Home » 3:23 pm
Entries posted on “March, 2014”
Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Wasiir ku xigeenka wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Marwo Shukri Xariir Ismaaciil ayaa maanta ka qayb gashay kulan aqoon is waydaarsi ah oo lagu gorfaynayay sidii loo samayn lahaa habka ugu fudud ee ay Haweenka somaliland u wada xidhiidhi lahaayeen iyaga oo adeegsanaayay qalabka casriga ah ee maanta dunidu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 30.March 2014 (SDN)- Nin loo maleynayo inuu farsameynayay walxaha qarxa ayaa ku dhintay qarax ka dhacay guri ku yaalla xaafadda ay Soomaalida u badan tahay, Eastleigh ee Nairobi. Sarkaal ka tirsan booliska Nairobi oo lagu magacaabo Barasa Wabomba ayaa sheegay inay rumeysan yihiin in ninka ku dhintay qaraxa uu isku xir-xirayay oo uu tijaabinayay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boorama 30.March 2014 (SDN)- Sh.Xasan Diheeye oo ka Mida ah Culimada Waaweyn ee Gobolka Awdal ayaa Sheegay in Calankii Wax soo baray iyo Ummadii Wax soo bartay in Laga Cararo Waxaanu Cadeeyay inay dani ugu Jirto Midnimada Somalia . Waxa uu Sheekh Xasan Diheeye Sheegay oo kale in aanu Isagu ahayn Somaliland balse uu Yahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 30.March 2014 (SDN)- President Uhuru Kenyatta has said terrorist attacks must come to an end as Kenyan Somali community entered into a pact with the Government to play an active role in combating terrorism. The President’s stand that terrorists targeting innocent Kenyans must be stopped by all means and was also echoed by Deputy […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baidoa 30.March 2014 (SDN)- Somali president Hassan Sheikh Mahamoud is facing very tough challenges in his attempts to end the political repercussion in the south-western city of Baidoa where clan representatives recently elected two different regional presidents each claiming to be the legitimate president for the controversial regional state. Leading a large delegation of cabinet […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Xukumadda Somaliland ayaa wefti wasiiro ah u dirtay Magaalada Sheffield ee Cariga Ingiriiska, halkaasi oo Golaha degaanka Sheffield Cod ugu qaadi doonaan horaanta Bisha April Aqoonsi ay Somaliland u fidiyaan. Wasiirada Arimaha Dibada Maxamed Biixi Yoonis, Macdanta iyo Tamarta Xuseen Cabdi Ducaale iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka qayb […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland C/Laahi Maxamed Daahir (Cukuse) Ayaa Sheegay In Aanu Arag Meel Ay Raali-Galin Ku Bixiyeen Madaxda Sare Ee Telefishanka Universal Ee Somaliland Hadii Ay Bixiyaana Aanay Dambi-Dhaaf U Noqonayn Dambigii Ay Ka Galeen Reer Somaliland. Mr Cukuse Ayaa Intaa Ku Daray In Aflagaado Ay Isaga Iyo Madaxwayne Axmed Siilaanyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baydhaba 30.March 2014 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta oo Axad ah gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wasiirro iyo xildhibaanno ayaa qeyb ka ahaa wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh ee gaaray magaalada Baydhabo. Ammaanka magaalada ayaa si aad ah loo adkeeyay. Rabshado ayaa toddobaadyadii ugu dambeeyay ka dhacay magaalada, kuwaas oo u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 30.March 2014 (SDN)- Qaar ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka DF ayaa dhaliil usoo jeediyay howlgalada ciidanka DF iyo kuwa AMISOM ay kula dagaalamayaan kooxda Alshabab iyo damaca siyaasadeed ee ku hoos duugan. Fadhiga baarlamaanka ayaa maalinkii shalay waxaa intiisa badan looga hadlay xaalada ammaan ee dalka iyo meel marinta miisaaniyada lagu shaqaynayo 2014-ka hase-yeeshee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland marwo Nimco Xuseen Qawdhan, ayaa shaaca ka qaadday in dhakhar ajnebi ah si khaldan makaanka uga saaray gabadh xaalad caafimaad u tagtay cusbitaal ku yaal caasimadda Hargeysa. Marwo Nimco Xuseen Qawdhan oo arintan uga warantay Wargeyska Jamhuuriya waxay sheegtay in gabadh 30 sanno jir ah ay dhakhtar […]
Posted in Uncategorized | Read More »