Home » 3:50 am Entries posted on “May, 2014”

Xukuumadda Oo Waddo Dhuuni u Maraysa Soo Xero-gelinta Dhammaan Xubnaha Fulinta ee Muuse Magacaabay iyo is baayacaad Bilaabantay

Hargeysa:May,29,2014(SDN/QJ)-Aqalka Madaxtooyada ayaa  waxa ka socda Dedaallo lagu soo xerogelinayo Dhammaan Xubnihii dhawaan Guddoomiye Muuse Biixi u magacaabay liiska Guddida Fulinta oo uu soo saaray, kaas oo shalay ay xubno ka mid ahi iska  Casileen. Wararka Qurbejoog.com Helayso, ayaa sheegaya in ragga Horboodaya ololaha ka dhanka ah Gudoomiyaha Xisbigu ku mashquulsan yihiin sidii gacanta loogu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Is-casilaadda Xubnaha Muuse Ku Daray Guddida Fulinta Oo Halis Gelinkarta Dhexdhexaadinta Labada Dhinac

  Hargeysa:May,29,2014(SDN/QJ)-Waxa sii badanaya Tirada Xubnaha xukuumadda la safan ee sheegaya  inay iska casileen Xubinamada Guddida Fulinta oo uu Muuse Biixi hore u magacaabay. Arrintan oo bilaabantay Shalay ilaa xalayna socotay, ayaa waxa ay mugdi gelin kartaa dedaalada dhexdhexaadineed ee ay Xubanaha Guurtida ahi ka dhex wadaan Labada Garab ee xisbiga oo haatan u muuqda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iran oo qabatay Markab iyo Shaqaale siday Shidaal Suuqa Madoow dalkooda looga soo iibsaday

Tehran May 29,2014(SDN/QJ)-Cidamada dalka Iran ayaa sheegay in ay qabteen Markab Soomaaliyeed oo ah kuwa qaada shidaalka oo dalkooda ka soo raratay shidaal xatooya ah. Ciidamada badda ee dalka Iran ayaa markabka oo la yiraahdo Yaxya Yaxya ku qabtay  marin biyoodka dalkaasi ee Hormuz. Ciidamadu waxa ay sheegeen in markabka Soomaalida ahi uu waday shidaal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DANTA KULMIYE MA WADAAN WASIIRADA DEG-DEGAYAA WAA WIXII UDUB DILEY!!!!!

Marka hore waxaan salaan u dirayaa dhamaan shacbiga Somaliland meelkasta oo ay joogaanba. Salaan ka dib. Waxaan jecelahay inaan halkan ka dhiibto hadal kooban oo isugu jira talo iyo hogo-tusaalayn. Waxa wax aad looga xishoodo ah buuqa, isdhexyaaca iyo kala dambeyn la’aanta ka aloosantay Xisbiga Kulmiye dhexdiisa. Taas oo u muuqata ama salka ku haysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga UCID oo ku guulaystay inuu Somaliland ku metelo 8 Qof oo Deeq Waxbarasho Caafimaadka Indhaha ah uga soo helay dalka Australia

Sydney May 29,2014(SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha Xisbiga ee dalka Ustareeliya, ayaa kulan la qaatay Agaasimaha Hay’adda ‘The Fred Hollows Foundations’ oo fadhigeedu yahay dalka Australia. Masuuliyiinta Xisbiga UCID oo uu hoggaaminayo Murashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa xarunta hay’addaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbaahinta madaxa-bannaan si aanay u tebin wararka Xisbiyada Mucaaradka ah iyo Dhacdooyinka u dambeeya, Wasiir ku-xigeenka Amnigu waxa uu kula kacay Wariye ka hawl-gala Saaxil

London May 29/2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa bilowday qorshe lagu cabbudhinayo Xisbiyada Mucaaradka ah oo loo diiday in wararkooda laga baahiyo telefishanka Qaranka, immika loo soo jeedsaday in Hantidaad iyo Xadhig loo hanjabo Suxufyiinta ka hawl-gala telefishannada Gaarka loo leeyahay si aanay u baahin wararka Axsaabta Mucaaradka. Wasiir ku-xigeen ku-xigeenka Cusub ee Amniga, horena u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

This new food truck is bringing Somalian food to Toronto streets—when it can find somewhere to park

Kal and Mooy (the name means “mortar and pestle”) is the city’s first East African food truck. It launched earlier this month and has since been on a mission to introduce Torontonians to Somalian cuisine—which, according to co-owner Ahmed Duale, is “a fusion of African, Middle Eastern and European cuisine,” combined with something he calls […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaraxyo Cida geysatay aan la garaneyn oo xalay ka dhacay Hargeysa

Hargeysa May 29, May 20149SDN/QJ)-Laba qarax oo xalay ka dhacay magaalada Hargeysa ayaan la garaneyn in ay khasaare geysteen iyo in kale. Qaraxyadan ayaa ka kala dhacay xaafadaha Gojano iyo agagaarka beerta xoriyada iyad aoo si weyn magaalada daafaheedana laga maqlayay. Qaraxyada ayaa ka ka dhacay xaafada Goljano uu ahaa mid aad u weyn, welina […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shortages, clan rivalries weaken Somalia’s new army

BAIDOA, 28 May 2014 (IRIN) – Acting governor of Baidoa and Sector 3 commander of the Somali National Army (SNA) Brig-Gen Ibrahim Yaro breaks into a broad grin, bordering on a chuckle, when asked whether his forces have any of their own helicopters. “You see that vehicle,” he said, pointing to a pick-up truck with […]

Posted in Uncategorized | Read More »

CAF mourns saddening shooting at Somali football

CAF President Issa Hayatou has expressed sadness at news of the death of a child who died following a landmine explosion at a Somalia football field on Monday (26 May 2014). “It saddens me to hear of such a loss of a young life that went out to enjoy a game that is so dear […]

Posted in Uncategorized | Read More »