Home » 5:14 am Entries posted on “May, 2014”

XISBIGA KULMIYE: BEESHA CIISE MAXAY KA YEELI DOONTAA XUBNAHEEDA U SACAB TUMAYA SILANYO/SAYLICI?

Xisbiga KULMIYE, waxaa musharaxnimada madaxweynimada isku haya Madaxweyne Siiraanyo iyo Guddoomiye Xisbiga, Muusa Biixi. Labada ninna, Beesha Ciise uma sinna. Nin dakano iyo dhiig ayaa uu dorraad ka galay. Midna, hadal baa uu maalintaas ugu hiiliyey. Doorashadii dorraad lagu dhacay Ciisaha Bari, Siiraanyo ayaa aabbo ka ahaa. Saylicina abbanduule ayaa uu uga ahaa. Qayladii Ciisaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Siiraanyaw haddii aad sidan tahay maxaad siyaad barre ula dagaalamay​say

Waxaa hore loo yiidhi taariikhdu iyadaa dib isku soo celisa. Waana muraayad la iska daawado oo qofku ku qiimeeyo khaladaadkiisa kuna cibro qaato wixii hore u soo maray. Waxaynu dhamaanteen xasuusanahay in madaxwaynaha haatan dalka ka taliya ee la yidhaahdo Siraanyo inuu dalkii Somaliya la odhan jiray ka mid ahaa xubnihii asaasay ururkii dhaqdhaqaaqa SNM […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cabinet approves Constitutional Review Commission, discusses security

The Cabinet of Somalia today approved the Independent Constitutional Review Commission in a regular session chaired by His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed. The creation of the Constitutional Review Commission is a big step for the Federal Government of Somalia and H.E. Abdiweli Sheikh Ahmed welcomed its approval. The Cabinet also had a lengthy […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya: Somalia Pulls Out of Refugee Talks in Protest

THE delayed repatriation of more than 500,000 Somali refugees suffered a setback after Somalia pulled out of talks in protest at Kenya’s deportation of refugees from urban centres. The launch of a 12-member tripartite commission that was mandated to oversee the gradual and voluntary repatriation process has now been suspended indefinitely. Somalia was apparently angered […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddidii Dhexdhexaadinta Garabyada Kulmiye Oo Faro Madhan Kala Yimi Madaxtooyada iyo Kala Fogaanshihii oo Sii Ballaadhay

Hargeysa:May,30,2014(SDN/QJ)-Guddidii Dhexdhexaadinta Labada Garab ee Kulmiye ayaa la sheegayaa inaanay wali wax natiijo ah  ka Haynin Garabka ay madaxtooyadu wadato xilli ay foodda inagu soo Hayso Wakhtigii ay labada dhinac u ballameen in Shirarkooda ay qabsanayaan. Sida aanu ku helnay  Warar lagu Kalsoon yahay, Xubnaha Dhexdhexaadinta oo uu hoggaaminayo Oday Cabdi waraabe ayaa shalay Gelilkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxtooyada Oo Ku Daba Jirta Ciddii Samaysay Istiikarro Musharraxnimada Muuse Biixi Lagu Shaacinayo Oo Baabuur Loo Xidhxidhay

Hargeysa:May,30,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Wax Xuraama ee Dhar-cadda loo yaqaanno ayaa ilaa iyo shalay ku raad joogay Goobaha lagu sameeyey Istiikarro lagu muujinayo Musharraxnimada Muusu Biixi oo tiro ka mid shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa ay suuqyada la marayeen. Istiikarradan ayaa waxa loo xidhxidhay Gaadiid ay ku dhejisnaayeen, kuwaas oo aan la garanayn sababta keentay xadhigooda, balse loo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaraxii Labaad Oo Xalay Hargeysa Ka Dhacay iyo Taliyaha Booliska Oo Kii Hore u Macneeyey Qaab Bulshadu Ku Jaahwareertay

Hargeya:May,30,2014(SDN/QJ)-Waxa Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland muddo 24-saacadood ah ka dhacay Qarax aan la sheegin cid wax ku  noqotay, kaas oo ka dhacay Agagaarka wasaaradda Caddaalada. Qaraxan oo dayaankiisa laga maqlayey Meelo badan oo caasimadda ka mid ah ayaa wax aka horeeyyey mid kale oo habeen hore badhtamahha caasimadda ka dhacay, kaas oo aan isagana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Two Somali men awarded €5,000 each after human rights were breached

Two men, of Somali nationality, were awarded on Thursday €5,000 each following a court order after  their human rights had been breached after spending two and a half years more in prison than they should have. Omar Osman and Anwar Otman Hasan were convicted in Novermber of 2012 for being involved in a gang rape […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Verdict expected in terrorism-related trial of Toronto man

A verdict in the trial of a Toronto man charged with two counts of terrorism-related charges is expected in the coming days. Mohamed Hersi was arrested at Pearson International Airport in March of 2011 as he tried to board a plane to Cairo, Egypt, with a one-way ticket. The Somali-Canadian is the first person to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Amar Madaxtooyada Ka Yimi Oo Lagu Xidhay Wasiir Bil Ka Hor Xukuumadda Ka Tirsanaa Oo Baahiyey Siro Muraara-dillaac Keenay

Hargeysa:May,30,2014(SDN/QJ)-Waxa ay  ciidamada RRU-du Xalay aqalkiisii kala soo baxeen Wasiir-ku-xigeenkii hore ee Amniga  Cabdilaahi Abokor Cismaan oo maalin ka hor bixiiyey Farriimo aany xukuumaddu ku farxin oo ku saabsan Hab-dhaqan  hoose oo ay leeyihiin xubno Wasiirrada ka tirsani.  Guriga wasiirka oo ahaa agagaarka Hotel Maansoor ayaa rasaas badan laga maqlaayey taasi oo ay isweydaarsadeen ciidanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »