Home » 7:44 pm
Entries posted on “March, 2014”
KUWAIT, March 24 (KUNA) — President of Somalia Hassan Sheikh Mahamud and an official delegation accompanying him arrived in Kuwait on Monday to participate in the 25th Arab summit, due tomorrow. Mahamud was received at the airport by His Highness the Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, His Highness the Crown Prince Sheikh Nawaf Al-Ahmad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa — The United Nations warned Monday of an increased threat of attacks from Somalia’s Al-Qaeda-linked Shebab as a major offensive launched against them this month gathers pace. “Coinciding with the offensive and even ahead of it, Al-Shebab have become more active,” UN envoy to Somalia, Nicholas Kay, told AFP. “They feel threatened and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ADDIS ABABA – Djiboutian President Ismail Omar Guelleh on Monday held talks with U.N. Special Envoy to Somalia Nicholas Kay to discuss issues related to the instability-wracked Horn of Africa nation. Guelleh reiterated his support for the Somali people in their effort to establish peace and stability in their country, the president’s office said in a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Boosaaso 24.March 2014 (SDN)- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa aqalka madaxtooyda Bosaso ku qaabilay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari, kuwaasi oo isugu jiray odayaal dhaqameed,aqoon yahan,dhalin yaro iyo haween. Dadkii kulanka ka qayb galay ayaa siyaabo kala duwan u tilmaamay xaaladda gobolka iyo baahiyha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 24.March 2014 (SDN)- Maalinta Qaaxadda Adduunka oo sannadkasta 24 March laga xuso caalamka, ayaa si weyn looga xusay magaalada Hargeysa shalay, taas loo loogu debaal-degay munaasibad si wayn loo soo agaasimay oo ka qabsoontay Huteelka Ambassador ee magaaladda Hargeysa. Munaasibadan lagu xusayey maalinta TB-da oo uu soo qaban-qaabiyey xafiiska xakamaynta xanuunka qaaxada qaranka ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Xukuumadda Somaliland,ayaa sheegtay in Xidhiidh wanaagsani uu ka dhexeeyo Dawladda Soomaaliya isla markaana ay dhankooda ku dedaalayaan si wanaajinta xidhiidhka Muqdishi iyo Hargeysa,hala ay diiin adag mar kale u dirtay Maamul goboleedka Puntland. Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo maanta waraysi siiyay TV-ga Qaranka,ayaa waxaa kaloo uu ka hadlay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 24.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta sheegay in kooxda Alshabab ee ka dagaalanta buuraha Galgala ay maalgalin iyo taagero ka hesho Sida uu Yidhi mamulka la magac baxay Somaliland. Hadalkaan ayuu Dr.Gaas ka sheegay kulan uu madaxtooyadda Bosaso kula qaatay qaar ka mid ah waxgaradka iyo qaybaha kala […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 24.March 2014 (SDN)- Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa waraysi xiiso badan oo lala yeeshay duuliye sare Maxamuud Maxamed Xayd oo mar ahaa duuliyihii wadi jiray diyaaradii Gaanni,Waxa uu Si Xeel dheer uga Sheekaynayaa Sababihii ay Dawladii Somalia u tahli kari wayday Dagaalkii ay la Gashay Itoobiya isagoo Wadi Jiray Diyaarad kuwa Dagaalka ah oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kismaayo 24.March 2014 (SDN)- Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in galabta la dilay nin ugaas ahaa oo lagu magacaabi jiray Ugaas Maxamed Xuseen Hafoow. Goobjooge ayaa Warbaahinta u sheegay in rag bistoolado ku hubeysan ay ugaaska ku dileen bartamaha suuqa Dallacaadda ee xaafadda Calanley, kaddibna ay baxsadeen. Ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 24.March 2014 (SDN)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida deegaan ahaana ka soo Jeeda Gobolka Sool ayaa ku Hanjabay in Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land Mudane C.weli Gaas inay ka soo Dhex qaban doonaan Magaalada Garowe,Waa Hadii aanu Joojin sida uu Yidhi damaciisa ku aadan Deegaano ka Tirsan Somaliland oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »