Home » 5:14 am Entries posted on “March, 2014”

Soomaalida Bristol oo ka baaqatay kulan looga hadlayay sababha Police-ku u joojiyaan una baaraan dadka

Bristol Mar 28,2014(SDN)-Soomaalida ku nool magaalada Bristol ee dalka Britain ayaan ka xaadirin kulan Police-ka magaaladaasi qabteen oo looga hadlayay qodobo ay hore uga cawdeen. Soomaalida ayaa dhawaan ka cawday fal ay Police-ka magaalada Bristol ku weydiiyeen rag Soomaali ah oo ku sugnaa maqaaxida Star iyaga oo baadi goobaya nin denbiile ahaa. Police-ka Bristol ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhammaanba Masuuliyiintii Dawladda Federalka u Joogay Degmada Afgooye Oo Xilalkii Laga Qaaday iyo Kuwo Cusub oo La Magacaabay

Muqdisho:28-March-2014 (SDN)-Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii loga xayuubiyay dhammaan masuuliyiintii mamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose.   Wareegtadan xil ka qaadista ah ayaa waxaa ay ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee Soomaaliya mudane C/laahi Goodax Barre.   Waxa lagu sheegay Wareegtadan in Madaxdii  haysay maamulka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

No one from Somali community attends police bid to explain stop and search

POLICE officers attended an Easton neighbourhood forum meeting to explain their powers to stop and search – but no-one from the Somali community attended. There have been recent reports of tensions between police and the local Somali community – especially after an incident at Stapleton Road’s Star Cafe. Police apologised after officers demanded to see identification from everyone in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sababta Dr Macow Loo Xidhay Oo Iskugu Biyo Shubatay Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka iyo Koox Dhakhaatiir ah oo Heshiis ku ah Dhiig-miirashada Danyarta

Hargeysa:28-March-2014(SDN)-Waxa uu war ka soo Baxay Sababta Rasmiga ah Ee Dawladda Somaliland u xidhay Dr Macow oo Dhawaan Xarun Caafimaad ka Furtay Magaalada Hargeysa, kaas oo La Qabtay Xilii Uu Doonayey inuu  Bilaabo Shaqada Xaruntiisa Cusub. Ciidanka Booliska ayaa Taxaabay Diktoorkan xilli ay Dad Badan oo Dalka ku dhaqani sii Goosteen Tigidhada Loogu Gelayo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Parliamentary Defence Committee Warns of Civilians Being Mistreated

In an interview with the BBC Somali Service, the chairman of the Somali parliamentary defence committee stated that the soldiers battling Al-Shabaab in the country’s regions will be dealt with if they complicate the lives of innocent civilians. Hussein Arab Isse added that the government is determined to increase the quality of people’s lives living […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister meets with Ethiopian Prime Minister to discuss ongoing operations against Al-Shabaab

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today held a side meeting during the IGAD Drought Resilience Summit with Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn, to discuss ongoing operations against Al-Shabaab, the political process in Baidoa and regional infrastructure development. The Prime Minister conveyed his thanks to Ethiopia for their ongoing support, commitment and sacrifice to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister addresses IGAD Drought Resilience Summit

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed, today addressed the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Drought Resilience Summit calling on IGAD to “work harder together to sustainably save lives in our drought prone region”. The meeting held in Kampala is the second IGAD summit on drought resilience following the devastating drought of 2010-2011. Addressing the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Prime Minister discusses issues of mutual concern with Kenyan Foreign Minister

His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed today held a side meeting during the IGAD Drought Resilience Summit with Kenyan Foreign Minister Amina Mohamed. The Prime Minister expressed sympathy for the lives lost in the terror attacks in Mombasa and condemned the attackers. The Prime Minister and Foreign Minister discussed the situation of refugees following […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii IGAD ee ka hortaga abaaraha oo la soo gabagabeeyey iyo R.wasaaraha oo khudbad ka jeediyay

Kampala, March 28.2014(SDN)-Kulankii labaad ee shirka dalalka IGAD ee ka hortagga abaaraha ayaa galabta ku soo gabagaboobay magaalada Kampala ee xarunta Yuganda waxaana shirkani uu soconayay intii u dhaxeysay 24-27 bishan March.   Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah madaxweyneyaasha iyo hogaamiyeyaasha dalalka IGAD, ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha dalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qurbojoogta: Oo Ka Welwelsan Go’aanka Dowlada Kenya Ku Gaartay In Qaxootigu Ka Baxo Nairobi

Minneapolis Mar 28,2014(SDN)-Waxaa qaar ka mida Qurbojoogta degan magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, ee dalka Maraykanka ee aan la hadlay ka muujiyeen walaac aad u wayn go’aankii ay dowlada Kenya ay ku amartay in qaxootiga degan magaalooyinka in ay ku laabtaan ama degaan xeryaha qaxootiga loogu talagalay. Taas oo ay dowlada Keyan ku tilmaantay in […]

Posted in Uncategorized | Read More »