Home » 4:01 am
Entries posted on “May, 2014”
MINNEAPOLIS (WCCO) — This Sunday, thousands will take part in the Minneapolis Marathon in both the full and half versions. One participant, Fadumo Mohamed, will be running to inspire others and to change the perception of the typical runner. Mohamed, who has already completed her first half marathon, hopes to stand out in the crowd. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Tononto:May,31,2014(SDN/QJ)-Wiil Somaliyeed oo Dhalashada waddanka Canada haysta ayaa la sheegayaa in lagu helay Dambi ah inuu doonayey sidii uu ugu Biiri lahaa Ururka Al-shabaab oo Dawladaha Caalamku dagaal Ba’an kula jiraan. Maxamed Xersi oo 28 sano jir ah kana mid ahaa ciidamada ilaalada amaanka dhisme ku yaala magalada Toronto ee Dalka Canada ayaa sidoo kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Malta:May,31,2014(SDN/QJ)-Waxa Dalka Malta Xabsiyo ku yaalla laga sii daayey Tiro Dhallinyaro Soomaaliyeed oo u xidhnaa Falal La Xidhiidha kufsi. Soomaalidan ayaa muddo u xidhnaa kiiskan, walina lama Hayo Tiro rasmi ah oo ay yihiin, Balse Qaar ka mid ah ayaa Magacyadooda lagu sheegay Cumar Osman iyo Anwar Osman Hassan. Wararka ayaa intaas ku daraya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:May,31,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay Hoggaaminayaan Xubno ka mid ah Guddidii dhexdhexaadinta Garabyada Kulmiye, ayaa tilmaamay inaanay wali soo jeedimahoodii u dabcin garabka uu gadh-wadeenka u yahay Madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiye Saleebaan Oo Saxaafadda La Hadlayey ayaa sheegay in garabka Muuse Biixi ay si Fiican u aqbaleen wixii ay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jurors have found a Toronto man guilty of attempting to join Al-Shabab, the Somali terrorist group responsible for last year’s massacre at a Nairobi shopping mall. Mohamed Hersi, a 28-year-old former security guard at the downtown building that houses the Hockey Hall of Fame, was also found guilty of counseling another person to join Al-Shabab. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
At least one person was killed today in a car bomb explosion close to a hotel and government security offices in the Somali capital Mogadishu, police and witnesses said. The blast, which comes amid a wave of attacks in the capital by Al-Qaeda-linked Shebab rebels, targeted a bar near the City Palace hotel close to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 30, May 2014 (SDN/Reuters) – U.N. experts warn that plans by Somalia’s breakaway enclave Somaliland to deploy special forces to protect foreign oil companies could worsen conflicts in the long unstable Horn of Africa. A confidential May 27 letter to the U.N. Security Council sanctions committee on Somalia and Eritrea, obtained by Reuters on […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Abubakar Sheikh Abdulle who is the founder of Somali National Association for the Deaf is the first Somalia born, Somalia bred deaf student to graduate in the US. He graduated from the university of Rochester Institute of Technology (RIT), New York, USA with a double major. Abubakar was accredited well in the university as last […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Weli Taagan Muranka adag ee u dhexeeya Xisbiga Kulmiye ee Sababta u noqday in Xisbigu laba Garab oo Mid uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo dhinaca kale oo ah Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Waxaa soo baxaya Heshiisyo Qarsoodi ahaa oo u dhexeeyay Gudoomiye Muuse […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »