Home » 5:03 am
Entries posted on “March, 2014”
Buurhakaba:24-March-2014(SDN)-Wararka Ka Imanaya Deegaanka Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Habeenkii Xalay Koox Hubaysan oo aan La Xaqiijin cidda ay yihiin ay Halkaas ku Dileen Odayaal Deegaankaas ka Soo Jeeda Xilli ay Gaadhi ku safrayeen. Warar aan la xaqiijinn Karin ayaa sheegayaa in Kooxda Dilka geysatay ay ka Tirsanaayeen Alshabaab, waxana Halkaas lagu Dilay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ninka La yidhaa Cabdi Suleiman MINGISTE oo berigii hore ay jiidhay jibadda xisbigii dumay ee UDUB, ayaa ahaa qolooyinkii markii danbe haddana u jibooday dhinacaa iyo UCID. UCID waabay sharaftay oo waxay u magacoowday Xoghayha Arrimaha Gudaha inkastoo dad badani ay rumeysan yihiin inay UCID titlekaasi kula qaldantay oo kula dul kuftay, maadaama aanu wax […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mandera, Kenya: A Kenya Police Reservist was shot and injured in the arm after a fierce fire exchange with suspected Somali militia in Korome Location of Mandera East Sub County, Mandera County. Confirming the incident, the Mandera County Police Commander (CPC), Noah Mwivanda said the militia ambushed the KPR as they were on their way back […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Real Madrid-23-Mar-2014-(SDN)Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu kaga baaraandageyna horyaalka ka hilaacaya Spain (La Liga) oo aay isku rifayaan Real Atletico,Real Madrid iyo Barcelona iyo ciyaar aan la isku aabayeelin oo dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid. Saaxiibayaal ciyaartan dhexmartey Barcelona iyo Real Madrid oo runtii aad u xiiso badneyd oo la wada sugayey ayaa waxaa ka soo […]
Posted in Sports | Read More »
Ankara 23, March 2014 (SDN/CNN)- Ciidamada dawladda Turkiga ayaa Axadda toogasho ku soo riday diyaarad dagaal oo Suuriya leedahay, kadib markii diyaaraddu ku xadgudubtay marin-haweedka Turkey, sida uu sheegay Raysul-wasaare Recept Tayyip Erdogan. “Diyaaraddahayaga F-16s (diyaaraddaha dagaalka), waxay kor ugu duuleen hawada, waxayna toogteen oo soo rideen diyaaraddaas. Waayo? Sababtoo ah haddaad qasto marin-hawadeedkayga, markaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
TO: XISBIGA KULMIYE. OG: MADAXDA IYO MASUULIYINTA XISBIGA KULMIYE EE TORANTO CANADA. Taariikhda: 23-3-2014’ Ujeedo: Is Casilaad aan iska Casilay Xilkii Xoghayntii Xisbiga Kulmiye MagaaladdaToranto Canada. Marka hore waxan salaam xushmad iyo qadariin mudaan ku salaamaya dhamaan madaxda iyo masuuliyiinta xisbiga kulmiye gaar ahaan gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee waqooyiga America mudane mustafe carte iyo gudoomiyaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Islamic law is to be effectively enshrined in the British legal system for the first time under guidelines for solicitors on drawing up “Sharia compliant” wills. Under ground-breaking guidance, produced by The Law Society, High Street solicitors will be able to write Islamic wills that deny women an equal share of inheritances and exclude […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mombasa 23 March 2014 (SDN/Maltatoday)- Ugu yaraan 4 qof ayaa lagu dilay, 17 kalena way dhaawacmeen kadib markii laba nin oo hubaysani ay gudaha u galeen Kiniisad aad loogu badanyahay, isla markaana ay si aan kala-sooc lahayn rasaas ugu fureen ku fureen dad ku cibaadaysanayay Kiniisaddaas oo ku taala magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Siday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dubai: Qatar Airways is launching flights to Djibouti in Africa later this year, the airline announced on Sunday. The three times a week service from the airline’s Doha hub to Djibouti will begin from July 27. Last September, Qatar Airways launched a three times a week direct service to Ethiopia, which shares a border […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOMBASA, Kenya (Reuters) – Two gunmen stormed a packed church near the Kenyan coastal city of Mombasa on Sunday and opened fire on worshippers, killing three people and wounding others, in what police called a terrorist attack. One witness said the gunmen shouted out in a foreign language before shooting indiscriminately at the congregation. Blood-spattered […]
Posted in Uncategorized | Read More »