Home » 4:21 am Entries posted on “May, 2014”

Dawladda Holland Oo Shaacisay Inay Somalia Kula Heshiisay Soo Celinta 25- Badh-cad-badeed Soomaaliyeed oo Halkaas ku Xidhan

Amstardam:May,27,2014(SDN/QJ)-Maama aanay Muddo badan Dunida jirinn Dawlad dhexe oo somaliyeed, ayaa waxa dhacday in dadkii soomaalida ahaa ay silicyo ku mutaan Dalal badan oo dunida ka mid ah.   Dalka Holland ayaa ka mid ah dalalka ay soomaalida Tirada badani ku mashaqaysan tahay, waxana uuWasiirka Caddaaladda ee dalka Dalkaasi Fred Teeven uu sheegay in Budhcad-baddeeda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali pirates who request asylum should stay in jail: minister

Convicted Somali pirates, who are serving their sentences in Dutch jails, should no longer qualify for early release if they request asylum, says junior justice minister Fred Teeven. At the moment, the pirates are released after serving two-thirds of their sentence with good behaviour, as is standard in the Netherlands. However, Teeven is planning to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tahriibayaal Somali iyo Pakistan isku Jirta Oo Lagu Qabqabtay Dalka Turkiga

Stanbul:May 27,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka dalka Turkiga ayaa la sheegayaa inay gacanta ku dhigeen Muhaajiriin Somali u badnayd oo Halkaas  ku sugnaa, kuwaas oo dalalka kale ee Yurub u sii baxaya.   Warbaahinta dalka Turkiga oo soo xiganeysa Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in Muhaajiriinta la qabtay ay gaadhayaan 124, waxaana la sheegayaa inay xiligaasi ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali PM approves minister resignation

Somali Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed has confirmed resignation of his security minister in the wake of al-Shabab’s deadly attack on the parliament building in the capital Mogadishu, which killed at least 10 people. “I confirm that I have approved the resignation letter from the minister of the security. He has taken great share of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muse Bixi and mohamed kahin are against logic

In part of the world, there are some personality born be against any logic or any common sense agreed upon by mainstream of their pubic or country. Mr. Bihi and Mr. Kahin are good examples of such personality. These two personalities were troublesome even during the days of SNM liberation struggle as they formed unholy […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya: Somalis scapegoated in counter-terror crackdown

Kenya’s Somali community is being scapegoated in a counter-terror operation which has seen thousands subjected to arbitrary arrest, harassment, extortion, ill-treatment, forcible relocation and expulsion, Amnesty International said today. In a new Briefing Paper Amnesty International documents a disturbing wave of serious human rights violations suffered by Kenya’s Somali community since a security crackdown – […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaad Kala Socota Tirada Godobaha Siyaasadeed Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Galay Reer Gabiley Oo Sabab u Ahaa Kursiga Uu Ku Fadhiyo?

Hargeysa:May 27,2014(SDN/QJ)-Guushii Ballaadhnayd ee uu  Madaxweyne Siilaanyo ku Fuulay kursiga Dalka looga Taliyo waxa kaw ka ahaa, isla-markaana Kaalin muuqata ku lahaa Shacabka  ku dhaqan Gobolka Gabiley oo ugu deeqay codad markii la Tiriyey wax aan la rumaysan Karin noqday. Madaxweyne Siilaanyo ayaa marii uu Hoggaanka Dalka haaneeday Seeftii uu  ku Sadqaynayey Hadhaagii Siddeedda Sanadood […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka Dooddii Maxkamadda Ku Dhex Martay Baashe Cawil iyo Qareenada Haatuf iyo Su’aalo Daran-doorri ah Oo Salka ku Haya Saddex Kiis Oo Wargeyska Ka Dhan ah

Hargeysa:May,27,2014(SDN/QJ)-Wiilka uu Madaxweyne Siilaanyo Soddoggga u yahay ee Baashe Cawil oo dhibane ka ah Dacwaddda lagu Haysto Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf ee Haatan Xidhan, ayaa Maxkamadda Horkeenay Waxyaabaha uu iskaga Difaacayo Eedaha loo jeediyey, iyadoo Furantay Kiiska dhegaysiga Dacawaddu.   Baashe Cawil ayaa Maxkamadda Horteeda Keenay Qorraalo Tiro badan oo uu ku deedafaynayo Eedaha loo jeediyey, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo muuqaalka Wafdi uu hogaaminaayay mayorka Ceerigabo oo la kulmay jaaliyada Somaliland ee UK

London May 26,2014(SDN/QJ)-Waxa magaalada London ee cariga Ingriiska soo dhaweeyn mug leh loogu sameeyay Duqa magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Ceerigaabo oo ay soo dhaweeyeen jaaliyadaha Somaliland ee dalka UK. Duqa oo uu safarka ku weheliyay Xildhibaan Cabdiraxmaan Tayanle oo bulshada reer sanaag ku guubaabiyay in ay ka qeyb qaataan dhismaha wadada Ceerigaabo.

Posted in Uncategorized | Read More »

DHEGEYSO:Warbixin aanu iidinka diyaarinay Khilaafka Kulmiye iyo shirkii jaraaid ee madaxweyne ku-xigeen Saylici

Hargeysa May 26,2014(SDN/QJ)-Wariyahayaga magaalada Hargeysa Maxamed Xasan Daacad ayaa warbixin maqal ah ka diyaariyay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo ka hadlay in laga reebay golaha dhexe ee xisbul xaakimka. Halkan hoose ka dhegeyso warbixinta khilaafka xisbiga Kulmiye oo haatan galay marxalad hor leh. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylici.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD […]

Posted in Uncategorized | Read More »