Home » 6:57 pm Entries posted on “March, 2014”

“Somaliland iyo Alshabaab Waa Mataano” Wasiirka Amniga Punt land Xasan Aloore {DHAGAYSO}

Garowe 25.March 2014 (SDN)- Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay ka feejigan yihiin weeraro kaga yimaada dhanka kooxda Alshabab ka dib socdaal uu madaxwaynaha Puntland maanta ku tagay goobaha ciidanka daraawiisha kaga sugan yihiin Galgala. Wasiirka Amniga Xasan Cismaan Aloore oo maanta la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay ammaanka Puntland inuu yahay mid wanaagsan balse kooxda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Sallaxley Oo Golaha Deegaanka Hargeysa Ku Eedeeyay Weerar Qaawan Oo Dhul boob ah Inay ku Soo qaadeen Deegaanka Toon Iyo khasaare ka dhashay Goobtaa {DHAGAYSO}.

Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Degmada Sallaxley Ismaaciil yuusuf Xuseen (shiine) ayaa Si adag uga hadlay Fal iska Hor imaad Sababay oo Maanta ka dhacay Buurta Qalax ee Tuulada Toon. Gudoomiyaha Degmada Sallaxley Waxa uu ku eedeeyay Maayar ku Xigeenka Caasimada Hargaysa inuu Horseed ka ahaa Rabshad iyo Is rasaasayn ka Timid Markii Golaha Deegaanka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoonka Baarlamaanka Oo Markale Xildhibaannada u diray fariin

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markale ku wargeliyey XIldhibaannada Golaha Shacabka iney usoo xaadiraan gudashada howlaha adag ee horyaala Xildhibaannada Baarlamaanka oo ay ugu horeyso ka doodida iyo ansixinta Miisaaniyadda. Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa yiri “anigoo ku hadlaya magaca Gudoomiyaha Golaha Shacabka waxaan si xushmad leh ugu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prof Axmed I.Samatar oo Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ku Dhaliilay inay Fulin Weyday Dardaarankii Marxuun Maxamed Saleebaan Tubeec

Ottawa 25.March 2014 (SDN)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa shaaciyey dariiq cusub oo loo mari karo ictiraafka Somaliland, kaasoo sheegay in marka hore adduunka loo sharaxo sababaha ay Somaliland aqoonsiga u doonayso. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar waxa uu sheegay inaanay Somaliland aqoonsi caalamiya helin wakhti ku siman 23-sanadood, waxaanu tilmaamay dariiq cusub oo looga wareegi karo Ictiraaf […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa Maxay Ujeedada Xafiisyada uu Golaha Wakiiladu ka Furanayo Gobolada Dalka

Berbera 25.March 2014 (SDN)- Guddida Joogtada ah ee Golaha wakiilada Somaliland ayaa Furay Xafiiska Baarlamaanka Somaliland ku yeelanayo Mgaalada Berbera ee Gobolka Saaxil. Guddida Joogtada ah oo uu hogaaminayo Gudoomiye xigeenka 2-aad ee Golaha wakiilada Cali Yuusuf Axmed ayaa Shalay u ambabaxay Magaaladda Berbera, iyagoo uga sii gudbi doona Magaalada Burco oo ay ka furayaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Cisbitaalka Guud ee Hargaysa oo la Keenay Qalab Casri ah oo dalka dibadiisa loo tegi jiray,Daahfur loo sameeyay iyo Wasiir Xaglo toosiya oo furay Qurbejoog ka Daawo

Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo  Toosiye ayaa Maanta Xadhiga ka Jaray Daahfurka Adeegyo Wax ku ool ah oo lagu soo Kordhiyay Cisbitaalka Guud ee Caasimada Hargaysa. Agaasimaha Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Dr. Axmed Cumar Askar oo Halkaasi ka Hadlay ayaa Iftiimiyay Horumarka kala duwan ee […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan lagaga Hadlayay Baahiyaha Waxbarasho ee degmada Sallaxley oo Hargaysa lagu qabtay Ka Daawo Qurbejoog.com

Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Marwada Madaxweynaha,Wasiirada Waxbarashada,Wasiirul Dawlaha Madaxtooyada iyo Mas’uuliyiin kale ayaa ka qayb galay Kulan lagaga hadlayay  Baahiyaha Waxbarashada ee Degmada Sallaxley. Kulankan ayaa lagu falanqaynayay Sidii Meel la isula dhigi lahaa Baahiyaha Waxbarasho ee Degmada Sallaxley Waxaana Halkaasi ka hadashay Marwada Madaxweynaha,Wasiirada Waxbarashada,Gudoomiyaha Gudida Dib u dhiska Wadada Cad ee Hargaysa Iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiga Waddani oo Dawlada Madaxweyne Siilaanyo ka dalbaday inay si cad u Qeexdo Hab Maamulka Khayraadka dabiiciga ah ee dalka

Hargaysa 25.March 2014 (SDN)- Guddida Khayraadka Dabiiciga ah iyo Tamarta ee xisbiga Waddani ayaa Maanta Qoraal ay soo Saareen Waxay ku soo bandhigeen Arrimo taabanaya ka Faa’iidaysiga Khayraadka kala duwan ee dalka,kaas oo ay Balan qaadeen inay si is daba joog ah Bulshada ugu soo Gudbin doonaan. Qoraalka Gudidan ayaa u dhignaa Sidan :- Ummada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Is-rasaaseyn ku dhex martay Magaalada Beledweyn ciidanka dowladda iyo Al-Shabaab

Beledweyn 25.March 2014 (SDN)- Is-rasaaseyn u dhaxeysay ciidamada dowladda iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa habeenkii Isniinta ka dhacday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Is-rasaaseynta ayaa timid markii maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay rasaas ku furtay saldhig ciidamada dowladdu ku leeyihiin duleedka magaalada, sida uu sheegay taliyaha saldhigga booliska degmada Beledweyne, Kornayl Cali Cabdi Mahad-Alle. Taliyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ma Jiro Wax Is fahmi waa ah oo Wasaarada iyo Baanka soo kala dhex galay” Wasiirka Maaliyada {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.March 2014 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa Shir Jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xafiiskiisa Waxa uu daboolka kaga qaaday Khilaafkii la sheegay inuu soo kala dhex galay Wasaarada Maaliyada iyo Baanka Somaliland . Mudane Samaale Waxaa kale oo uu ka hadlay Sicir bararka dalka ka jira iyo doorka […]

Posted in Uncategorized | Read More »