Home » 12:55 pm Entries posted on “May, 2014”

Farshaxanka Caanka Ah Ee Somaliyeed Aamin Caamir Oo Musuwir Ku Muujiyay Xudunta Khilaafka Kulmiye

Hargaysa: 27,May,2014(SDN/QJ)- Farshaxniista weyn ee Somaliyeed,ayaa waxa uu sawir uu soo saaray ku muujiyay halka ay kula boodeen laba Siyaasi waa Muuse Biixi iyo Axmed Siilanyo oo mudo dheer Xulufo Siyaasadeed ahaa. SDN/QJ-Hargaysa daacad@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Boobe Yuusuf Ducaale oo Mar kale ka Hadlay Khilaafka Samada isku Shareeray ee Kulmiye DAAWO

Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore Ee Wasaarada warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale Ayaa Ka hadlay Khilaafka Halakeeyay Xisbiga Kulmiye  Waxanu sheegay in Khilaafkani Muddoba huursanaa Imikan ifka u soo baxay. Waxanu sheegay Ina shirarkii is daba jooga ahaa ilaa shirwaynihii kulmiye isagoo sheegay inuu kulmiye hada maray xaalad adeg. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Siciid Cilmi roobe oo Cadeeyay inay Shirkii Golaha Dhexe Qabanayaan 31 May {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye,ayaa maanta ku dhawaaqay in ay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ay qaban Doonaan 31 May. waxaana uu dhinaca kale u soo jeediyay Gabarka ay is-hayaan inay dib ugu soo laabtaan Sharciyadda Xisbiga,isaga oo tilmaamay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guurtida oo Isu Xilsaartay ka Garnaqista iyo Isu soo dhawaynta Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Saaka Magacaabay Guddi Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hawl-gali Doonta Daminta Khilaafaadka Ka Dhex Jira Xisbiga Kulmiye . Guddida Uu Saaka Magacaabay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ayaa Saddex Ka Mid Ahi Yihiin Shirguddoonka Guurtida Iyo Laba Iyo Toban Xubnood Oo kale Kuwaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masar oo doorashooyin el-sisi lagu caleemasaarayo ay ka socdaan iyo farqiqa u dheexeeyay doorashooyinkan iyo kuwii 2012kii

Qahira May 27,2014(SDN/QJ)-Dalka Masar ayaa haatan waxa la gaalay maalintii labaad ee doorashooyinka Madaxweyne oo ay ku tartamayaan Cabdilfatax El-sisi iyo Xamdeen Sabaaxi oo aan u babac dhigi Karin Jenanka hogaamiya ciidamadii xukunka ka tuuray madaxweynihii u horeeyay ee six or ah dadku u doortaan eid. Doorashooyinkii 2012kii ayaa ahaa qaar la isweydaarsanayay dodo ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Maleysia oo shaacisay xogta duyuuradii la waayay ee MH37O

Kuala Lampur May 27, 2014(SDN/QJ)-Dawlada dalka Malaysia ayaa bilo badan ka dib kolkii la waayay duyuuradii dalkaas laga lahaa ee MH370 ee la waayay xogku saabsan oo laga ururiyay Satellite ka dunida u soo ban dhigtay. Duyuuradan oo duulimaadkeedii MH370 ay ka duushay magaalada Kuala Lampur ee dalka Malaysia iyada oo ku sii jeeday Beijing. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Nigeria oo sheegtay in ay ogaadeen goobta ay Boko Xaraam ku heysato Gabdho boqolaal ah oo ay afduubteen, sheegtayna in aaney xoog ku soo furan doonin

Kanu May 27,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Nigeria ayaa shaaciyay in ay og yihiin haatan goiobta ay Boko Xaraam ku heyso Gabdho 200 ka badan oo ay afduub ku heystaan. Boko Xaraam ayaa gabdhahan oo da’adoodu ka wada yar tahay 20 jir saq dhexe ka afduubtay Dugsi ay wax ka bartaan islka markaana seexdaan. Alex Marshal oo ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Life in Worcester far different from homeland in Somaliland

WORCESTER — Nineteen-year-old Deqa Abdirahman Aden likes politics, and, after completing her studies in the United States, she said she would like to someday return home to Somaliland to run for public office. However, raised in an African societal and religious culture that drastically limits opportunities for women, she recognizes that career option probably won’t […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Is Djibouti al-Qaeda’s new front?

On Saturday, suspected suicide bombers struck a restaurant popular with westerners in Djibouti. Three people died and more than a dozen were injured, including European nationals.The attack is the first of its kind. No one has claimed responsibility yet, but it appears to be the beginning of a campaign by al-Qaeda-linked groups to open a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kenya Oo Faafhaahin Ka Bixisay Weerar Shabaabku Kaga Dileen Laba Askari Gudaha Kenya

Nairobi:May 27,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka Ciidanka ammaanka ee Dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey Weerar ay kooxda Alshabaab maalintii shalay ku laayeen Askar Kenyan ah.  Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in laba mid ah ciidankooda oo saarnaa Gaadhi raashin siday lagu dilay goob ku dhaw xuduud   Somalia u dhaw.   Leonard Omolo, taliyaha booliska deegaanka xeebta ku yaala ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »