Home » 4:35 pm
Entries posted on “May, 2014”
Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Garabka xisbiga KULMIYE ee uu Hoggaamiyo Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday inay hakiyeen shirkii Golaha Dhexe ee ay iclaamiyeen inay qabanayaan 31-ka May oo ku beegnaa Beri. Ka dib markii siday sheegeen ay aqbaleen soo jeedintii ergadii Golaha Guurtida oo ku baaqday in la joojiyo shirarka labada dhinac […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Xuseen Xoog ayaa maanta ka hadlay Taageerada Uu U Hayo Guddoomiyaha Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi. Wasiirkii Hore ee Wasaarada Caafimaadka oo Maanta Ka hadlayay Kulan ay Waxgarad ka Tirsan Beesha uu ka soo Jeedaa Taageero ugu Muujinayeen Musharaxnimada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:30,May,2014(SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahana Duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xafiiskiisa Kusoo dhaweeyey Duqa magaaalada baden Dalka Swizerland kaas ay wehliyaan wafdi kale oo heer Caalami ah . Laba mas,ul ayaa waxaa ay ka wada hadleen si ay labada magaalo iskaga Kaashan lahaaayen Dib dhiska Dalka iyo in ay hormar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga UCID Mudane Cabdirashiid Xassan Mataan, ayuu kaga hadalay loolanka siyaasadeed ee ka dhex qarxay xisbiga talada haya ee KULMIYE, iyo saamaynta uu ku yeelan karo jiritaanka Somaliland, nuqul ka mid ah oo soo gaadha Qurbejoog.com ayaa waxa uu u dhignaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa shaaca ka qaaday in xalay gurigiisa laga soo xidhay Wasiir Ku xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor iyo saddex qof oo rayid ah oo hubaysan oo ilaaladiisa ka mid ahaa, ka dib markii uu Wasiirro dawladda ka tirsan ku eedeeyay inay ku jiraan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30,May,2014(SDN/QJ)- xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka caasimada Hargeysa ayaa si kulul u canbaareeyey xadhiga lagula kacay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmada Berbera. Xildhibaan Maxamed Cabdi Yoon ayaa waxa uu sheegay inaanay sharciga meelna kaga oolin in si aan sharciga waafaqsanayn loo xidho xildhibaanada dalka. Ugu horayn xildhibaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Stockholm 30,May,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee Ucid,ayaa waxa uu Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo uga Digay inay ka qayb gasho Shir ay sheegeen in lagu qabanayo Dalka Sweden oo ay kazoo Qeyb galayaan Maamulada Somaliya. Waxaaana uu u dhignaa Warsaxaafadeed ay ka soo saareen Xaruntooda Magaalada Hargaysa “Xisbiga UCID oo ka Digay Xukuumadda Somaliland oo lagu martqaaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Shayga Ugu Weyn ee Somaliland dunnida ka Iibiso kuna Naalooto Waa Nabadgalyo iyo Degenaan,Waa aragtida ay kaga duwanaatay dalal ku yaala Mandaqada Geeska Africa oo ay Xasilooni daro daashatay. Nabadu Waa ta Somaliland gaadhsiisay Horumarka iyo hanaanka dawladnimo. Xukuumadani may keenin Nabadgalyadaas balse waa mid ka timid Shacabka Somaliland Waxaase ayaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Md.Cali Maxamed Warancade ayaa ka hadlay Labbadii qarax ee Xallay iyo Habeen hore ka kala dhacay Magaalada Hargeysa, waxaanu sheegay in qaraxyadaasi ay ahaayeen Shaani ladhigo meelahasi oo laggu khalkhalgalinayo Dadka Maatida ah ee isku jirra caruurta iyo haweenka, waxaanu Tilmaamay in ay gacanta ku soo dhigeen illaa 5 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30May14(SDN) Eheladii Wasiirkii ku xigeenkii hore ee Amniga oo ka waramaya siday wax u dhaceen . Marwo Sacdiya Maxamed Cali oo ah Xaaska Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Dhinaca amniga ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa Warbaahinta uga Warantay Sida ay Habeenkii Xalay Wax u dhaceen iyo Khasaaraha ka dhashay Is rasaasaynta Gurigeeda ka Dhacday.
Posted in Uncategorized | Read More »