Home » 1:20 am Entries posted on “March, 2014”

AU Drive Against Al-Shabab Faces Somalia’s Rainy Season

Washington — As the UN-authorized African Union Mission in Somalia (AMISOM) continues its military offensive against al-Shabab insurgents in central Somalia, the rainy season approaches. Ethiopian military forces joined the AMISOM force in January, bringing troop levels for the campaign to more than 22,000 peacekeepers. The enhanced force has expelled the jihadist rebels from an estimated 10 […]

Posted in Uncategorized | Read More »

YAA YIDHI SOMALIDII HORE JACEYLKA MAY AQOON? MISE JACEYLKII AYAA WAX LAGA BADDALEY?

Dadkii ugu gobsanaa Adduunka waxa ay aheeyeen Somali, waxaa loogu hal qabsan jirey dad aan xaqiraadda aqoon oo waxaa lagu tilmaami jirey dad aan midab kala sooca aqoon waxay tusaale u ahaayeen dad sharaftu iyo sumacddu uga qaalisanayd buuro dheeman iyo dahab ah waxay ahaayeen dad yar iyo waynba is ixtiraamid, is qadarin iyo isu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee dawlada Federaalka oo looga yeedhay baarlamanka Hortiisa

Muqdisho 29.March 2014 (SDN)- Wasiiradda Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Amniga DF ayaa maanta 29.March.2014 Mooshin laga geeyay Baarlamaanka Somalia, si su’aalo looga weydiiyo arimo la xiriira Howlgalada ka socda dalka iyo Amaan-darada ka jira Gobolada dalka iyo Muqdisho. Mooshinkan oo ay diyaariyeen 15 xildhibaan ayaa waxay u gudbiyeen Afhayeenka Golaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sh. Cismaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laba Wasiir oo Somaliland ka Socda oo gaadhay Dalka Australia iyo Nuxurka Safarkooda

Australian 29.March 2014 (SDN)- Wasiirka arimaha dibada ee Jamhuuriyada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr: Sacad Cali Shire ayaa gaadhay Dalka Australia, halkaas oo ay shirar kula yeelan doonaan wasaarada arimaha dibada ee dalka Australia (The Australian Department of Foreign Affairs and Trade (DFAT). Booqashada weftiga wasiiradda dawlada Somaliland oo ah mid hawl shaqo oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Ictiraaf ka baadi-doonaysa Tuulo yar oo Ku taala Dalka Ingiriiska oo ay dabada ka riixayaan shakhsiyaad Magac ku raadinaya Dhaq-dhaqaaqyo ololeysan oo Madhalays ah

London Mar 2014(SDN)-Maalintii Shaley ee bishu aheyd 27/03/2014 ayaa warbaahinta mareegaha websate yada lagu baahiyey in Somaliland ay aqoonsaneyso Tuula yar oo kutaala dalka Ingiriiska taasi oo ay ka dambeeyaan shakhsiyaad ku raba inay ku hantaan Aduun,xil iyo Olole ay Xukuumada Siilaanyo ku galeyso doorasho cusub kaasi oo markale Siilaanyo doonayo inuu is sharaxo. Xukuumada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Clashes Broke Out Last Night in Qoryoley

Further fighting took place late last night in Qoryoley after it was provoked by armed fighters from Al-Shabaab and attacked a police station belonging to the Somali police force in the district of the Lower Shabelle region. During the brawl, different weapons were used including AK-47’s with an extreme exchange of gunfire. The precise numbers […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Global Guardian Adds Somalia To Service Area

ARLINGTON, Va., March 29, 2014- Global Guardian, the international security and emergency evacuation firm has added Somalia to the list of countries where it provides personnel tracking, emergency response, security, medical support, and evacuation services. The firm’s security and emergency response coverage includes the Puntland and Somaliland states and Somalia’s largest cities such as Mogadishu, Hargeisa, Bosaso, Kismayo, Galkayo, Afgooye and […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xafiiskii Albaabada loo Xidhay ee Univesal oo Raali gelin ka Bixiyay Barnaamijkii u danbeeyay ee Faaliyaha Qaranka {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.March 2014 (SDN)- Wakiilka Xafiiskii Iridaha loo Laabay ee Telefishanka Universal oo Maanta la hadlay Warfidiyeenada ayaa raali gelin ka Bixiyay Hadal ka baxsan Milgaha Saxaafada iyo Qiyamka Dadnimada oo Telefishanka Universal laga baahiyay Barnaamijkiisa Faaliyaha Qaranka kaas oo Dhaawicii Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ku sheegay inuu Sakhraansanaa Markii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Lacag aan ogolaasho looga haysan golaha Baarlamanka lama bixin karo Baanka Dhexe” Gudoomiyaha Baarlamanka Somalia

Muqdisho 29.March 2014 (SDN)- Afhayeenka baarlamaanka DF ayaa maanta sheegay inay mamnuuc tahay lacagta laga saaro bankiga dhexe ee Somalia Wax lacag ah oo aanay ka war qabin guddiga maaliyadda baarlamaanka Somalia. Jawaari ayaa fadhiga maanta ee baarlamaanka ka hor sheegay bilowga bisha afaraad inay warqad codsi ah u diri doonaan dadka gacanta ku haya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Walbahaarka Jacaylka iyo War la’aanta Indhoolka” Sheeko Taxane ah Qaybtii 1aad (DHAGAYSO}

Hargaysa 29.March 2014 (SDN)- Waa Sheeko Jacayl iyo Waayo la soo Dersay Nin araga Naafo ka ah Looguna Wanqalay “Walbahaarka Jacaylka Iyo War la’aanta Indhoolka” Waxay Sheekadani ku Dhacday Nin lagu Magacaabo Maxamed Cabdi Wabax. Hadaba Shabakada Qurbejoog.com Waxay la Socodsiinaysaa dhamaanba Akhyaarta ku Xidhan inay Si Toos ah Sheekadan oo Xiise Badan Suugaan door […]

Posted in Uncategorized | Read More »