Home » 11:36 am
Entries posted on “March, 2014”
Garowe 27.March 2014 (SDN)- Madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland Eng,Cabdixakiin Cabdilaahi Camay oo maanta 26.March.2014 socdaal ku tagay qaar ka mid ah wasaradaha dowladda ayaa sheegay inuu soo arkay qaar shaqaynaya iyo kuwo laga maqan yahay. Camey ayaa sheegay inay jirto habacsanaan ka jirta qaar ka mid ah wasaradaha dowladda wuxuna sheegay in looga baahan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Masar,27,march,2014(SDN)-Wasiirkii Gaashandiga ee Wadanka Masar Cabdifataax Al-Ziizi,ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilayo jagadaasi.si uu Qalaanqal ugu yeesho U cararida Jaggada Madaxtinimadda ee Dalkaasi. Ziisi oo ka hadlayay Tv-ga Qaran ee dalkaasi ayaa hadal uu shacabka ugu talogalay oo jeedyay waxa uu ku yidhi “Maanta waa maalintii ugu danbaysay ee aan hortiina taaganahay,aniga oo xidhan dharka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London 27March14(SDN) Gudoomiyaha Ictiraaf raadinta Somaliland Mudane Subeer Maxamed cabdilaahi ayaa baaq u diray jaaliyada soomaliland ee Uk in Banaanbaxa 18 may ay fursad fiican tahay marka ay ku jiraan doorashooyinka Wadankan Uk sida golahooda dagaanka markan oo kale wax walba way ogol yihiin oo waad tusi karata qadiyadaada iyo xagey mareyso ta kale waad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho M ar27,2014(SDN)-Shirkada Soma oil iyo Gas ee dalka Britain ayaa biloowday in ay shidaal ka baarto xeebaha dalka Soomaaliya bishii hore bartamaheedii. Dawlada Soomaaliya ayaa hore ugu fasaxday in shirkada Soma Oil iyo Gas in ay sahan shidaal ka sameyso dalka Soomaaliya. Barta Internetka ee Bloomberg ayaa ka soo xigatay mid ka mida la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Adis Ababa Mar 27,2014(SDN)-Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay dhegeysato isgaarsiinta dadka ay u aragto in ay ka soo horjeedaan. HRW ayaa sheegtay in dawlada Itoobiya ay gacan ka hesho shirkado isgaarsineed oo laga kala leeyahay dalalka China,UK,Itly iyo Germany. Wasiirka Warfaafinta Itoobiya Ridwaan Xuseen ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mandera police boss Noah Mvivanda has said the county is safe and ready for investments. In an interview with the Star at his Mandera town office yesterday, he said although there are a few incidents of crime, the police have beefed up security in the area. “We have taken all necessary measures to ensure Mandera […]
Posted in Uncategorized | Read More »
With the final enrollment deadline nearing, MNsure is seeing a surge of interest among people seeking health insurance — and experiencing a few more website problems along the way. With the state’s health insurance exchange now enrolling about 2,000 people daily, its website experienced five days of unplanned downtime during the first 25 days of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Somali government has commissioned a study of the nation’s offshore oil and gas reserves by British-owned Soma Oil and Gas. According to a report by Bloomberg, depending on the result of the survey, which commenced mid-February, the Somali government may start issuing exploration licenses to petroleum companies by next year. Due to the outbreak of civil […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:27-March-2014(SDN)-Ciidamada Nabad Sugida Dowlada Soomaaliya ayaa ku guulestay in ay gacanta ku dhigay ilaa 8-nin oo ay sheegeen inay ka Tirsan yihiin Al-Shabaab, kuwaa oo qaarkood doonayeen in ay ka dhoofaan garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Shan kamid ah ragan lasoo qabtay ayaa la sheegay in la qabtay xili ay doonayeen in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kuwait, Mar 26 (BNA) – GCC Secretary-General, Dr. Abdullatif bin Rashid Al-Zayani, today in Kuwait, met the Somali President Hassan Sheikh Mahmoud, on the sidelines of the 25th Arab Summit that concluded today. The parties discussed enhancing cooperation relations between Gulf Cooperation Council and the Republic of Somalia in all areas and reviewed topics of […]
Posted in Uncategorized | Read More »