudoomiye Muuse Biixi u Magacaabay Gudida Fulinta oo Shaaciyay inay Qaadaceen Halkay ku Qanacsan Yihiin

Hargeysa 28.May 2014 (SDN/QJ) Laba iyo toban ka mid ah Liiskii Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi u magacawday guddida Fulinta ayaa war-saxaafadeed ay ku saxeexan Xubnahan oo Nuqul ka Mid ah la soo gaadhsiiyay Warbaahinta ayay ku Cadeeyeen   in aanay Guddidaas ka mid ahayn, isla markaana ay ku qanacsan yihiin Guddida ay magacaabeen Shirguddoonkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Weftigii ka Socday dalka Kenya oo Somaliland ka ambo baxay iyo Ambassador Sifir oo ka hadlay {DHAGAYSO}

Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Safiirka Somaliland u Fadhiya Dalka Kenya Ambassador Maxamed Cabdilaahi Sifir ayaa Maanta Dalka ka Amba Bixiyey Wafti  Ka Socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya, waxana uu ka Warbixiyey Ujeeddooyinka Waftigani dalka u joogeen. Waftigan oo tiradoodu dhan tahay Shan Xubnood ayaa dalka ku sugnaa muddo Shan maalmood ahaa, waxana ay u socdeen  inay indha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Mawqifka Madaxweynaha ee Gudida Dhex dhexaadinta Khilaafka Kulmiye DAAWO

Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade  ayaa saxaafadda Waxa uu Galabta u sheegay in khilaafkii soo kala dhex galay Xisbigu la Go’aansaday in la soo afjaro. Waxa uu Wasiirku sheegay in Maanta kulankii ay  Xubanaha Guurtida ah ee dhexdhexaadinta wadaa ay Madaxweynaha la yeesheen uu  ku dhamaaday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War Degdeg ah: Warancadde Oo Shaaciyey In Wada Hadal U Bilaabmay Garabyadii Iska Soo Horjeeday Ee Kulmiye

Hargeysa: May, 28,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa shir jaraa’id oo  Goor dhaweyd ku qabbtay Xafiiskiisa ku shaaciyey in Guddidii Guurtida ee Dhexdhexaadka ka galaysay Arriamaha Kulmiye ay maanta kulankoodii ugu horreeyey la yeesheen Madaxweynaha Somaliland, isla-markaana arrinta lagu soo dabaalay wada      Hadal iyo  dhexdhexaadin. Wasiir Waran-cadde ayaa saxaafadda u sheegay […]

Posted in Uncategorized | Read More »