Home » 9:32 pm
Entries posted on “March, 2014”
Garoowe Mar 30,2014(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo Chaina Civil Engineering ConstructionCorporation oo loo soo gaabiyo CCECCax, Shirkaddasi oo horey Dr Cabdiweli ugula soo kulmay magaalada Djibouti ee caasimadda dalka Djibouti kadib safarkii uu dhowaan dalkaasi ku tagay. Wafdiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buule Burte 30.March 2014 (SDN)- Maleeshiyada al-Shabaab ayaa xayiraad ku soo rogtay gaadiidka rakaabka ee isaga kala goosha degmooyinka Beledweyne iyo Buulo-burte ee mara deegaanka Halgan oo 85 kilo mitir Koonfur u jirta Buulo-burte. Shabaab ayaa arrintan ku macneeyay inay cuno-qabateynayaan degmada Buulo-burte oo dhowaan ay ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay kaabayaan howlgalka Midowga Afrika […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Seychelles on Sunday transferred nine Somali pirates to serve the remainder of their jail sentences back home, the government said, taking the total transferred to more than 90. The convicted pirates, who had been tried on the Indian Ocean archipelago, were flown back to Somalia’s northern Puntland region, the interior ministry said in a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Citizen reported on the death of Mohamoud Abdulle of Ottawa, who died tragically overseas while working for the Somali government. He was there in the hopes of restoring stability to his homeland. Mohamoud was our colleague and friend at the Youth Services Bureau (YSB). He was a dedicated, thoughtful, and committed employee, who made […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 30.March 2014 (SDN)-Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sh. Cismaan ayaa u duulay Baydhabo gelinkii dambe ee maanta halkaasoo uu horay ugu sugnaa Madaxweynaha DF Xasan Sh. Maxamuud. Prof. Jawaari ayaa waxa safarka ku wehlinaya xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo kasoo jeeda Gobolada Bay iyo Bakool, iyadoo wararka hoose ay sheegayaan in uu Baydhabo u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somali-land constitution was written over 15 years ago and the same cannot reflect our present situation which is how to get international recognition from the world family. The circumstances that existed by the time written the constitution does not exist today. If we evaluate and consult with a neutral body, we will conclude that our […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti 30.March 2014 (SDN)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade oo ku Sugan dalka Jabuuti ayaa Maanta Kulan Gaar ah la Yeeshay Dhigiisa arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Cumar Xasan Maxamed . Dhanka Somaliland Waxaa Wasiirka Kulankaasi ku Wehelinayay Labada Taliye Ciidan ee Qaranka Sareeye Gaas Ismaaciil […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Belgium 30,mar.2014(SDN)-Madax sare oo ka tirsan Midawga Yurub,ayaa daboolka ka qaaday inay haatan doonayaan inay ciidamadooda ku fidiyaan Guud ahaanba Dalweynaha Afrikadda Dhexe,ka dib markii ay dib uga dheceen wakhtigii hore loogu asteeyay in ciidamadu ay Dalka Gacanta ku dhigaan,si loo soo celiyo Xasiloonidii iyo kala danbayntii Waddanka .dalkaas ayaa waxa si ba’an u saameeyay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida joogtada ah ee Golaha Wakiiladda Somaliland mudane ibraahim mahdi buubaa ayaa maanta ka warbixiyay socdaal ay dhawaan Gudidoodu ku soo mareen gobolada dalka qaar ka mid ah islamarkaana ay xafiisyo u adeegi doona Golaha Wakiiladda kaga soo fureen goboladaasi. Gudoomiyaha gudida joogtada ag ee golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Ibraahim […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.March 2014 (SDN)- Taliye Ku Xiggeenka Ciidanka Bileyska Somaliland Sareeye Guuto C/Raxmaan Liibaan Fooxle Ayaa Tafaasiil Dheeraada Ka Bixiyey 100 Dhanliyaro Ah Oo Maxkamadaha Hargaysa Iyo Gabiley Xukuno Ku Rideen. Dhanliyaradan Ayaa Taliye Ku Xiggeenku Ku Tilmaamay In Ay Yihiin Kuwo Khal-Khal Galiyey Amaanka Xaafadaha Ku Yaala Deegaanada Laga Soo Qabstay. Waxa Uu Intaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »