Home » 7:45 am
Entries posted on “March, 2014”
London 25March 14(SDN) Maraka hore waan ku salamay mudane madaxwayne,salaan ka bacdi madaxwayne waxaan ku rajaynayaa caafimaad qab iyo Cimridheerer, intaa ka bacdi madaxwayne ilamaa iyo malintii lagu dooratay ee 2010 ilamaa iyo manta oo sanadku yahay 2014. wax Xisaab celina oo aad samaysay ma jirto haba yaratee, Xisaab celin marka aan ku leeyahay waxaay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:25-March-2014(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii ugu Horraysay Si cad u sheegay inuu Yahay Musharrax u taagan Madaxtinimada Dalka, balse uu kaliya ka Hor taagan yahay Madaxtimida Siilaanyo ee Xilligan taagani. Wasiir Samaale oo Haatan shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaraddiisa, ayaa tilmaamay in Marka uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dhergo kursiga Dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Brussels Mar 25.2014(SDN)-Jariirad ka soo baxda dalka Belgium oo la yiraahdo De Morgan ayaa daabacday sawir kii ugu midabtakoorka badnaa ebid ee laga sameeyo madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama iyo xaaskiisa. Jariirada oo caalamka oo dhan sawirkan ay ka sameysay madaxweynaha Mareykanka laga canbaareeyay ayaa sawirka ku micneysay mid majaajilo looga jeeday. Canbareynta ka dib […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Minneapolis Mar 25,2014(SDN)-Jilaaga Soomaaliyeed ee Barkhad Cabdi oo ku can baxay filmkii Captain Phillips eek a hadlayay burcad-badeeda Soomaalida ayaa waxa soo wejahay dhibaatooyin dhanka socdaalka ah Jilaaga oo dhawaan socdaalo uu Yurub ku tegey ka dib is lahaa Mareykanka oo uu ku noolaa ilaa kolkuu 14 jirka ahaa ayaa saraakiisha Mareykanka ee dhanka socdaalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waa qormooyinkeenii duurxulka iyo afmal-dhaha ahaa ee udigaayey duulka digreetada aaminsan in ummadda lagu maamulo iyo kuwa sacabka u-garaaca ee intey abu-bidaarka diirtaan utafaxeytey sadbursiino,xaqiraad iyo nabarada duudsiga ah ee ay ku can baxeen, kuwaas oo aan laheyn sogordoh,asluub iyo anshax masuulnimo.Waa qormooyinkeenii qaawinaayey dhaqaraha aan bireysneyn ee xukuumada Siilaanyo biyo dhigay kuwaas oo galaafan doona nabad kuwada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Somalia has been in a state of civil war since the overthrow of the military regime in 1991 by warring factions and then factions turned on each other. About 16, 17, national reconciliation conferences were held since then and most of them miserably failed. Out of the last reconciliation conference held in neighboring Kenya in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garissa — Solving the dilemma of repatriating Somali refugees in Kenya continues to be struggle between parties with opposing interests, with Kenya’s future, the refugees’ vulnerability and Somalia’s tenuous security all hanging in the balance. While some in the Kenyan government have been urging the immediate return of all Somali refugees, the United Nations High […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOMBASA, KENYA: Kenya has supplied a list of suspects it wants the Somali government to arrest for interrogation over the foiled terror plot in Mombasa last week. Police announced in Mombasa Monday that the investigation on Abdiaziz Abdillahi Abdi and Isaak Ibrahim Noor who are linked to a booby-trapped car in Mombasa has been extended […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mariam Issa is standing in her Brighton garden feeding me strawberries as she picks them, sometimes stopping to crush herb leaves or point out vegies. In this wealthy bayside suburb, where manicured lawns and high fences are the norm, Issa’s abundant garden stands out, as does this tall Somali woman, wearing a long hijab. There’s […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The top United Nations official in Somalia has condemned the brutal killing of eight local elders in the Bay region of Somalia, as well as the violence that erupted in the city of Baidoa between supporters of different state formation initiatives, and called on all parties to show restraint in order to de-escalate the tensions. […]
Posted in Uncategorized | Read More »