Home » 9:48 am Entries posted on “March, 2014”

Wariye C.laahi Xuseen Darwiish oo uu Maayarka Ceerigaabo amaray in la Xidho

Ceerigaabo 29.March 2014 (SDN)Ciidamadda Police ka gobolka Sanaag ayaa saaka xabsiga dhigay Weriyihii tvga Royal Tv, Shabakadda Oodweynenews iyo Wargeyska Waaheen uqaabil sanaa Gobolka Sanaag Cabdulaahi Xuseen Darwiish waxana ciidamaddu weriyaha marki ay ugu tageen xafiiska usheegen in amarka xadhigiisa uu bixiyay Maayarka Degmadda Ceerigaabo iyo taliyaha Sirdoonka ee Gobolka. Ma Cadda ujeedda ka dambeysa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mid ka mida wiilashii uu dhalay Col Qadafi oo Raali-gelin siisay shacabka Libiya

Tripoli Mar 29,2014(SDN)-Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Libiya Col Qadaafi oo la yidhaahdo Saadi ayaa xabsiga kiyoo ku jira fariin u diray shacabka Dalkaasi Saadi oo u baxsaday dalka Libiya ay jaarka yihiin kolkii kacdoon xilka looga tuuray aabihii sanadii 2011kii ayaa waxa uu u baxsaday dalka Niger. Dawlada KMG ah ee dalkaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Obama oo kulan la qaatay boqorka Sucuudiga iyo Sucuudiga oo ka careysan sida Mareykanku u wejahay Syra iyo Iran

Riyadh Mar 29,2014(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareyknka oo booqanaya dalka Sucuudiga ayaa kulan la yeeshay boqorka dalkaas ee Cabdalah oo ay ka wada hadleen qodobo ka careysiiyay boqortooyada. War Mareykanku ay ka soo saareen kulanka ayaa lagu sheegai in Madaxweyne Obama uu boqorka Sucuudiga kala hadlay qodob ay ka mid yihiin Qalalaasaha Syria iyo hubka Neuklear ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Camp Dynamics Present Unique Challenges

One of the most notable differences between working in the sectors most UFCW 401 members do and working in the remote services industry (camp catering), is the presence of a rotating scheduling system. This differs greatly from our other nearly 30,000 Local 401 members.  Here’s how it works. Having to take a bus, drive a […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Macalimiin Minneapolis wax ku barta Ardey Soomaali ah oo booqanaya Geeska Africa

Minneapolis Mar 29,2014(SDN)-Afar ka mida macalimiinta wax ka dhigta xarun ku taal magaalada Minneapolis ayaa qorsheynaya in ay booqdaan degaanada Soomaalida ee ay inta badan ardeyda ay wax baraan ka soo jeedaan ee geeska Africa. Macalimiinta oo ay ka mid tahay Ayan Maxamed oo iyadu ku dhalatay Soomaaliya ayaa haatan ku gudo jira sidii ay u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Four Sullivan educators raising funds for Somali trip

Two days after the end of school in June, four Minneapolis educators plan to head off to a different kind of summer school. Three teachers and a Somali-born bilingual aide from Anne Sullivan Communication Center plan to fly to Somalia in a quest to better understand the background and educational needs of Somali-American students who make up 60 percent […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaramada Midoobey oo canbaareysay Goaankii Kenya ku dalbatay in Soomaalida dib ugu noqdaan Xeryaha Qaxootiga

Geneva  Mar 29,2014(SDN)-Hay’ada Qaramada Mideebey u qaabolsan Qaxootiga ayaa dhaleeceysay goaankii ay dawlada Kenya uga dalbatay qaxootiga dalkooda ku sugan in ay dib ugu noqdaan xeryaha loo qoondeeyay. Hay’ada ayaa sheegtay in qaxootigan u badan Soomaalida ee faray in ay ku xaroodaan xeryaha buuxdhaafay in ay keeni kareyso caqabado kala duwan. “Waanu fahamsan nahay baahida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxgaradka Degaanka War-Cibraan oo ka fal celiyay Mashaariic la sheegay in Xukuumadu ka fulineyso Degmedooda

London Mar 29,2014(SDN)-Waxgarad ka soo jeeda degaanka War-Cibraan oo daalacday qoraal dhawaan ku soo baxay bogan qurbejoog.com ayaa ka waramay cida fulineysa mashaariicda horumarineed ee halkaas haatan la dhagax dhigay mudo sadex sano iyo badh ka dib kolkii talada dalka uu la wareegay madaxweyne Axmed Siilaanyo. Waxgaradka ayaa ka waramay in dadka degaanka oo isu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Where Is the Action For Mothers of Murdered Children?

In April, 2013, a group of grieving Somali mothers and concerned community members came to my constituency office to demand answers and action from the federal government. Almost 50 young Somali-Canadian men had died violently, largely in Alberta and Ontario, since 2006; and many of the killings remained unsolved. In 2012, six of 33 Toronto […]

Posted in Uncategorized | Read More »

UN criticises Kenya’s refugee clampdown

Geneva (AFP) — The UN refugee agency on Friday criticised Kenya’s decision to order all refugees, most of them Somalis, to report to two overcrowded camps after a deadly attack on a church.   “UNHCR understands Kenya’s need to address security concerns,” said Adrian Edwards, spokesman for the UN High Commissioner for Refugees. “Reinforcement of […]

Posted in Uncategorized | Read More »