Home » 1:25 am
Entries posted on “May, 2014”
Mogadishu, 28 April 2014(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa tacsi u diray qoyska, Dowladda iyo shacabka Turkiga iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Saadettin Dongan oo maanta koox bistooladley ah ay ku dileen Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhu Raajicuun, geeridu waa xaq, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudiga Joogtada ah ee Golaha Wakiiladda,ahna Afhayeenka Xisbiga Mucuuradda ka ah ee Waddani Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa Mgaaladda Hargaysa,ayaa ka hadalay Khilaafka Xisbiga Kulmiye,arinta Doorashooyinka iyo Diwaan galinta Madaniga ah ee ay Xukuumadda dabada ka riixayso. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA XILDHIBAAN […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa Maanta Sheegay in aanay u baahnayn Cid tababar ku qaadata Mudo toban sanno ah iyo askari ka danbeeyay kii faqashtii isagoo fariintan Duul Xulka ah u diray Garabka uu hogaamiyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi . Waxa uu Suldaanka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay ergo ay Golaha Guurtidu u Xilsaareen Deminta Xiisada adag ee ka dhex oogan Xisbiga Kulmiye . Sida ay Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyeen Ilo Wareedyo amuurtan u dhuun daloola oo ku Sugan Madaxtooyada markii uu shirkani […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta dammaanad ku sii daysay Guddoomiyaha Wargeyska HAATUF Yuusuf Cabdi Gaboobe Iyo Tifaftiraha wargeyskaasi Axmed Cali Cigge, ka dib markii Maxkamaddu ay xadhig rumaan ah u dirtay 10-kii Bishan May kuwaasi oo ku xidhnaa Jeelka weyn ee magaaladda Gabiley. Labadan Suxufi oo wargeyskooda HAATUF la xidhay 7-dii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
GENEVA (Reuters) – Up to 200,000 children under the age of five could die from severe malnutrition in Somalia by the end of the year unless the United Nations receives emergency funds to stave off mass hunger, U.N. officials said on Tuesday. Only $15 million has been received in the U.N. Children’s Fund (UNICEF) $150 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
An official from Turkish Airlines (THY) was shot dead when gunmen attacked a car carrying THY officials in Mogadishu on Tuesday. Sadettin Doğan is chief of security for THY in the Somali capital and responsible for the safety of the company’s employees in Mogadishu, a city still beset by unrest and disorder amid sporadic attacks […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenkii Amniga Ee Uu Madaxwayne Siilaayo dhawaan Xilka ka qaaday Ayaa Markii ugu horeysay Ka hadlay Xaalada Dalka Iyo Koox uu sheegay inay yihiin Wadaado Gunti gaab ah oo hiigsigoodu yahay Ikh-waanul Muslimiinta. Cabdilahi Abokor ayaa sheegay inay xukuumada Siilaayo ay ku jiraan Koox Wadaado ah oo Magcayada badbadashada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 27.May 2014 (SDN/QJ)- Waa ayaamo amran Waa Hawl Galkii Gudo galka Magaalooyiinka Waaweyn Waxay Maalintani Ku Suntayd Markii Cutubyo Hubaysan oo ka Tirsan Xoogagii Ururkii SNM ay soo galeen Magaalada Burco 27kii Bishii May 1988ki. Hawlgalkaas Waxaa horkacayay Kornayl Axmed Mire Maxamed Waxa uu ka Waramayaa Tiradii iyo Tayadii Ciidamadii uu Hogaaminayay ee Soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »