Home » 10:31 am Entries posted on “May, 2014”

Diyaarado Cunto sida oo Gaadhay Degmada Buulo Burte,Kadib markii Alshabab Diideen in Gaadiid lagu geeyo raashin

Buulo Burte 28.May 2014 (SDN/QJ)- Labo diyaarad oo raashin sida ayaa maanta ka degay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo ay halkaas u dirtay dowladda Soomaaliya, kaddib markii ay Al-Shabaab is hor taagtay gaadiidkii raashinka geyn jiray degmada. Diyaaradaha ayaa siday bariis, caano iyo dawo. Wasaarada arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dildilaacii Xisbiga Kulmiye oo sii Kordhaya iyo Ergadii Guurtida oo Kulankii labaad Maanta la Leh Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 28.May 2014 (SDN/QJ)-Garabka sida weyn uga soo horjeeda Muuse Biixi oo maanta saxaafada isugu yeedhay Hotel Amabasador ee magaalada Hargeysa ayaa ka baaqsaday inay ka hadlaan ujeedada ay saxaafada isugu yeedheen. Warar hoose oo naga soo gaadhay ayaa sheegaya in qorshuhu ahaa in ay is casilaad ku dhawaaqaan qaar ka mida guddigii fulinta ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

CALI GUREY:KULMIYE NINKII ROONI REERKA HA U HADHO

Hargeysa May 28,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha sadexaad ee xisbiga Kulmiye Md Cali Gurey ayaa bogiisa facebook waxa uu ku soo bandhigay aragtidiisa ku wejahan khilaafka xisbiga Kulmiye,waxaanu yiri “Kulmiye horta markiisa hore ba wuxu ahaa COL WADA YAAL oo kala dano ah meel na aan u wada soconin. Waxay ahayd masuuliyiinta sare ee xisbigu inay wax ku qaataan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: Govt. Refuses a Meeting On Refugees

The government of Somalia declined to take part in a meeting on refugees. The meeting would be attended by Kenya Government, Somalia and the UN Refugee Agency-UNHCR. The meeting was called off as Somalia turned down to take part in it. The meeting would take place in Nairobi. In a letter from the Ministry of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Al-Shabaab claims Djibouti attack

Mogadishu – Somali rebel group al-Shabaab was behind the restaurant attack in Djibouti by two suicide bombers over the weekend that killed a Turkish national and wounded several Western soldiers, the militants said on Tuesday. In the first attack of its kind in the tiny Horn-of-Africa state, a man and a woman blew themselves up […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay Odey dhaqameedkii Soomaaliya ee aqoonsaday Somaliland

London May 28,2014(SDN/QJ)-Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa TV-ga Horn Cable ayaa lagu lafo guray safar ay dhawaan ku tageen Hargeysa Odey dhaqameedka Soomaaliya oo markii danbena ay Odeyaasha Soomaaliya ay ku aqoonsadeen Somaliland. Barnaamijka ayaa waxa ka qeybgalay afhayeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Cabdi Aadan iyo aqoon yahan Maxamed Cabdi.   SDN/QJ-London contact@somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaad ka ogtahay fadeexada ku xeeran shirkadan cusub ee ATA airlines

Waxaa dhawaan dalka lagu soo galbiyay wafdi ka socday maamulka shirkadan cusub ee la yidhaa ATA airlines oo ay horkacayeen niman reer Somaliland ah iyagoo dalka iyo dadkaba ugu bushaaraynayay in ay ku soo kordhiyeen shirkad lagu raaci doono qiimo jaban lagana heli doono adeegyo suuban. Haddaba waxaan rabaa caawa in aan qalinka dul dhigo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo wariye Kaltuun Cabdilahi oo barnamijka cajib badan oo laga sameeyay xafladii 18 May ee London

London May 28,2014(SDN/QJ)-Waxa aanu halkana idiinku soo bandhigeysnaa barnaamij cajiib ah oo ay Somsattv ka diyaariyay maamuuska munaasibadii 18 May ee sanadkan lagu qabtay magaalada London. Barnaamijka oo ay isku soo dubo riday weriye Kaltuun Cabdilaahihalkan hoose ka daawo.

Posted in Uncategorized | Read More »

IGAD,QM iyo Midawga Yurub oo hanjabaad iyo dalab isu raaciyay madaxda Soomaaliya

New York May 28,2014(SDN/QJ)-Qaramada Midoobey, Midawga Yurub  iyo urur goboleedka IGAD ayaa qoraal ay wadjir u soo saareeen oo ay uga hadlayaan xaalada Soomaaliya waxa ay ku dalbadeen in madaxda Soomaaliya ay dar dar geliyaan xal u helida mushkiladaha Soomaaliya. Beesha Caalamaka ayaa qoraalkooda raaciyay  in ay diyaar u yihiin in tilaabo ka qaadaan cidii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN and international partners call for resolution of Somali political crisis

The United Nations, the European Union and the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) today issued a joint appeal for a resolution of the political crisis in Somalia, adding that they stand ready to hold to account anyone who poses an obstacle to progress in the Horn of Africa nation. “Ongoing political instability does not serve […]

Posted in Uncategorized | Read More »