Home » 6:24 pm Entries posted on “March, 2014”

Madaxweynaha Puntland Oo Xariga Ka Jaray Wadooyin Laami Ah Oo Laga Hirgeliyay Bosaso

Bosaso Mar 28,2014(SDN)- Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, gudoonka Gobolka Bari Cabdi-samad Max’ed Gallan, Duqa Degmada Boosaaso Xassan Cabdalla Xasan iyo xubno kale oo muhiim ah ayaa xariga ka jaray wadooyin laami ah oo laga dhisay magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso. Wadooyinka uu madaxweynuhu xariga ka jaray […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fears over community response to khat ban

The Home Secretary has rejected calls to rethink a planned ban on the drug khat, which is most commonly used by people of East African origin including a sizable Somali community in the West Midlands. It follows warnings from MPs that there was no evidence the drug is harmful – and police will be forced to target specific immigrant […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Judge: ‘Muslims think they can beat their wives’

Muslims think they can actually beat their wives, a judge has told Tallaght Court. Judge Anthony Halpin made his claim yesterday as he was dealing with a man accused of burgling his estranged wife’s house. Khadar Younis, aged 46, a Somali national from Belfry Hall, Citywest, had pleaded not guilty to burglary, contravening a protection […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Uhuru taps Kenya-Somali community to fight terror

NAIROBI, Kenya, Mar 28 – President Uhuru Kenyatta has hosted members of the Kenyan Somali community in talks, as the government seeks help to combat terror attacks in the country. President Kenyatta believes the solution to combat terrorism does not lie solely with the government but must get the input of the public. “We all […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay kadib shirkii abaaraha ee IGAD

Muqdisho, March 28,2014(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya MudaneCabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii magaalada Kampala ay uga qeybgaleen shir looga hadlayay ka hortagga abaaraha ee dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shalay khudbad ka jeediyay shirkaasi looga hadlayay abaaraha oo ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Haayadda la dagaalanka musuqmasuqa ee fadhigeedu yahay London oo ku baqday Bulshada reer Somalilanad Gacan ka siiso la dagaalanka Musuqmaasuqa

28March14(SDN) Ujeedo: Warsaxafadeed iyo codsi ku socda dhamaan shaqalaha haay’aadaha iyo wasaradah iyo Wakaaladaha Jamuuryada Somaliland gaarahaan Shaqaalaha waaxaha Maamulka lacagta iyo Mashariicda kala duwan ee ka hawlgala haayadaha Dawliga ah ee puplica ah/ kuwa gaarka loo leeyahay ee private ka ah iyo kuwa aan dawlihga ahaayn ee NGOs loo yaqaano, siiba kuwaa qaata koontragyada(contractorska) […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maaamulka Axmed Madoobe Oo Si Buuxda U Taageeray Maamulka Saddexda Gobol Ee Baydhabo Lagaga Dhawaaqay

Kismayo:28-March-2014 (SDN)-Hal maalin kadib markii Xarunta Gobolka Baay ee Baydhabo lagaga Dhawaaqay Maamulka Saddexda Gobol ka kooban, ayey Maamulka Jubba land ku dhawaaqeen Aragtidooda ku aaddan Maamullada laga dhisayo Baydhabo. Maamulka Axmed Madoobe ayaa si rasmi ah u sheegay inay Taageero buuxda siinayaan Maamulkan Cusub ee Saddexda Gobol ah, waxana ku sheegeen inuu yahay mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

OGEYSIIS : Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa Dadka reer UK Habeenkii bandhig faneedka faarax murtiile hamoogaan oo haka maqnaan 29 march 2014 sabtida

LondonWaxa dhamaan la ogeysiinayaa Bulsha waynta reer Uk in loo qaban doono Bandhig faneed aad uxiiso badan oo loogu  magacdarey ama loo bixiyey ( Habeenkii bandhig faneedka faarax murtiile hamoogaan oo haka maqnaan 29 march 2014 sabtida )  Hadab ha moogaan Bandhigan oo ah mid aad uqiimo badan oo aad ka heley Fan ,Suugaan ,Maad iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xanuun Aan La Garanayn Oo Saddex Qof Ku Dilay Deegaanka Tawfiiq Ee Gobolka Mudug

Muqdisho:28-March-2014(SDN)-Cudur aan ilaa iyo Haatan la Aqoonsan ayaa la sheegayaa inuu Degmada Tawfiiq ee Bariga Gobolka Mudug ku Dilay Saddex qof Oo Shacab ah. Cudurkan ayaa la sheegayaa in Muddo Laba Toddobaad ah Halkaas lagu Arkay, iyadaa iyo Haatan ay Tiro dad ahi u jiifto ka sokow inta u dhimatay. Nabadoon Cabdullaahi Maxamuud Nuur oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Baydhabo oo lagu doortay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya

Baydhabo Mar 28,2014(SDN)-Waxa magaalada Baydhabo lagu doortay madaxweynaha maamul Goboleeedka Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya Maxamed Xaaji Nuur oo ka koobnaan doonaan gobolada Bay Bakool Gedo, Shabeelaha Dhexe,Jubooyinka Hoose iyo Dhexe. Shirka madaxweynaha lagu doortay oo magaalada Baydhaba ka socda mudo ayaa wax aka qeybgalay in ka badan 700 oo xubnood. “Waxaan ka shaqeyn doonaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »