Home » 4:15 am
Entries posted on “March, 2014”
Nairobi:26-March-2014(SDN)-Dawladda Dalka Kenya ayaa Maalintii Shalay Amar ku siisay Qaxootiga somalida ah ee Meelaha Magaalooyinka Kenya Dhexdeeda Deggen inay Dib ugu laabtaan Xeryahaha Qaxootiga ee Dalkaasi ku Yaalla. Arrintan ayaa loo aanaynayaa markii Dhawaan Ciidanka Ammaanka Kenya ay ka hortageen Qaraxyo lagu maleegayey Goobo Kenya ku Yaalla. Joseph Ole Lenku, wasiirka arimaha gudaha ee dalka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:26-March-2014(SDN)-Kala Fadhigii Afraad ee Baarlamaanka Somalia ayaa Maalintii Afraad u Baaqday Kooram La’aan kadib markii ay Tirada Baarlamaanka ee Sharciyan uu Fadhigu ku Furmi karaa ay ka soo Xaadiri waayeen. Guddoonka Baarlamaanka ayaa isaga oo ka Duulaya Arrintaas, waxa uu Maalintii shalay Baaq u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo u muuqda kuwo shaqadoodii kaga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Baydhaba:26-March-2014(SDN)-Sida ay sheegayaan wararka laga Helayo Xarunta Gobolka Baay ee Baydhabo, Dhinacyadii Isku Hayey Maamul u samaynta Deegaankaas ayaa si xoog ah iskugu Hub urursanaya, waxana Laga Cabsi Qabaa inay Isku Dhacaan. Arrintan ayaa daba socota markii Shalay ciidamo ilaalo u ah Shariif Xasan Sheekh iyo xildhibaanno kale oo ku sugan Beydhabo ay toogteen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Mar 26,2014(SDN)-Dawlada Kenya ayaa soo saartay sharci hor leh oo ay kula tacaaleyso weerarada isdaba jooga ah ee uga imanaya kooxda Al Shabaab ee dagaalku u dhexeeyo. Goaankan oo uu ku dhawaaqay wasiirka arrimaha guddaha ee dalka Kenya Joseph Ole Lenku ayaa lidi ku ah shuruucda Caalamka. Wasiirku waxa uu soo saaray goaan faraya […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI (Reuters) – Kenya on Tuesday ordered all Somali refugees living in urban areas to return to their camps in a bid to end attacks by Islamist militants carried out in retaliation for Kenya’s intervention in neighboring Somalia. Interior Minister Joseph Ole Lenku issued the order citing “emergency security challenges” in Kenyan towns, but the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
BRAMPTON, Ont.—A Toronto security guard on trial for allegedly attempting to join the Somali terrorist group Al-Shabab said he believed it was his religious duty to do so, an undercover police officer testified on Tuesday. “It’s the ultimate sacrifice you can make for your religion,” Mohamed Hassan Hersi said, according to the testimony of the […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MUMBAI: The 18 foreign witnesses will begin deposition in the videoconferencing trial of the 120 Somali pirates, who are facing charges of murder, hijacking a ship and waging war against the Indian government, in a city court from Wednesday. “The court has examined 70 Indian witnesses and 12 are left to be examined. Six witnesses […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Beijing March 25, 2014 (SDN)- Ehelada qaar ka mida dadkii saarnaa diyaaradda dunida dhakafaarka ku riday ee laga leeyahay Malaysia, tirsigeeduna ahaa 370 oo muddo laba todobaad badan la la’yahay, ayaa dibad-bax ka sameeyay jidadka caasimadda Beijing ee dalka Shiinaha. Dibad-baxeyaasha oo ku qaylinayay ama ku dhawaaqayay ‘beenalayaal’, waxay ka cadhoodeen dhawaaqa dawladda Malaysia oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, this evening arrived in Kampala, Uganda to attend the IGAD Drought Resilience Summit. The meeting is the second IGAD summit on drought resilience following the devastating drought of 2010-2011. Bringing together all IGAD nations the summit will focus on investing differently to end drought emergencies. Prime Minister Abdiweli […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kampala, March 25.2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Yugandha, waxaana wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ku soo dhoweeyey garoonka madax ka tirsan dawladda Yugandha, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Yugandha iyo kuxigeenkiisa, iyo Xanaanada Xoolaha Prof. Saalim Caliyow Ibrow oo horay […]
Posted in Uncategorized | Read More »