Home » 1:03 pm
Entries posted on “May, 2014”
Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha C.laahi Abokor Cismaan ayaa Meel adag iska taagay Xadhiga lagula Kacay Madaxdii Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil. C.laahi Abokor Waxa uu ku Hanjabay in Hadii ay Xukuumadu Joojin Weydo falalka ay Haatan Gacmaha kula Jirto ay dhici doonto in raga arrintan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Maanta Si adag u Dhaliilay Talaabada ay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Xabsiga ugu Taxaabtay Madaxdii Xisbiga talada haya ee Gobolka Saaxil. Gudoomiyuhu Waxa uu Madaxweynaha ugu baaqay in Ummadii Soo dooratay aanay ka Mudnayn inuu Xidh Xidho waxaanu ka dalbaday in aanu Sharciga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.May 2014 (SDN/QJ)- Xisbiga Ucid ayaa si Kulul u Canbaareeyay Xadhig iyo tacadiyo kale oo la gaystay Taageerayaasha Xisbigooda ee Gobolka Saaxil,gaar ahaana Magaalada Berbera. War gaar ah oo ay Maanta Siiyeen Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com ayay sheegeen in haatan Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Mdaxweyne Siilanyo ay waddo Cabudhin iyo cagjuglayn ka dhan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 29.May 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa Magaalada Berbera ku xidhay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee Kulmiye Yuusuf Axmed Maxamed(Halac Dhegoole) iyo laba xildhibaan oo ka tirsan Golaha degaanka, kuwaasi oo kala ah Rashiid Aw Xasan, Daahir Aw nuur. Masuuliyiinta la xidhay ayaa Xarunta Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil kula hadlayay dad isku soo baxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.May 2014 (Qurbejoog.com)- Xafladan Xadhiga lagaga jarayey Dhismeyaayshan Cusub ee laga Hirgeliyey Xarunta Wasaarada Warafaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSl Xafladan oo lagu qabtey Xarunta Wasaarada Warfaafinta Waxa ka soo qayb galey Mas’uuliyiin Marti Sharaf Fanaaniin, Ugu Horeyn Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland C/raxmaan Ismaaciil Saylici oo Halkaas Hadal ka soo Jeediyey ayaa ka Warbixiyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.May 2014 (Qurbejoog.com)-Bulshada ku Nool Caasimada Hargaysa ayaa Siyaabo kala duwan fikirkooda uga dhiibtay Laba Qarax oo Mid ka Mid ahi Xooganaa, Inkastoo aanay Wax Khasaare ah gaysan oo Niskii danbe ee Xalay ka dhacay Goob ilaa Sadex boqol oo Mitir u Jirta Garoonka Kubada Kolayga ee Timcade,halka Qaraxa kale oo ahaa Mid fudud […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti May 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Mareykanka ee ku sugan dalka Jamhuuriyadai Jabuuti ayaa la faray in aaney ka bixin xeryaha saldhigyada u ah. Goaankan ayaa Mareykanku soo saaray ka dib kolkii dhawaan ay dalkaasi Qaraxyada ka fuliyeen kooxda Al Shabaab. Qaraxyada ayaa waxa ku geeriyooday sida ay dawlada Jabuuti sheegtay sadex ruux waxaana ku dhaawacmay 11 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Oslo:May,2014(SDN/QJ)-Wargeyska Dagbladet oo ka soo baxa dalka Norway, ayaa qoray in qof muslim ah oo ka tegay dalkoodu uu ku dhintay dagaalada ka socda dalka Syria Wargeyska ayaa shaaciyey in Ninka la dilay uu ahaa Muwaadin Somali haysta dhalashadda Norwegian-ka balse ma uu shaacin magaciisa. Hay’adda Ammaanka Qaranka Norway (PST) ayaa diiday inay wax faallo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
St Louis:May,2014(SDN/QJ)-Waxa Dunida ka Baxday Mid ka mid ah Haweenkii qoraaga ahaa, isla-markaana caanka ku ahaa gabayada. Haweenaydan oo Lagu magacaabi jirey Maya Angelou, ayaa ku geeriyootay da’deeda oo 86-jir ah, waxana ay caan ku ahayd olole ay ahayd mid u ololaysa Xuquuqda Bulshada. Buugeedii ugu horeeyay oo cinwaankiisu ahaa, ‘waan garanayaa sababta shimbiraha la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:May,29,2014(SDN/QJ)-Ergaygii hore ee Qaramada midoobay u qaabilsanaa Arimaha Somalia Augustine Mahiga oo booqasho ku jooga Muqdisho ayaa Qiray inay dalka ka dhaceen isbeddelo la taaban karaa. Mr Mahiga ayaa ugu horrayn sheegay in ujeeddadiisu tahay sidii uu u arki lahaa waxa iska bedelay nidaamkii iyo habkii horumar ee Somalia, maadaama uu muddo sanad ah ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »