Home » 3:44 am Entries posted on “March, 2014”

Somali militants lose town to African Union troops

MOGADISHU, Somalia (AP) — African Union troops in Somalia say they have captured a town previously controlled by al-Shabab, extending a string of recent victories against the al-Qaida-linked militants. The African Union Mission in Somalia said in a statement Wednesday that the town of Eel Buur in Galgaduud region had been taken from al-Shabab after […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawladda Somalia Oo Jawaab Ka Bixisay Amarkii Kenya Ku Soo Rogtay Qaxootiga Soomaalida ah

Muqdisho:27-March-2014 (SDN)-Dawladda Somalia, ayaa si Cadho lehh uga jawaabtay Amar ka soo Baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya oo ay Qaxootiga somalida ee Dalkeeda ku sugann inay iska Xaadiriyaan Xeryaha Qaxootiga. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya, Maxamed Cali Nuur oo Xalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay aad uga naxeen hadalka ka soo baxay Kenya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaano iyo Wasiirro Safaf Dhaadheer u Galay Hambalyeyntii Siilaanyo ee Booqashada Gobollada Bari Oo Haatan Laga La Yahay Jawaab ay Ka Bixiyaan Gardarrada Puntland

Hargeysa:27-March-2014(SDN)-Inta Badan Xildhibaanada iyo Wasiirrada Somaliland kaga Jira Gobollada Bariga ee Sool iyo Sanaag, ayaa u muuqda kuwa Daawanaya Garddarada iyo Hadallada Deelqaafka ah ee Ka Soo Yeedhay Maamulka Puntland. Wasiirrada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Warshadaha ayaa laga Sugayey inay bixiyaan Jawaabta ugu Horraysa, maadaama Cidda  Somaliland Argagixisada ku sheegaysaa ay Yihiin Xubno ay isku Deegaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wiil La Xidid ah Qoyska Madaxda ka Ah Somaliland Oo Burco la Soo Galay Raxan ka mid ah Gaadiidkii, Ilaaladii iyo Dirawaliintii Madaxweyne Siilaanyo

  Burco:27-March-2014(SDN-Waxa Habeenkii Xalay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer Soo Gaadhay Wafti Wasiirro ah oo Wato Wiilka uu Madaxweyne Siilaanyo Soddogga u yahay ee  Baashe Cumar Cawil (Moorgan) Loo Yaqaano, iyadoo  Halkaas Marayaan Raxan ka mid ah Gaadiidki Madaxtooyada iyo waliba Ilaalada Gaarka u ah Madaxweynah Qaranku. Xubnaha Wasiirrada ee Waftigan qaybta ka ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qashin Doortay Qashin

halku dhega maqaaladan waxaa ku tiraabay ruux muwaadin ah oo aan kula kulmay mid ka mid ah xaafadaha Hargeysa kaas oo ka xanaaqsanaa qashinka buux dhaafiyay dariiqyada magaalada, waxana uu intaa ku daray dadka sidan doortay iyo golaha ay doorteenba waa qashin. masuuliyiinta dowlada hoose waxaad moodaa in aanay fahamsaneyn shaqadii loo doortay ee aasaasiga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DOOD DHEXMARTEY WAX GARADKA BEESHA ARAB

WADAN IYO WAX QABADKIISII INTAAN DIB ISKU WAYDIINO WAXOOGAA INTAAN FIIRINO IYO SUU WAKHTIGU YEELEY WIXII LEYSKU WADA WAAFAQO IYO WIXII ISWEYDAARSAN WAAN IN LEYS WAREYSTAA SIDUU WAAJIBKU YAHEY (Murtidii Dhoodaan) Anagoo isugu jirna waxgarad iyo xubno kale oo ka soo jeeda beelwaynta Arab waxaanu in mudo ah wax iska waydiiney wacyiga siyaasadeed ee ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Xukumada Somaliland Waxay Maamulka Puntland U Aragta Gobol Ka Tirsan Somaliya” Wasiirka Ganacsiga Somaliland

Hargaysa 26.March 2014 (SDN)- Wasiirka Wasarada Ganacsiga Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland Dr.Maxamed Cabdilaahi Cumar Ayaa Ka Hadlay Ujeedada  Safar Uu Maanta Ugu Baxay Dalka Kenya Isaga Oo Sheegay In Uu Kulamo Uu La Yeelan doono Masuliyiinta Dawlada Kenya Iyo Ganacsatada  Wadankaasi Oo Ay Kaga Wada hadli doona Sidii Ay Somaliland U Maalgashan Lahayeen. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Midowga Yurub iyo Madaxweyne C.Weli Gaas oo Markab Dushii Shir ku Wada Qaatay

Boosaaso 26.March 2014 (SDN)- Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta  Markab dushiisa kula shiray Wakiilka Midowga Yurub ee Somalia iyo dhowr safiir oo dalalka Yurub ka socda. Markabka uu shirkan ka dhacay ayaa kusoo xirtay duleedka xeebta magalada Bosaso wuxuna socday mudo ku dhow lix saac. Afhayeenka madaxtooyadda Puntland Cabdilaahi Quraan jecel […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister meets with South Sudan special envoy

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today held a side meeting with special envoy for the Republic of South Sudan Minister Kwong Danhier Gatluak, to discuss the ongoing situation in South Sudan. The Prime Minister reiterated that there is a moral responsibility for the safety and lives of all civilians. The pair highlighted the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Naqshad Cusub oo Tilmaamaysa Sida Hargaysi u dhisan tahay iyo Goobta uu Qofka aan Magaalada kala Aqooni doonayo oo dawlada hoose soo bandhigtay

Hargaysa 26.March 2014 (SDN)- Dawlada hoose ee caasimada Hargeysa, ayaa maanta soo bandhigtay Khariirad caasimadda oo dadka ku cusub u tilmaamaya goobaha ay muraadka ka leeyihiin. Khariidad samayntan waxa isla kaashaday Dawladda Hoose iyo UN-Habitat, taas oo hoteel Maansoor ku soo bandhigeen Mape-ka magaaladda Hargeysa oo qofkasta ka helayo goobtu u baahdo sida Hoteeladda, xafiisyadda […]

Posted in Uncategorized | Read More »