Home » 8:23 pm
Entries posted on “March, 2014”
London08March14(SDN) Shirkada SKY Moon Travel oo xarunteedu tahay London ayaa waxay bilaawday inay jarto tigidho jaban oo aad ku tagi kartid wadankii adiga oo kala soo xiriiri kara teleefonada hoos ku qoran. Telka:00447506629724
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 27.March 2014 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuuamadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda kula kulmay wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Aamina Maxamed. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimaha qaxootiga Soomaalida ee ku nool dalka Kenya, oo lagu amray in ay ka baxaan magaalooyinka oo ay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The word crisis originated from Greek origin and it is an unstable and dangerous situation affecting an individual, group, community, or whole society. Crises are deemed to be negative changes in the politically, socially or economically. Crisis is the situation of a complex system (family, economy, society) when the system functions poorly, an immediate decision is […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.March 2014 (SDN)- Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex ayaa shalay la horgeeyay gabadh ku eedaysan inay ka danbaysay dilkii loo geystay marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo dabayaqadii bishii hore maydkeeda laga helay guri ku yaala xaafadda New Hargeysa oo gabadhaasi deganayd iyo sideed qof oo kale oo falkaasi kula eedaysan. Dhegaysiga dacwadaasi ayaa markii labaad shalay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 27.March 2014 (SDN)- Sagaal qof oo maxaabiis ah oo loo haysto falal burcad badeednimo ayaa maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Maxaabiista oo lagu soo xukumay jasiiradda Seychelles ayaa xabsigooda ku dhamaysan doona magaalada Garoowe, sida uu sheegay ku-xigeenka xeer-ilaaliyaha guud ee maamulka Puntland Maxamed Xareed Faarax. Hay’adda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
“Mus dalleena baa jira, Bahal baa duddada tuban, Demmenaanta ubadkayga, Iyo Deylo lumisteeda, Iyo dacawadeer buuxda, Anigiyo dedaalkayga, Markaan dayo ammuurtayda, Daacadow laxdaydani, Dar Alley ku socotaa,” Maansada Dir-sooc, 1990kii ee Ibraahin-gadhle, Haa….Ma hadda ayaynu soo miiraabaynaa……Misehadda ayaynu sii goosnaynaa….. Safarkii Siigaale ayaynu hadda ka meydhannay. Weji-ku-macaashkii iyo hadhaagii sacabka iyo durbaannada ku mamay ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.March 2014 (SDN)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa maanta duhurkii albaabada u laabay xarun caafimaad oo uu baadhitaan ka waday Dr. Cali Macaw oo ka yimid magaaladda London ee dalka Ingiriiska kaasi oo ay isku diiwaan geliyeen 2000 oo qof oo ka kala yimid goboladda dalka iyo qaar ka mid ah wadammadda jaarka la ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.March 2014 (SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay u yeedhay Guddoomiyaha Xisbul Xaakimka Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxaanu Amray sida Ilo wareed kulankaasi u dhuun daloolaa sheegeen in sida ugu dhakhso badan loo soo Af-jaro muranka ka taagan Saami qaybsiga Ergooyinka Shirweynaha. Kulanka Madaxweyne Siilaanyo iyo Muuse dhex maray ayaa lagu soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington 27.March 2014 (SDN ) Agaasimaha Fulinta ee Dallada Ururada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO, Mr. Siciid Maxamed Axmed ayaa socdaal ku jooga dalka Maraykanka. Waxa uu ka qayb galayaa barnaamij ay wado Wasaarada Arimaha Dibadda ee Dalka Maraykanka oo la yidhaahdo International Visitors Leadership Program (IVLP). Waa barnaamij ay dawlada Maraykan si toos ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.March 2014 (SDN)- Ku Simaha Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Wadani, Ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Afraad Ee Xisbigaasi Mudane Cabdi Raygal Ayaa Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Uga Shakiyay Heerka Ilaalinta Qaranimada Somaliland. Sidaasna Waxa Uu Ku Sheegay War-Saxaafadeedkan oo u dhigan Sidan:- “Waxaa baryahan dambe isa soo taraya maamul xumo baahsan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »