Home » 2:49 pm Entries posted on “March, 2014”

“Waxay ila tahay Dalalkuna Abtirsiimo kuma dhisna. Xoriyad ayay leeyihiin, Xad bay leeyihiin” Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Fariin u diray Madaxweyne Gaas

Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan(Saleebaan Nuur)  ayaa Maamulka Puntland u soo jeediyey inay ilaaliyaan nabad galyada islamarkaana aanay guluf Colaadeed oo aanay Somaliland iyo iyaguba u baahnayn qalqaalin. “Madaxwaynaha Maamulka Puntland waxaan leeyahay aan nabad ku wada noolaano. Umadda Soomaalida ahi ciday doonto, Dal ahaan ha ku abtirsatee way […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamulka Golaha Deegaanka ee Hargaysa iyo Madax kale oo Furay Buundo Cusub oo laga Hirgaliyay Degmada Maxamud Haybe {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Maayar ku-xigeenka Magaaladda Hargaysa oo ay Wehelinayaan  raxan Xildhibaano oo  ka kala tirsan Golayaasha Wakiiladda,Guurtida iyo Deegaanka, ayaa maanta ka qeyb galay Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo xadhiga lagaga jarayay Buundo Cusub oo laga hirgaliyay Degmadda Maxamuud Haybe ee magaaladda Hargaysa. Waxaana isla maanta uu Maayar ku-xigeenku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland iyo Punt land oo Siyaabo kala Duwan uga Hadlay Ciidamo ka Tirsan Safafka Qaranka oo Dul Hoganaya Magaalada Badhan

Badhan 24.March 2014 (SDN)- Ciidamo faro badan oo ka socda Somaliland ayaa maalmihii ugu danbeeyay kusoo qul-qulayay deegaano ka tirsan Gobalka Sanaag ee Puntland waxana arrintaasi ka hadlay wasiirka warfaafinta Puntland. Cabdiwali Xirsi Indhoguran oo la hadlay VOA ayaa sheegay inay ka xun yihiin ciidamadaan ka socda Somaliland ee soo gaaray qaybo ka mid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Dawlada Somalia iyo Kuwa Amisom oo Iska Caabin kala hortagay Guluf dagaal oo ay Alshabaab ku Soo Qaadeen

Badhaadhe 24.March 2014 (SDN)- Maamulka degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa iska caabbiyeen weerar maleeshiyada Al-Shabaab habeenkii Axadda ay ku qaadeen magaalada. Guddoomiyaha degmada Badhaadhe, Faarax Haybe ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen saddex ka tirsan maleeshiyada Shabaab oo ku lug lahaa weerarka. Faarax Haybe […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Golaha Wasiirrada Somalia Oo Maanta Ansaxiyey Miisaaniyad Sanadeedka 2014-2015-ka Oo Dhan $218 Milyan

Muqdisho:24-March-2014(SDN) – Golaha Wasiirada ee xukuumada Federalka ah ayaa Maanta yeeshay kulan gaar ah oo lagu soo bandhigayay Miisaaniyad sanadeedka 2014-2015. Waxaa kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdiweli SHeekh Axmed Maxamed.   Kulankan ayaa waxaa sidoo kale looga hadlay qodobo kale oo ay ka mid aheyd falkii lagu laayay odayaasha dhaqanka ee nawaaxiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xaalada Baydhaba oo Baaxaadagaysa Duqayda Dhaqanka oo ku Baaqay Ilaalinta amniga rabshadihii Shalay dhacay awgeed

Baydhaba 24.March 2014 (SDN)- Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda gobollada Baay iyo Bakool ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta isku khilaafsan maamul u sameynta gobolladaas inay ka fogaadaan wax walba oo keeni kara isku dhac hubeysan. Malaaq Shiino Nuur oo la hadlay Warfidiyeenka  ayaa sheegay in la billaabay waan-waan la doonayo in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Todoba Madax dhaqameed oo Si Fool Xun loogu dilay Duleedka Buur hakaba

Buur-Hakaba 24.March 2014 (SDN)- Koox hubeysan ayaa  toddobo qof  ku dishay, mid kalena ku dhaawacday  meel  7 kilo mitir u jirta degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay. Wararka ayaa sheegaya in dadka la dilay oo ahaa odayaal-dhaqameed ay waddada u galeen rag hubeysan oo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin kooxda al-Shabaab, kuwaasoo rasaas oodda uga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sadex Bilood Gudahood oo Afar Dil ka Dhaceen Gobolka Daad Madheedh iyo Gacan ku dhiiglihii u danbeeyay oo la qabtay

Oodweyne 24.March 2014 (SDN)-Maamulka gobolka Daad-madheedh iyo madaxda ciidanka booliska ee gobolkaasi ayaa ka hadlay soo qabashadda nin ku eedaysay inuu nin ku dilay gobolkaasi. Masuuliyiinta booliska gobolka Daad-madheedh iyo maamulka gobolka oo shalay si wada jir ah shir jaraa’id u qabtay ayaa ka warbixiyay sida ay ugu guulaysteen gacan ku dhiigle magaciisa la yidhaahdo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamad Ku Taalla Masar Oo Dil Ku Xukuntay 529-ka mid ah Taageerayaasha Madaxweyne Mursi

Caira:24-March-2014(SDN)- Maxkamad Ku Taalla Dalka Masar ayaa Xukun dil ah ku Ridday  Ku  dhawaad 529-qof oo ka mid ahaa Taageerayaasha Madaxweynihii hore ee Dalkaas Maxamed Mursi.  Dadkan ayey Maxkamddu Sheegtay inay Qiraal ku Yihiin Dambiyada Loo haysto oo ay ka mid ahaayeen Dilka Ciidamo Boolis ah iyo dhacdooyin kale oo ammaandarro ah oo dalkaas ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister condemns brutal murder of Lower Shabelle elders by Al-Shabaab

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today condemned the brutal murder of eight elders from Lower Shabelle. Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, said: “I send my personal condolences to the families and communities of the elders brutally murdered by terrorists. These elders were a pillar of strength and wisdom within the community and their […]

Posted in Uncategorized | Read More »